XASAN AADAN SAMATAR OO WACDARO KADHIGAY LONDON

preview_player
Показать описание
🚨 Subscribe Now for more Videos .

You Can Contact us all Business enquiry .
🎥Wedding  🎥Events 🎥Promotion 🎥Music Videos 🎥 Short Films

More info About Somali Production.

Copyright Protected @ Somali production
#Subscribe #Somaliproduction
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Qurux badana markay noloshu idiin fasaxdo inaad dib u midowdaan dadkii aad dhalinyarinimadii soo wada qaadateen legends ❤🤝🙏🥺

abdallagio
Автор

Odayga markan arko waban iska qiirodaa legend xasan aadan zamatar❤

mawlidclahi
Автор

Waaaw masha allah annaa uku horeya inta ika danbesa like dhac iku siya Eeda aaw geed

munowarsame
Автор

Legendary 🙏 Ereyadiii & Laxankii Ustaad Abwaan Barre maxamed fiidoow Leento

miftaaxtube
Автор

Marwalba waxaan layabjirey sey isku jecelyihin abahey iyo hoyadey ilee hesehan jecelka ayey dhageysanjiren wow anaga adunka wuxuu nigu simey faldagan iyo fartuun balbalarka iney nohesan 😂

mohamedhussein
Автор

I hope I can meet him one day. Love you aabaha fanka

rushdaa
Автор

Hadu wad ku dayo gabow ayan ku danan wllhi allow khatumad khayir nogu khatin😭😭😭😭🤲

nasmacumar
Автор

Wlh waan kanaxa markaan arkey dadooda iyo siday tumashada heesaha ujecelyihin, xiligaan haduuba ilahy soogarsiyay may iskacibadystan ilahay baa cimri dheer siiyaye.. İlahy waa qafuru xim

kaskaboykaska
Автор

35sano somalia uma noqon ayado nabada ayaan ka so tegey waa fananiinteydii an ku fano kuligod xasanow eden mama maryan mursal abe axmed naji sacad mama feynus iyo kuligod guul

kafiakhaire
Автор

Waabari Legend, Hassan Baashi Ku Taageeraa Awoowe

kingnabiil
Автор

Waaw legend wen baan ujeeda alfanaan xasan adan samatar

mohaaliofficial
Автор

Asc xasan waan ku salaamayaa mar hore mar labaad nice song nice music thanks xasan you are legend best Yusuf jama UK Birmingham

yusufjama
Автор

London inshallah Meel Aan jeclahay Inan Mar uun imado🤲

mahiiryareofficial
Автор

Hassan Aden Samantar, waa "London Somalida joogtaa" Champion kii Futaruxa igaa qaadey....lol.... Image U do two things "Futaruxa and F-raising money for Wadankii ... "Futto Somali Waa loo.baahan I Enjoy
"Markaan.da'da jirey"....

peacetheworld...........
Автор

ilaahay danbigaaga iyo kawaalidkaaba hadhaafr bleas subcribta hayla dhaafin wall

laabsifeeyeofficial
Автор

Wawenka bashaloyo meshan ka hadal maleh 😍😍😍

رحمهعبدالرحمن-رش
Автор

Somali songs going doing down
Hassan Adan:Hold my show

akramhajji
Автор

dadkii fanka lahaa libaax wlhy xasan aadan samatar xasan baashe

xanancabdilahi
Автор

Ooow wlhi fanaan qali ah baa isku helay mesha

odaytv
Автор

Waa hees wanaagsan, iyo kulan qurux badan, waxase ka qurax badnaa lahayd iyadoo wadankii oo xor ah la joogo oo golihii murtida laga qaado. Hadda waa qurba joog, iyo meel yar oo kooban oo ciriiri ah.

idahorefugeecommunityassoc