Maths, Chaper 1 Circular Functions An Trigonometry Lesson 1

preview_player
Показать описание
#Wararka #degdeg #bulshotv

Bulsho Television 24 hours News Update Channel
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Negative Angle = xagal taban
Positive angle = Xagal togan
Initial point. = Bar kulan.

alimohamoud
Автор

video qualityga waa excelent. macalinkana waa Loud and clear

abudujana
Автор

Macalin qaaliya wuxu nogu dhigi jiray quule aadan secondary school waxaan ahayn ardaydii ugu horeysay ka baxda schoolkaas thanks sida ardayda ugu faaidaynayso mcln (Ibrahim speed)

mahamedabdirahman
Автор

Maansha Allah Macalim Igu qaali Ah Macalin Ibrahim Wakhti dheer kadib waan ku faraxsanahay in aad wali soo saarayso midho anfaci doona wadanka sidaad ugu so tabacday inta aan ku jiro..Maansha Allah Jazaka Allah.

mustafemahdi
Автор

Macalinku owusu maalin ku yahay dhiirigelinta ardayga, aniga oo maadada xisaabta aan ku wanaagsanayn aad na u neceb macalin Ibrahim waa qofki I jeclaysiiyay ina dareensiiyay maadada uugu xiisaha badan leh inay tahay.
Macalin aad u qiimo badan ✊.

Amarrebhai
Автор

Mashalah macalinkayagi ibrahim alle cilmiga iyo caqligaba haku barakeyo ileys s s bn soo xasuustey 2010&12

hodoabdilahi
Автор

aad aad baan uga mahad helinaya ilahay ka sokow bulsho tv iyo dhamaan wasaarada warfaafinta iyo wasaarada waxbarasha somalinland.

abdihakinfaisal
Автор

Waa wax lagu farxo in muuqaallo laga reebo macallin Ibraahim Elmi oo kale ah. Qofkii uu wax usoo dhigay ayaa garan kara nooca qof ee uu Ibraahim yabay, dadnimo ahaan, aqoon ahaan, faham ahaan iyo Macallin ahaan ba.

drmohamedmukhtar
Автор

Msh allah macalin qaaliya macalin ibrahim speed

abdirisaq
Автор

Masha Allah bahda bulsho tv iyo dhmn macalimiinta alle ha idinka abaalmariyo
Markasta halkan soo galiya casharada

Wakhtiga uu tv ga ka so galo ma haleelayno insha allah

aamiinyousuf
Автор

Mansha allaah macalin alle haku sharfo mahad sanid ustaad

xamdicabdullahisamatar
Автор

Mansha Allah Macalin Ibrahim Cilmi Hasan loo garan ogyahay Ibrahim speed Runtii waa macalin igu qliya oo aqn ka faa iidaystey maadada Xisaabta fasalka 4aad online ahaan .
Runtii maan Arag macalin kaga fiican xaga Sharax hanaanka fahamsiinta Ardayda waa Very qualified Teacher Allah ha ku Sharfo Macalin . you are My Role model go foward my dear and considerable Teacher

sacadmuuse
Автор

Masha allh macalin caqli fican leh alle hakuu siyaadiyo cilmiga iyo cimrigaba

saedhassanabdirahmaan
Автор

Macalinkaygi xisaabta Ibrahim ileys secondary school 2005-2009

salahley
Автор

Macalinkaygii ilays s school 2012/2013 macalin Ibrahim hubal macalin qaaliya weeye allah cilmiga how barakeeyo amiin 😍

Asliya
Автор

Macalin isku day, inaad ardayda afsomali ugu macnayso.
Angle = Xagal
Angle 90 degree = Xagal quman.
Xagal daacsan = less then 90
Xagal wareegsan = 360.

alimohamoud
Автор

Waad mahadsan tihiin bahda bulsho tv waxn idin leeyahay halkaa kaga haya lkn casharada xidhiidh ma ka dhigaysaan

xamsedeeq
Автор

Maclin Ibrahim Elmi ilahy aqoonta hku siyadiyo macalin sare

Ibrahim-ious
Автор

Xisaabtan waxa lagu soo bartay dugsigii dhexe markaa ma adka lkn yaabku waa af ingiriiska jajaban.

yusufjamanoor
Автор

Mnshlla macalin qaaliya oo wax badan nolasha na gashaday🥰...
2010...2012

mahamedm