somali lyrics axmed mooge libaan itageer allahayow

preview_player
Показать описание
somali lyrics axmed mooge libaan itageer allahayow
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Maanta oo jawiga iga khasan yhy ayaa soo booqday ee inuu allah wax walba ii hagaajiyo iigu soo duceeya 😭😭😭

raahoabdullahi
Автор

Heestaan anoo tahriib ku jira ayaan dhageysan jiray
I taageer alahayiw
Oo I geeey qeyrkeey meeshuu tagay. . Alxamdulilaaah waa joogaa meeshaan ku taamayay usa 😊

mustafamohamed
Автор

Cawoo jawigu igu adag yahay ayaan soo booqday 💔

Ilahow hamigayga ii rumee iyo qofkasya oo muraad leh muraad kisa ufudude amiin 🤲

Isoo ducee wll hadaad iga danbayso😔

aadandeero
Автор

Ano tahriib ku jira ayaan so booqday cawa iso duceey hadaa qoralkan aragto 😭😭

cabdimaalikmohamedaxmed
Автор

2022 cawa ayaan Heestan soo raadiyey

Rabiyow hamigeyga ii rumee inaga iyo muslimaba. Hees laba maha ✍️

aliflagofficial
Автор

Jawiga anig iga qasayan yahy ayan inta imaday tahriipa i qorshesan iso duceya😢

mohand
Автор

I taager alahayo sidaad horayba iigu taagertay arinteyda kala taalay cawa bishu 8/8/2024 alxm waxaan jogaa uk illhey iso nawad kenay waxaana alle ka barinayaa inuu si dhaqsiya o fudud iikugu sahlo sharciga aan sugayo si dhaqsiya o qeerka ku jiro yaa rabi ikaga dhig midaan kaga xamdiyo o aan kugu caasin yaarabi adontaada ayaan ahay sida niyadeyda ka guuxeso o qeer ah isii o cimri dheer iyo cafimad iyo cibaado suban iyo owlaad salaxa igu dar iyo midowno rerkeyga 😢

susuhenna
Автор

Wakhtiyada xanuunka badani goormay dhamaan 😓😓

fadumodhuux
Автор

itaager allahayow arinteyda kala taal adaa tosin karee yaa allh safarkeyga ii fududee o salaama iku gee yaa allh 😥

susuhenna
Автор

Xaaladaasaan kujiraa 10 sano iyo kabadnba xataa naxariistii ilaahay qalbi ahaan wan ka quustay laakin afkiibaa la qabsaday inuu ilaahay baryo inkaston niyadi jirin😡

abdirahmanwacays
Автор

Itaageer allahayow😥; Caawa date ka waa 24/11/2022 waxaana jogaa greece 🇬🇷 waxaan sugayaa sharciga o ika so raagay 4cisho ikaaga hartay 18sano marka insha allh qeer ayaan rajeynayaa 2023 kane meshaan rabo o qeerka iiku jiro illhey ha inabad geeyo Aamiin 👸🤍🥀🦋

susuhenna
Автор

Wa hees wayaha nolosha ka waramaysa dhibta aduunka iyo imraxaankeda

khalidnour
Автор

Anigay tagogaha ijabisay hugum ijiifat

abdinoorXusein-pq
Автор

Waa habeen qofkaan aduun ka ugu jeckaa ay itiri waan kala haynaa
Anigana qalbigay gay qaadatay 😢😢😢😢

abdiasisahmedoday
Автор

Mirihii jaamac jugle laxankii rashiid bulo codka a.mooge liiban

alisaid
Автор

Ilahow hamiga iyo rajadayda ii fududeen 😢😢😢😢😢

apdulaahi
Автор

Aniguna tusmaysto qayrkay halku tagay utabaabushayste
Itaager allahayow arintaydan kala taal adaa toosinkaraye 🥺🤲

kowsarxafso
Автор

ANIGO YAR BAY HOYADY MCN HESTAN DHGYSAN JIRTY XLDO JIRA AWGOD
CAWANA WDA JIR BAN KU DHAGYSANYNA ILAHOW WX WLPA NO TOSI

HOYADYNA CIMRIGA U DHERE😢🤲😭

kaltumbashir-tkqz
Автор

waa hees aan dhiri galin ka dhigto markasta

shaxshaxleysidahoyadiid
Автор

Cawa o eytahay tariikhda 8/11/2023 ayaan murugo aduunyo io xanuno aad ubdan daremaayo ayaan dhaheystay walhi darenkeyga qiyaas maleh Kan kastaba xanun Baan damreyaaa riyo rajo laan iheyso cid neh igamaqarqabto wlahi xanunka io dhibka aduun waa ani ii akligeyga yaa allah sana jeclahay eyeel 🥺🥺🥺😭😭😭😭

sabiriincabdicasiis