FILO PART 110

preview_player
Показать описание
Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.

Hadaad ka Mid Noqotid Macaamiisha Youtubkan Join Cilick Gareeya Oo Aad Shuruuda Buuxisid Waxaad Daawan Doontaa Filimo & Madadaalo Kuu Gaar Ah Membar Ka Noqo. Boqolka Qof Ugu Horeeya Waxey Heli Doonaan Abaal Marin. Mahadsanid.Tixraac Linkiga Hoose isticmaalka JOIN
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Walaalayal aan ajar wada qaadano aan ku salino nabigeena scw😢

habibaosman-tohg
Автор

Talooyin Qiimo Badan.

1- Ku bilow maalintaada Salaadda subax iyo ducooyinka aroorta si aad u hesho horumar iyo badbaado.

2- Wad Istiqfaarta waxay tirtirtaa dunuubtee

3- Ha joojin ducada waa xariga badbaadadee

4- Xusuusnow waxaad tiraahdo Malaa'ig baa qoraysee.

5. Niyaddaada wanaaji xataa hadday meel xun kaala daganayso.

6- Faruhu waxay ku qurxoon yihiin in lagu tasbiixsado

7- Haddii uu kugu bato welwelka iyo fakarku waxaad tiraahdaa "Allaah mooyee Illaah kale ma jiro"

8- Ku gado lacagtaada ducada danyarta iyo jaceylka masaakiinta.

9- Sujuud khusuuc leh oo aad ku dheeraato ayaa kaaga fiican daaraha quruxsan ee dunida.

10- Ka fakar intaadan oran, waxaa jirta oraah meel xun kaa tuurtee.

11- Iska ilaali habaarka kan dulman iyo illinta kaan waxba awoodin.

12- Intaadan wargeysyada akhriyin akhri Kitaabka Alle.
13- Sabab u noqo toosnaanta reerkaaga.

14- Naftaada Daacada Alle ku sandullee, naftu xumaantay amartaaye

15- Dhunko calaacalaha labadii ku dhalay aad liibaantide.

16- Dharkaaga duugoobay, masaakiinta waa u cuseyb ee ku sadaqeyso.

17- Ha caroon, noloshu intaad filayso way ka gaabantahaye.

18- Waxaa kula jira kan ugu awood badan uguna deeqtoon waa Allaah kor ahaaye.

19- Albaabka aqbalaada Alle yeysan kaa xirin macsidaadu.

20- Wax aad dhibta u kaalmaysato waxaa ugu fiican Salaadda.

Fadlan walaal adigoo mahadsan subscribe ii sar ❤

FuAad
Автор

The best person ever the most knowledgeable and the most shining person all created is our prophet muhammad ( SCW SCW SCW SCW SCW)



Hanbalyo Dana hakala bakhaylina 1M ❤one love

Nasrudin-ez
Автор

Salaan, xushmad iyo qadarin ayaan u jeedinayaa cid kasta oo gacan ka gaysatay fikradda si dhab ah u soo bandhigtay❤️🌴🌷🌹🌻🌺❤🎉❤

abdiahmed
Автор

Please nagu qata team filo filmka xamasad bu leyehay hanu adkenina taldada ku dara fans kina nahaye😢😢

AbdallealiAbdalle
Автор

Hambalyo hambalyo 1M waa Garteen lkn 3maalin nooga dhiga filmka❤❤❤

sharmaakeabshir
Автор

Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️🥰🧡

Ismacilxasan-fk
Автор

Omg 😱 ❤️ CONGRATULATIONS 🎉 my team keyga 1M🫡🙈✨️✨️❤️

SabariincqadirCabdulahi
Автор

Team filo 1 ila 109 inta ilamid like ii sara by abukar mahdi 1 milon coming soon

horyaalofficial
Автор

Congratulations One Million My Bro Abukar Mahdi❤😊

Anisa
Автор

Ina adeeroow flimkii haduba macan dhaafay thanks all team ❤

Mahadaayo
Автор

Mama fayruus jecliya mash allh allow cimriga ubarakeey❤

AaishaQueen-nlxm
Автор

Congratulations ustad Abukar mahdi iyo team gurmad keeping going asxabta we did it 🎉🎉🎉🎉

Abdinor
Автор

From galkacyo hambal 1M mr abukar runtii janalkan wa mid ad no an facay waxana ku xirnaa ilaa qooto qooto nasiib wacan❤❤❤❤❤p❤❤❤

Abdikariimsheikhali
Автор

Waxeey ku habooneyd inta uusan Xaas Kiisa u sheegin inuu baaritaan ku sameeyo taasoo u sahli laheyd soo qabashada kuwa la shaqeeyo😮

BMC-mqjw
Автор

Mama feynus wey ii daweysay alle ha idiin xifdiyo❤❤❤❤❤

MaariyaCabdi-wc
Автор

Wow hadana wow liketa hala ila dhafin koley waad aqridey qoralkyge 😂❤

AbdulahiAhmed-th
Автор

Mom faynus waan u xisane aleh aya noso nabad celiyay aleh cafimadka hakugu wado mom mcn

XamdhibaaqFaysal
Автор

🎉🎉 Hambalyo🎉🎉 team GURMAD For
1️⃣ Million
I really hope that your channel crosses the 2 million soon. inshaAllah 🙏 And stay safe

Blue_Ocean_
Автор

Sideen ba hadeey somali wax u.barto weligeed.cadaled ma heliyso bal firi wuuxu kale sari weye shaqo iyo sediigiis.cajib

zeinabumu.hamza.