ALI DHAANTO NEW VIDEO CUSUB QORAXEEY IYO SAFARXII 2021 EEGA

preview_player
Показать описание
Dhaanto cusub oo aan u qaday Qureeshta Qoraxeey
Wadka Moyeen Wax Kale Nama Kala Wadee
Yaa Sidii Waysadii Yaa Wajiga Marsada
Mahadnaq
WASIIRKA XAFIISKA BIYAHA
ABDI RAHMAAN HURE O Qayb ka qaatay Hirgalinteeda
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Hadad reer qabridahar dhalad ah tahay liketa ha ila dhaafin ✅✅✅

aminmohamed
Автор

Qabridahar waa meeshey hooyadey Ku dhalatay, aabaheyna waxu Ku dhashay maraacato ana xamar Ka sheekeeya tolkeygiyoow 😊

manaomar
Автор

Anigoo ah nin reer aw qudub ah gaar ahaan reer sheeekh aadan waxaan kasalaamayaa reer abtigay ogaadeen gaar ahaan baahale bah tanaado sigaar ah maxamed subeer reer cabdile sigaar ah reer cali wanaag waxaan leeyahay noolaada abtiyaal Caliyow adigana waan kusalaamay abti viva ogaadeen

ayanlealinuur
Автор

Qoraxeey baan dhulka oogu jeclahay from godey gacalo. Ogadenia anigaa iska leh. ✌❤

guledfarah
Автор

Qoraxey ban sii dhaba dhulka ugu jeclahy❤🥰🥰🥺🙏

nisharashid
Автор

Qoraxey 💚💙❤ magaladn ku dhashay Wan jeclahy xaruntii Boqorada❤🌍

daganmomo
Автор

Ala AliYow Qiiraad igudizhaY wlhi Nin Dhextagay Bidhaantina Zodhafiwaa 😭😭 My Home jigjiga jano io Qabridahr Ano kuzonoqon Alow Haydilin 😢❤♥️♥️🇬🇲

raxmoshakaal
Автор

Dad baa modaa Qoraxey iyo Qabridahar laba kala yihiin lkn Ogadaa Gobalka magaciisa Waa Qoraxey Caasimadana Waa Qabridahar .

NuuxFarma
Автор

Qoraxay guulayta wll yaal from dhagaxbuur ogdenia
Mahamad shaafi diyo

sheekhmaxamadshaafi
Автор

qurux dhaboon dhamaan Helle helle
rabi meeshow dhigaye helle
nin dhax tagay bidhaantiina soo dhaafi
aabay soo dhaafi waaa
nin dhax tagay bidhaantiina soo dhaafi waaaa
eesh calaa erayo
guuleyso cali dhaanto
from muqdisho

caliindhooy
Автор

Qabridahar meshaan aduunka oogu jeclahey ❤️❤️

nuradinsaahid
Автор

Maanshallah walalkey Cali dhaanto mahad sanid quruxdaydii dhaantadad qoraxay qabridahar mesheedii ayaad dhigtay qureeshtii ♥️♥️♥️ qalbiga ayaan ka salamay naga badan huuno ♥️♥️♥️♥️🌹🌹♥️

yasmiinmohammed
Автор

afdheer intaad tagaysana waan sugaynaa LAGEND

Zahrayasmin
Автор

Somaliweyn waan ithiin.anigo ahh ninka oguu landeresan magalada Garissa(NFD)

ahmedmohamed
Автор

Qabridahar nin dhaxtagay bildhaan tiina soo dhaafi waa 😍🥺💞

sacadahasan
Автор

M.allaha qorraxey qabridahar magaaladaydii 🇬🇲❤💯

fawziomas
Автор

Www mashalah ish calaaa dhaanto quraxey aad iyo aad sxp ky ali abshiir abdi waan kusalaamy. Waxaan kale oo aan salaamayaah dadka soomaaliyeeed ee kunool DDSI 👉From dusamareb galmudig

cabdimahad
Автор

Qoraxeey❤😘👑My sweet home❤ thanks huuno mcn❤❤🙏💯✅

munaugaasahmedtarabi
Автор

Qarbi dahan iyo qoraxey simi
Dhulka wana akala baroysa
Inshaha Mar uu Wan imanaya
# jijiga caday dadkega waa dad ey
Kuweenthy somalinimo da
Jeclnna dadkoda

alihussein
Автор

Waa dhaanta aad umacaan lkb caliyow DARAAWIISHTI BAHGARI MAXAD USOO WADAA

abdinajahkaydsane