Qooraansi || Axmed Mooge Liibaan Iyo Sahra Axmed Jaamac || HD +Lyrics

preview_player
Показать описание
HEESTA: QOORAANSI
EREYADA: ABWAAN MAXAMED AADAN (DACAR)
LAXANKA: AXMED NUUR JAANGOW
CODADKA: SAHRA AXMED JAAMAC IYO AXMED MOOGE LIIBAAN
RIWAAYADDII: BAD JACAYL BADANAA
(1975)
__________________________________________________________
EDITED, LYRICS & PRODUCED BY: QARAAM CHANNEL
__________________________________________________________

1. Qaaci xul ah:

2. Heeso Qiso Xiiso Leh Laga Allifay:

__________________________________________________________

Ku soo dhowoow QARAAM CHANNEL – LYRICS, Fadlan haddii aad ka heshay muuqaalka aan soo gudbiyay:
• LIKE saar si uu daawadayaal kale u gaadho.
• SUBSCRIBE (Nagu soo biir)
• COMMENT
• SHARE (La wadaag asxaabtaada)

Wixii warbixin, talo, fikir, dhaliil iyo music aad ila wadaagaysoba waxaad iigu soo gudbin kartaa Emailkan;
_______________________________________________________________

Warbixin kooban oo ku saabsan channelka:

Channelkan waxa aan kusoo gudbiyaa qaybo xul ah oo ka mid ah suugaantii dahabiga ahayd ee hore (Qaraami) iyo kuwii dhexeba, laga soo bilaabo badhtamihii 1950-meeyadii illaa dhammaadkii 1990-kii (wakhtigii iyo waayihii u wacnaa taariikhdeenna iyo guud ahaanba dhaqankeenna).

Waxa xaqiiqo ah oon filayo in aad markhaati ka tahay adiguba in video kasta en soo geliyo channelka aan isku dayo in aan helo wixii markaas warbixin ah ee ku saabsan heesta, anigoo la xiriira macallimiintii ka qayb qaatay heestaas haddii ay tahay abwaanada ama fannaaniintaba intooda nool ee aan ka gaari karo, si aan uga ogaano dadka ka qayb qaatay heesta haddii ay noqoto samaynta;
• Ereyada
• Laxanka
• Muusigga
• Sannadkii la qabtay
• Iyo riwaayaddii ay markaas qaybta ka ahaydba. IWM.

Sidoo kale qaybta ugu muhiimsan ee ah suugaanta qoraalkeeda oo aan isku dayo in aan usoo gudbiyo sida ugu saxsan ee abwaanku u qoray, taas oo aad runtii mooddo in ay tahay qaybta ugu adag marka ay noqoto soo bandhigista heesihii hore oo qaab qoraal (lyrics) ah lagu soo bandhigo.

Runtii ma aysan suuro-gasheen qodobada aan kor ku xusay oo dhan, abwaanada, laxamiistayaasha, fannaaniinta iyo waayo-aragga aan markaas ka raadiyo warbixintaas la’aantood, mahad gaar ahna waan uga gudbinayaa halkaan anigoon kala reebayn dhammaantood sida hufan ee sharafta leh ee ay iigu hagar-baxaan markasta oon la xiriiro.

In aan diiwaan gelinno suugaanta, dadkii ka qayb qaatay iyo weliba ereyadii hal-abuurka oo saxan waxa ay horseedaysaa in jiilka dambe aysan ku dhibtoon raadiska warbixinta halyeeyadii soo qurxiyay fankeennii hore, Eebbe naxariistii janno haka waraabiyo intooda dhimatay inta noolna cimri iyo caafimaad suubban (Aamiin).

Haddii aad barnaamijkaan igu raacsan tahay waxaan mar kale iga codsi ah in aad ku xirnaatid channelka adigoo subscribe saaraya sidoo kale la wadaagaya asxaabta kale, kana qaybqaadanaya adigoo markaas nagala soo xiriiri kara Emailka aan kor xusay.

Mahadsanid.

__________________________________________________________________

Hello and welcome.

If it’s your first time please consider subscribing to the channel

In this channel I upload some of the classic old school Somali music (Qaraami) from mid 1950s up to late 1990s (the best thing that happened in our culture and history).

In fact, every video I upload, I do as much research as I can get on every single information that is out there and consult with those who had participated in making such an incredible music whether it’s the musicians themselves or poets, to get most accurate information of that certain music including creators of the;
• Lyrics,
• Music.
• Melody,
• Year recorded as well. etc

And also presenting the correct lyrics (since the lyrics are bit complicated to understand), in order the young generation don't suffer of getting the history of our legends to honor and remember their legacy (I pray for both, those who are dead and the living legends that may Allah grant them his highest level of Jannah).

I am glad to have you here, thanks for checking by, please support us to record our history and keep our musician's legacy by making sure to subscribe, hit the like button, comment and also share with those who are interested as well.

Thanks.
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Wiilkiisi Hada Waa Mayerka Casimada Hargaisa Allow U Naxariiso Axmed Mooge Liiban Allahuma Amiin 🤲🤲🤲

fahadkasocdalka
Автор

Heestani waa hees garxajis kudhanyahay,
1.c/laahi qarshe
2 Cali sugule
3 Cilmi boodhari
4 ismac, iil cagaf
5 m, aadan dacar
6.sahra axmed
7.axmed moge
8.sulub cumar
Marka lagareebo dacar intakleba waydhimatay ilahay hajaneeyo, waxba qabiilka ha eegina isku garta ayaa ilaahay yidhiye like like

xigmadnagadhaxal
Автор

Inkastood qab wayntahay,
qaadanaaya naccasnimo,

Erayadaas miizaanka iyo macnaha ku jira kaliya waxaa fahmi kara un qof Soomaray ama kujiraba marxalada aan Haatan ku sugnahay. "Dar-allee si gooni ah ayey ii Taabteen" erayadaasi🤦‍♂️

10-6-2024 in Mogadishu🌆

HalisTa..
Автор

Garaxajiz iyo fan maxa kala hayzta bal eega abwaaniinta iyo fanaanintaba ee hore wliba
1:Abwaan maxamed Xuseen cumar (huryo) heesihi bdh ka mida indha derlay, sida hogasha roobka, isna ima daryeelo . Diiga habenki iwm
2Abwaan:C.lahi qarshe
3:Abwaan ismaciil cagaf -cagaf(heesti sida faraz bulaalo)
4:Abwaan Axmed saleebaan bidde(onkod roobku ma daayo, wayeelka jaqafsada, sida geed caleelnk)
5:Abwaan cali saleebaan bidde
6:Abwaan Masmas
7:Abwaan muuse cali faruur(sida damal barwaqa ah)
9:basbaas
10:Abwaan cali sugule duncarbeed(heesti canka ahyd ee waaba beryey bilicsan aroor baxsan)
11:Abwaan xuseen aw faraax dubad (heesta calanka ee qoloba calenkeedu waa cayno inaga keenu waa cirkoo kle)
12:Abwaan Xasan qawdhan yusuf(ubaxoo dilacay iyo godadle wa gadiye godadle, aan wada tashan aan kala tshano iyo iwm
13:Abwaan Ibrahim saleebaan gadhle(maxa deyr cad geel halaabo, dadka hayzka weynayn)
14:Abwaan yuusuf xaji adan qabile(heesti calanka somaliya, somaliyeey tooso tooso isku tiirsada ee)
15:abwaan Maxamed aadan dacar (mala ii baaqday sida meel, )

Fanaaniinta

1.fanaan Maxamed mooge liiban
2:fanaan axmed mooge liibaan
3:fanaan muuse ismaciil (qalinle))
4:fanaan maxamed yuusuf cabdi
5:fanaan Axmed gacayte
6:fanaan Maxamed axmed (kuluc)
7:fanaan maxamed( dararmle)
8: fanaan fu'aad cumar yare(fu'aad ilkacase)
9 :fanaanad khadra daahir cige
10:fanaanad sahra axmed jaamac
11:fanaanad kinsi xaaji aadan
13:fanaanad ikraan jaamac caraale
Badankoodu way dhinteen alle ha u naxaristi 1946-ilaa 2000 wuxu ka horeeyay

xamseibrahim
Автор

garxajis waa dad aad uaqoon badan waxa ka dhashay aabihi fanka cabdilaahi qarshe aabaha aqoonta maxamuud axmad cali

cabdixasan
Автор

Cabdikariin axmed Mooge aabhi our maayir ⚪✅

asmeeeahmdeee
Автор

waa qays iyo cilmi cabdilaahi qarshe ismaaciil sheekh axmad cali sugule qaasin huryo sulub dhmaantood. garxajis

cabdixasan
Автор

Axmed Nuur Jaangow best Laxamiiste Soomaaliyeed oo taariikhda fanka soomaalida soo maray. heesaha uu laxameeyey waa kuwa ugu dhadhanka macaan ee aadka loo jecel yahay. Rabbow kuu naxariiso.

QAAMUUS_PODCAST
Автор

Riwayadey ku jitey waxa Alifay maxed Adan dacar magacedu waa Bad jacey badan hestan wax wada Qaday AHUN Axmed mooge liiban AHUN sahra Axmed jamaac waxan ku dawadey tiyetaarka hargeysa

xuseendhangub
Автор

Labaduba inay Garxjis yihin baan filaya reerka inan ka guursado ayan raba fanka loo daba fadhiiso isaaqow😂😂😍🙈

kibirbadan
Автор

Laxanka ama codeeynta macaan waxaa saaray Baraha weyn AUN Axmed Nuur Jaangow. Isaga iyo Jim Sheekh Muumin baa meel ku wada koray, waa degmada Buulo Barde. AUN Jaangow wuxuu ahaa heesaa iyo cod sameeye. Dhammaan heesaha uu laxanka saaray wey wada hirgaleen. Heestan waxaa lagu xusay abwaano waaweyn, sida Cabdullaahj Qarshe, huryo, Sulub iyo qaar kaloo badan. Mahadsanid QARAAM CHANNEL .

nabadraadshe
Автор

Waakuwaa dadkii afsoomaliga ku heesi jiray...👏👏👏💗💗👏👏

oubahwarda
Автор

Heestan waxay gaadhiga nooga shidnayd aniga iyo wlky oo safar ah oog ilaa galkacyo
Waa safarkii ugu dheeraa an safro
Darawalkaa noogu soo cel celinayay tariikhdu waxay ahayd 2021

axmedcabdijaabir
Автор

Axmed moge iyo sahra axmed allaha u naxriisto lama qiyaasi karo qiimahooda qaraami chanel thanks waan kagu xidhanahy

adalimpire
Автор

Jaceyl baan la liita ee isoo ducaaya walalayoow.qoftaan jeclaadayna wey igu gacan seertay..Alle ayaa ii qoray xaalada aan Ku sugunahay maanta

xaajiburash
Автор

Ilaahay haw naxariisto fanaaniintan axmed mooge liibaan iyo sahra ax med jaamac

XasanIbraahin-em
Автор

Dhididaaya qabowgii, qadhqadhaaya milicdi qarsanaaya hawlaha ....sillan sugan ayaa la yidhaa afka suugaanta marka laba shay oo iska soo horjeeda lays raaciyo.

husseinmohumed
Автор

Ehel jacayl uun baa fahmaya😊 What a rich music ooh somali ah💙

aiys
Автор

Ahu naxariisto Ahmed moge iyo sahra Ahmed aameen yaa Rabbi

mohamedali-poqj
Автор

garxajis. waadadka. ugu aqoontabadan. isaaq. geesiyaal

musejamac