Axmed Mooge Liibaan AHN __ 2 HEESOOD (Tiiraanyo Iyo Goroy Haldhaa)

preview_player
Показать описание
Waxa ay qayb Ka Ahaayeen Bandhig Faneed Hobolku Ku dhigay Xamar Sannadkii 1984-kii Alle Naxariistii Jnno Ha Ka waraabiyee.
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Allaha u Naxariisto isaga & Dhamaan Muslimiintii Geeriyootay.
Aamiin
Jimce 5/3/2021
London, UK

qanijacayl
Автор

" I Taageer ALLAHAYOOW "
"Arintaydan Kala taaL"
"Addaa Toosin Karayee."

SuugaanSafaari
Автор

If you don't love Axmed mooge songs your not Somali🇸🇴🥰

abdullkeybashane
Автор

Saas ayay Soomaalidu waa gii hore dhaqankooda ugu faani jireen maantay hal nin oo asagoo macwis masraxa soo istaagayo arki meysid

XasanBSiciid
Автор

Axmed mooge liibaan naxariistii janno ILAAHAY hakaa waraabiyo adiyo intii geeriyootayba ee islaam ah 🤲🏻🥺.

casiisacabdi
Автор

Allaah Yaa Raxma Raaximiin, Ax yaa Zamaan Maalmihii Mihii Wacnaa Illaahayow Noo Soo Celi oo Magacii Soomaali Weyn Oo mida ✌️💕💕💕💯❤️

anisamohamed
Автор

Beautifuly dressed traditional Somali culture strolling casually towards the microphone l Love him

adanhassan
Автор

Ilaahay haw naxariisto abu cabdikariim axmed mooge

usnvbdr
Автор

Ilaahoow rabiyoow unaxariiso qurux badanaa doowladnimo

najiibayaanle
Автор

Maanta uu inagahooseeya
Uducee walal
Allah hawnaxariisto

sidiiqbashiir
Автор

Halyaygii alle ha u naxariisto axmed mooge liibaan

axmedxaajimataan
Автор

Axmed mooge liibaan wllhy wuxuu ahaa legend aan marnaba quluubtayada ka baaba, ayn hadaanu nahay somali allh yaraxm hu

nintegayootalaabsaday
Автор

Alle yrxm fannaan axmed mooge legend sabti 17ka bisha 12aad 2022 baan dhagaysanayaa heestaan waayo badan baan maqli jiray

cabdiwalibeeroof
Автор

Allow kuu naxariiso Axmed mooge
Aaamiin Aamiin

Maftuuxgool
Автор

Alayaa raxma axmed mooge libaan bari samadki iyo xiligi nabada bariguu fanku fan ahaa dalkuna dal ahaa, dowladuna dowlad ahayd hadasa wixiba waa rogmeen oo qarib iyo qarax ayaa nadashaday😥

sacidibrahim
Автор

Ilahayow unxirso axmed mooge liibaan Cana oo qaliya

abdisamedomar
Автор

AUN Ahmed mooge Anigoon asaga aqoon baan heestan aqaaney

abdirahman
Автор

Alaha unaxriisto. Cabdi kariin iyi aso la isi so ag dhiga arkayay mashalah aso mesha tagan weye 😊

xidig
Автор

AUN axmed mooge liibaan waa sanadii 1984 ee reer somaliland la xasuuqayey wajigiisa waxa ka muuqatay murugo ka darane xiligani waa markii wllkii oo ahaa fanaan, macalin, mujaahid, kamanayste inta ba mutaystay maxamed mooge la dilay 1984 April murugo ciil kanbi ayaaa ka muuqda reer hargeisa oo uu ka soojeedayna la xasuuqayey😢😢😢😢😢

updirahimomar
Автор

Alla ha u naxariisto axmed mooge liibaan

jlbsyhe