Sheekh Mustafe muxuu ka yidhi kitaabka Sheekh dirir qoray?

preview_player
Показать описание

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

MASHA ALLAH ALLXAMDULILLAAH SHEIKHAN ILLAAH DARTIIS BAAN U JACYLAHAY 🥺😢🤲

saynabyusuf
Автор

Ilahay ha ka jisaai siiyo sh/ maxamad sh/ cumar dirir mid aakhiradìisa anfaca in sha alaah

cabdisheekhidiris
Автор

Mnsha allaH SheekH MusTaFe X.ismaciiL Aw haruuN ❤🙏

abdikariimbicirif
Автор

Aamiin aamiin allha dambigiisa hadhaafo cafmadka iyo cimriga iyo cilmigaba allha u dheereeyo aamiin

salahali
Автор

maasha allah. allah ha barakeeyo Dhammaan Culimadeena.
Sheekh Dirirna wuu ku mahadsayahay Tutjumidda Tafsiirka Qur'aanka.
Maktabadda Fakarka keentay HEMA Books way Mahadsan yihiin.

barkhadabdillahi
Автор

Masha allaaah ilaahow culimadeena noo barakee noo xifdi anagana nagu anfac sheekh dirir na allow barakee

nashaadabdiaziz
Автор

Sh.c.kariin xassan xoosh allaha dhawro

sayfudiinqudus
Автор

mzhalh alle ha barakeeyo culimada soomaliyeed

cabdikarimcilmichannel
Автор

Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun waa indheergarad Ummadda Soomaaliyeed leedahay.
Allaah if iyo aakhiraba ha kuu barakeeyo.

Af Soomaali in wax lagu qoraa, waa wax aad dhib badan, waayo; waa wax aan ereybixintiisuna faafin, qoraalkiisuna yar yahay, dadka maanta joogaana ka reer magaaloobay, oo luqad booshaaqoo in Carabiya, in Ingiriisiya, in Taliyaaniya, iyo in Soomaaliya oo isku jirta uu ku wada hadlo.

cabdimajiidkhadar
Автор

Manzhalah culimadeenii alle cimriga ha idiin dheereeyo

sayidmohamed
Автор

𝑆𝐻𝐸𝐸𝐾𝐻 𝑀𝑈𝑆𝑇𝐴𝐹𝐸 𝑋𝐴𝐴𝐽𝐼 𝐼𝑍𝑀𝐴𝐴𝐶𝐼𝐼𝐿 𝐻𝐴𝐴𝑅𝑈𝑈𝑁

farhaanxaazhi
Автор

Ani lama hadlayo qof aan diinta aqoon .... hadaad tafsiir rabto inaad barato marka hore naxwaa baro ilaa alfiyaha balaqadana baro iyo usululfiqhiga kadibna tafsiirka Kitaab sharaxan ka baro sida shawkaani intl jawzi .... culimada somalidu tafsiir ma aqriyaan ee waa tarjumaad sh.umal ayaa marka uu dhameeyey tafsiirkiisa odhanayaa qof ka fiiday oo aqrin karaa ma jiro hal ama laba ayaa jira .... tafsiirka Somalidu waa wacdi ee tafsiir lama odhan karo sida aan dawladnimada u baabiinay ayaan diinta u baabiinay ...runtii dadka dhalin yarada ah ayaan la hadlayaa ee diinta baranaasa dariiqada hore ayaa wax lagu baran karaa ... tafsiir caamada loogu talo galay meel ina gaadhsiin maayo .... sh.dirirna caamada wuu ku fiicanyey ilaahay ha barakeeyo

a.a.mohamed
Автор

Sheek mustafe maxu kawada anoo jeclayn in dad aan amaano

abdisheekhadan
Автор

Halkee laga helayaa kiiyoo soomali ku qoran kutubkaa

ayaandaauud