Sheekh Mustafe X. Ismaaciil Harauun Muxuu Ka Yidhi Collaada Laascaanood?

preview_player
Показать описание
Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun ayaa mariii u horaysay ka hadlay xaalada gobolka sool.
isagoo dadka muslimiinta ah ugu baaqay inay nabad ilaaliyaan, wada noolaashaha io walaaltimadana la xoojiyo.
#dhaayomaal

=========================================================================
Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1-Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Dhaayomaal Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Dhaayomaal Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Iska hadloow sheekh Mustafe, meel walba muslim baa isku gumaadaaya, ama qaar leh diin baanu ku dhaqmaynaa ayaa muslimkii gumaadaaya, dhibaato dhaqaale iyo amni iyo wax kasta oo dhib leh ayaa haysta muslimiintii,
Sheekhow maxaad xal u haysaa, bal keen xal lagu dhaqmi karo

Halka dawladaha cilmaaniga iyo dimuqraadiyada ku dhaqmaa ay dadkoodii ku nool yihiin nolol fiican, wixii dhib ah na la xaleeyo

Sheekhow waxaa xal u ah umada somaliyeed waa dimuqraadiyad iyo cilmaaniyad

AhmedAli-fbub
Автор

Kuwa khamriga cabaya Ramadaan oo hablaha kufsanaya maaha Muslim.

Huwantu waa wada gaalo, ninka difaacaa waa gaal, ka ag joogaa waa gaal.

oogdhugee_
Автор

WAR DEG-DEG AH (22.04.2023) = Afar meelood oo Buuhoodle ka mid tahay ayaa lagu tababarayaa Dad lagu qiyaasay 700 oo qof, waxaa la rabaa ku dhawaad 800 oo hore oo Cabdi Madoobe Laaska ku xafidsiiyo Nashiidooyin Af-Carbeed ah in lagu kirdhiyo.
#dhaayomaal

dhaayomaaltv
Автор

sheekhu wuxuu ku leeyahay xuduuda dawladuhu sharciyeyteen waa been waana xaqdaro laakiin umal wuxuu aaminsanyahay in lagu dhaqmo oo la ixtiraamo xuduudihii gumaystayaashu uafrica u sameeyeen sheekhu hadaanu xuduudaha aaminsanay ma wuxuu rabaa dhul fowdo ah oo layscuno oo balaayo dhacdo ilaahow naga badbaadi culumada youtube yada leh si ay like tu u badato

boqortooyohararimpire
Автор

Maxa qofka dhulkisa lagu aqoonsnya hadi xudud jirin ilayn aduunyada si aan dhulkaga lo sheegan ba xudud lagula samysty qof walba dhulka u xukumu cashur ka qaato.

maxamuudmaxamed
Автор

Iitoobiyaadqoindaysatay inaadgasho waalaguqaban sidii sheekhdaahir

khalidabdi
Автор

muxuu uga hadli waayay huwantii ninka reer sheikh isaaq ku jarjaray laascaanood iyo kuwa khamriga ku iibiya laascaanoood! waa in mustafe dhabarka laga soo taabtay dadka laga qabto

hanalander
Автор

SHERKH MUSTAFOW, CAALAM KA U SHEEG, OO MA JIRAAN WAX XUDUUD LA YIDHAA AFRICA OO DHAN DHAXTAAL MA JIRTO

mustafahassan
Автор

Xudud hadan muqdas ahyn marykan aduunyda igu weyn ba xudud leh marka maxay ku dhacday

maxamuudmaxamed
Автор

Anu maan garaan shayqada Mustapha Haye walaalka oo duulan kugu ah inu ku dhiilo maxay laga heelaha ? Miyay xaq ahayn oyee muqaadis ahayin inay nu dufacno qarankayna iyo ummadayda wana wajib saran qof walbo reer somaliland waxii kasoo haadha waa 3 mid nacasnimo iyo caadownimo ama maangabnimo markay runta aye joogto cidna ladowri mayo xuududo na waa waxe maarkii hore iyo maanta baa jira bal sacuudiga arabiya u lataag in fiigirkan waxe ka jiiran

saadalimohamed
Автор

Hadii xuduud dhuleed la tirtiro, muslin qalbiga ja midoobayaa ma jiro.

Bamboo suudaani yaa aswad yaa qaldaan.

oogdhugee_