Sheikh mustafe oo runta u sheegay, Somalia iyo somaliland, 🤔

preview_player
Показать описание
#Subscribe#like#Share#
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Mashallaaah allow cimriga udheere shekhan allah dartiis baan ujeclahay

kaligeedmuhiim
Автор

jazaaka allah sheeq mustafa wallaahi baan ku dhaartaye true said waaye hadalkaaga mar horena fikirkeygu saan buu ahaa runta sheeg xitaa hadey qaraar tahay hore ayaa loo yiri.

abdulkadirabdi
Автор

اللهم صلِّى وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى آله وأصحابه أجمعين ❤️❤️❤️❤️

zamriyemohamed
Автор

الله آكبر ماشآءالله الحمدلله سبحان الله وبحمده سبحان الله آلعظيم ❤❤❤❤❤

zamriyemohamed
Автор

Allah ha xafido Caalimkeena sh mustafa

xasanwaanwaan
Автор

Ilahey somali ha mideeyo ayadaa somali tashan weysay

fahiimoshow
Автор

Sidaan hadaan ku socono waxaan halis ugu jirnaa inaan noqono Kashmiirti Afrika.

YOONKA-BUULADATV
Автор

😂😂🤣🤣🤣🥲 Sh mustafe iyo wadaado asagoo kale hadaan arki lahayn wallahi Somalinimada Ayaan ka xishoon lahaa balse Yes dad Ruux nool iyo bani aadan nimo kujirto ayaa inagu jiro. Cawaantu Haba iska badnaatee
Hana caqli darnaatee 👏🏽.

freepalestine
Автор

Very smart man I love you Masha Allah ruurta wata

luulsheikh
Автор

Illahoow Madax weeyna nooga dig Shekhaaan

Altaqwa-
Автор

Mashaa'Allah well said sheikh mustafa

qalanjadaqaranka
Автор

Masha Allah wale warun laxwalba shilalkay isdhigta laguqala ilahay hanamideyo

umurayanchannel
Автор

🤣🤣wlhi waa run allow dalkeena nabad nooka dhig

ahlaamey
Автор

Soomaalia haxumaato hasamaato laheshii fdaraal noq markaas ayaad cdawgaada kareeysay aqoonsina ogama baahnid waa aniga taladeeyda sheekhanaa sheegay sifiican udhuux

mursalsheikh
Автор

Somaliya aniga haya xalkeda aan uga hormari karno aduunyada inteda kale lakiin xalka somali wayn diyar ma u

FMGaryare
Автор

Waa Runti wlhi soomli madax adag wax maqala!!

nuuhabdi