ALI DHAANTO -WARDOON [MUSIC VIDEO ROCK STONE] 2020

preview_player
Показать описание
DIRECTOR-BY ROCKSTONE
ARTIST-ALI DHAANTO
TRACK NAME-WARDOON
SONG WRITER-Xasan Xukun Garad
VOICE- RECORDING -ASAD FAQADID
MUSIC-Haynok Atlabajow

Copyright legally belongs to the artis

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Barafyadan laygu dowgalaye aan dawoobee dalkeenii manabad qabaa from Germany 🇩🇪 muqdishadeydii Waan uxiisay waqti daran iyo duruufo inkala diray ❤️❤️❤️🙏

dhoolali
Автор

Dhulkaygi hooyo ala maxa u xiisay mar kasta dhaantadan dhagaysta 😢

Dadki DDS waan idin darsaday ❤

konjo
Автор

caliyoow dhulkii waa nabad wuu kuu darsaday adigana
waan raysanay somali wishaa majirto
calankii buluuga aha ayaa jigjiga laga taagay jeel ogaden waa la xidhay maalaayiin qof ayaa dalkii dib ugu soo Noqday roobkii baa aad uda ay diintii waa labartaa beerihii goday baan wada beeranay
nimco nimco kusug onlf iyo layugii way wada dhaantaynayan😍

munailkacas
Автор

Qofki dalki hoyo uxisay uunba hestan Daremi kara 😢😢❤❤❤🌸

ikranmahad
Автор

Hadaaa reer mugadisho tahay like dhac kusii

Ali-ziiza
Автор

CALI BASHIIR CALI DHAANTO
Waxaad Mooda inaan HOOLKII SAYID MAXAMED CABDILE XASAN AAN DHAX JOOGO
Oon Halkaa Dhaantada ka Jabiyo Waa Best Wlhi
( Legend is Come back )
Boqorka Dhaantada Cali Dhaanto

Somali_Lyrics
Автор

fankaaga markaad marxalad ku cabireysid waa sidaan 👏👏👏
ali dhaanto keep going 👍👍

xsngurey
Автор

Masha Allah huuno Alla Ana walle uxisay wadankii hooyo afkaga cano lagu qabay wa dhanto an cadi ahen manta dhan wan iskaga ceshceshadaa ❤️❤️💋💋🌹🌹🌺🥀😘😘💕🌺❤️❤️💋❤️❤️🌹🌹🌹🌹

hodanhasan
Автор

Haadaadan wali hubsan heestani dhaqankii soomaaliyeed oodhan baysoo koobtay
Mansha Allah
A proud to be a somali
Love u all that speak somali 🇸🇴

fanproj
Автор

This man show as our dress of culture thats good Mr Ali dhanto keep going

jnrabukar
Автор

Halka nin ee u cimaamada dhaqanka somalia 🇸🇴 gudoomiyaha dhantada hambaliyo mahadsanid de stone

updrahmankey
Автор

Henok atlabachew amxaarkaan gacanbaan u taagey wlhi waa mucjizada musicada 😆👋👊🏽

saifdsavage
Автор

Doogii waa soo baxooo awrtu waa doobidaaaa anaguna waankuu xisny wllken ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

kaltuumocali
Автор

Man these lyrics gives me goosebumps wlhi and made me cry😫😭

Waqti daran duruuf
Bey ina kala dirayee
Daymadiinaan sidii
Diinka ku korin lahaa
Daggi waayee
Warkiinaa ma isoo dirtaan?!!❣🇸🇴

abdirahinabdimajid
Автор

Heestani waxay kuxasuusinaysaa dalkaagu qiimaha uu leeyahay iyo miyigii siduu ahaa dalkaaga sida loogu xiiso runtii qiimo wayn leedahay cali hore usoco

axmedomar
Автор

Mansha alaah wll Rock Stone gacantada, cilmigaaga iyo cimrigaaga Rabi ha ku siyaadiyo Videos ka aad Duubto waan ka jeclahay Videos ka kale ee aduunka ma aqaan sbbta horu mar wacan wllkay💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💥

khadraqaranchannel
Автор

Mansha Allh Sweat Song And Beautfull Vidoe

ROCK STONE👏💯

ahmedmohammed
Автор

Ali dhanto nin somali nimada kuwenta DDSI kagudub somali ween udaga dhantada dambe masul keep going

abdizamad
Автор

Doog maso buxo Awartu ma
Doobida❤❤🔥🔥🔥🔥👏👏👌
#Alidhaanto nin Culus❤❤🔥🔥🔥

ziham_ayanle
Автор

MashaAllah 🙌
Oudio and vedio are lit🔥 brow
Love Ali dhaanto songs🤸🙌🙌💯🔥🇸🇴🇩🇯🇸🇴🇩🇯

abdulmsafi