WALEE CEEB & DULMI BA KA DHACAY USA L.A KHABIIB OO XOG LOOGA DEJIYAY DIYAARAD; DHAMADKA DAGAALK GASA

preview_player
Показать описание
WALEE CEEB & DULMI BA KA DHACAY USA L.A KHABIIB OO XOG LOOGA DEJIYAY DIYAARAD; DHAMADKA DAGAALK GASA
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

ALLAHAYOOW RAXMAANOOW RAXIIMOOW, culayska iyo colaadda ka dulqaad reer FALASTIIN. 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

mohamudhilowle
Автор

Geedaha way Tasbiixsadaan illahay bay xusaan subxanallah 😭

deeqaaden
Автор

Mansha Allah, Khabib waa muslim dulqaad leh.

maryanmohameddirie
Автор

Walalyal an ku wada salino xabiibkena muxamed scw scw scw scw scw ❤️ please ❤️

fiidowmrk
Автор

Ilaahay mid labaad ha ku salido mid ka.mid ah ciidankiisa maraykan iyo yuhuud iyo gaal oo dhan aamiiin

MaxamedxasanMahamed
Автор

Mansha allah tasiwa xagjirniadi muslimiinta laguhayay

FadumoCawad
Автор

Xabiib akhlaaqda islaamka buu ka run shegay maashallaah gaalo badan akhlaaqda islaamka jeclaanaya

FaizaHussein-jm
Автор

Masha allah sh Mustafa allah ku.xifdiyo

mahdiadan
Автор

Salallahu calayhi wa salam, Salallahu calayhi wa salam, Salallahu calayhi wa salam, Salallahu calayhi wa salam, Salallahu calayhi wa salam.
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

maryanmohameddirie
Автор

Dacwada iyo Diinta darteed ayaanba kuula socdaa sheikhow dhegaheyga uma quuro ineey qofkasta dhageestaan for many reasons ee الله يبارك فيك ويحفظك من كل شر يارب آمين 🎉

saidojama
Автор

Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar
Jaasakalah walaalkay mustafe ali mahadsanid Allaha ku sharfo cafimaad iyo cimrii dheer ban ku rajaynayaa insha Allah ciilmiga Allah ku barakeeyo

Axmedsaafii
Автор

Muslimka Mar Kasto Akhlaaqda Waa Astaantiisa iYo Hogaankiisaba🤍☝️🤲✊👏👏👏

MyAllahLove-kr
Автор

Asc. Waxaa walba benadamka ka fillo wax kasto oo dhiib wato. Allah ha ka badbadiyo humaantodo ameen ameen Allah.

haaboali
Автор

AKHII ILAAHAY HA KU XIFDIYO MAASHAA ALAAH يسر أمرك في الدنيا والآخرة 🎉🎉🎉🎉🎉

مريماحمد-ظهج
Автор

gaal miyaa xishooda masiibo iyo burbur allah kurido mareeykan yahuud yurub ingariis aamiin asc shi

XuseinmaangeCusmaaniidle
Автор

GAZA WAXA KADHACAY MEELA KAMADHICIN XATAA XILIGGII NAZIGA GAZA MASIIBO AAN ARAG YAA KADHAY FALASTIIN ❤❤❤❤❤ ALLAH HA CAAWIYO WXAN GUBTAY LOSANGLES WAXAA KAGUBTAY WAXAA LAGA DHISI SHIIDAALKA CARABTA LAAKIIN XASUUQA GAZA IYO BURBURINTA YAA HANBADA U DHISI YAA ALLAH HESHIISKA YAHUUDU RUN MA NOQON DOONO WAYNA KABIXI DOONTAA BAL TAASI OGAADA

ayaanlecabdiraxman
Автор

Ku saliya xabiibkena Mohammed scw ❤❤🎉🎉

nuuradiinoffici
Автор

Allah's akhaber Allah's akhaber

ayanmohammed
Автор

Asc jasakallahu kharak sidaad wararaka diiniga ah iyo kuwa madiga ahab kharaban kuu rejanya diyaradan waxa looga rogay waa muslin nacabaka ❤

crisaqHussen-kvct
Автор

Kow Somali midhiye allah ha ku barakeyo allah ha ku xafido allah ha ku ilaaliyo aamin

AxmedYusuf-kn