WAR KAALAYAAY USOO GUURA WADANKAN SOMALIYEY DHAQSADA AWALBA BILAA MACNO AYAN U GUURGUURNAAYE! JOOG!

preview_player
Показать описание
WAR KAALAYA USOO GUURA WADANKAN SOMALIYEY DHAQSADA AWALBA BILAA MACNO AYAN U GUURGUURNAAYE!
DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,

HADAAD DOONEYSO INAAD SHEEKHA LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA

BARNAAMIJKA AAD KA HESHO LA WADAAG WALAALAHA KALE ALLAH HAKAA DHOWRO SHAR & SHEYDAAN ADIGA & INTAAD JECESHAHAY. AAMIIN
#ShMaxamedDulmiDiid
WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
MAHADSANID.
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Ilaahow waan ku barya dadkeena dalkooda jecleysii.Ilaahow nabadoda kuwo u dadaalo ka dhig dadkena.Ilaahow Cadowgen ha noo jabin.❤🇸🇴

Xalimo
Автор

Dear Somali please stay in and build your nation, Somalia soil gold on earth...I am kenyan and looking forward to be somali citizen 😀

aminaabdalla
Автор

Sh dulmidiid ilahey haku xafido wa kugu raacsanahay qofki qurbo ka guurayo wadankisa somaliya ha u guuro

shlmhd
Автор

Masha’Allaah Tabarakallaah Sheikh Waa Runta weligay kuma fekerin Qurba ka Guur Qurba u Guur Alxamdulillaah Waxkasta u yahay Dalkeygaan ku Qanacsan nahay iyado Xabad dhacayso ban so joogay hadana waan ku Qanacsan nahay Wallaahi Family Daris aan nahay baa u guuray oo weliba qaar baa Guryo ka gatay ugu yiri maad so gurto wan ka diiday Xitaa sheikhyada Dadka ku dhiiri gilin jiray baan aqaan ka wareystay oo I yiri Waa mel wanaagsan Allaahu Akbar lagama yaabo Kenya I dhaw oo aan aqaan in aan degi doonin Guri aan ka gatana haka yaaban Insha’Allaah
Sheikh Somalida Carab haday maqalaan in ay diinta ku dhaqmaan bey moodaan balse Xaqiiqdii waxaan laso yabay aan si fican u so arakay mar aan Sucudiga Xaj u tagay labo jeer Wallaahi masjid Cashisha hortiisa bey Sigaar ku Cabayeen iyo weliba Burta Arafo Geedaha u dhaw mel aan ka istagno baan weynay melkasta Sigaar bey la taagan yihiin Uur Subxanallaah Waxaas maba kala jecla Timaha waa Iska Caadi iyago nasjidka ku jiray u qaban yihiinba Soomaali dhulkooda la Nacsiyeey in ay hagajistan ma rabaan Qabyalad baa lagu intixamay Allaah swt Dalkeena ha ina jeclaysiyo inaga yeelo kuwa ka fogaada Qabyalad Kuna Dhaqma Diinta Isku Duuban Insha’Allaah Sheikh Aan u wada Ducayno markasta Dalkeena iyo Dadkeena Insha’Allaah Jazaakallaahu khayra jazaa dhiro gelintada

umusheikhabdalaikhyaar
Автор

Maasha Allaah in waddan saddexaad la dego waa kasoo horjeedaa Soomaali wn soo degay diintooda kusoo barey 13sanno anagoo ilmeyneyno syn kasoo laabatey there is no place like home.

umusafa
Автор

الله مستعان نسأل الله السلامة والعافية
اللهم اجعل بلادنا صومال آمنا مطمئنا وسائر بلاد المسلمين 😭 🤲 جزاك الله خير الجزاء شيخنا الفاضل

amenaabdia
Автор

saffa iyo marwa bila ajar ! Mar malaysia, marna masar, marna Turki, Marna kenya iwm …., Cajiib

Shukran akhy

benin
Автор

Allahu akabar waa xaqiiq turkiga qalad baan kafahanay amu dhulkenu ina anafaxa somaliyeey shisheye waa shishe

ruqiyadihad
Автор

Waa Runtaa Mahadsanid, jazaakallah mafiicno laablakac
Iyo marinhabaan .waan arkay
Kuwo xayeesiinayo Turkiet

saladmohamed
Автор

Maashaa allaah tabaarakulaah shooqoow aad iyo aad ayaan kugu mahad celinaya Shukran calaa waa jib in badan ayaa dadka kaceliyay maantana dhagahaygan si fiican ugu maqlaa dalxiis maahinee degitaan iguma ogid

nafisaahmed
Автор

Asc shikhow qeer ilahey haku siiyo TURKIGA waxaa ka fican in looguuro KENYA wayo waxa ka helesa barashada diinta islaamka macaahid qaas somalida uledahay

ibrahimali
Автор

Wallahay Holland xalay gabdh soomali iyo reer turkiya kor iyo hoos kaladagan baan xalay ukala garqaadeeyney turki dadfiican maba aha diinta maba kudhaqmaan dadka madoow wey necebyihiin

Munalalachenell
Автор

Subxaana Allaah , walee dalkayaga hooyo waxa dhaamaa majiraan dagalkasta hakajiro iyo shaqalaanba, ,, lamahuraan waa cawsjiilaal , , soomaaliyee dalkiina Aamina , ,,,sheekhanaa Allaah hakuxiftiyo

hindamaxamuud
Автор

Subxaanallaah ummada keliga aduunka ku duleeysan waa anaga soomaalida inagaa isduleynay Alxamdullilaah

atika
Автор

Soomaaliya toos oo adoogaa iska ilaaliya Soomaaliya Soomaali baa leh🥰🥰 🇩🇯💖🇸🇴

amir
Автор

Wadankeena alha nooxoreeyo inshaa Allaah haduuw xor yahay halqof oo somali ah ma dhibtooteen qurbana lama aaden ee ilaaheey nabad waarto Hana siiyo

maryanbarre
Автор

Jazakallaah kheyr sheekh waa u socday

a.sabriye
Автор

Maasha Allah tabaarakalaah wa run sheeqow turkey anaa arkey oo aabahay oo doctor u yimid uga tagtey qayr malahan wey kaa xinsanayaan xaquuqna malahan dadka kale isagana 90% luuqadooda kariyay ku hadlayaan no international language waana runtaa qurbe ka guur qurbe kalee u guur ma fiicna somalia fiican badanaa xamar kaliya malaha dowlada kariya qarax marmar leh gobolada magaalooyinka kaloo dhan waa nabad alxamdulilaah ❤❤❤

samsamadam
Автор

Somalida wadankeedana Waa burburintaqana wadanada ay laheyna way u ordain dhibka waa sidaa ee hadareento wadankeeda macaankiisa

zahromahamed
Автор

Mansha Allah Tabarakalah jazakalahu qeyr yaa Shieq waan kugu raacsanahay Horan udiiday Qurbo ku bedelo Qurbo kale nacfi male iyo qeyr toona hadan meeshey ku dhashen ka kaxeynayo meshan anigu ku dhashay baan geynayaa insha Allah

SumayaElmi