Marka Dilaagu Soomaali Yahay Xaalku Waa Sidee (Qiso xanuun badan)

preview_player
Показать описание
video walba oo aan halkaan soo galiyo waa mid aad wax ka faa iideyso muqaalkanina waxuu ka midyahay muuqaalada aad wax ka faa iidi doonta chanaalkani waa saaxiibka qof waliba oo doonya inuu ogaado macluumaad iyo qisooyinka ka dhacay dunida aynu maanta noolnahay ka mid naqo asxaabteyda chanaalka kusoo biir videogna noo share garee mahadsanidiin soomali maxamed
muuqaaladii ku dhaafay halkaan ka daawo:


Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Well done bro keep going you are the best

DrmukhtaarYousuf
Автор

Waa qiso naxdin ah, ilaahyow gacanteena yee galabsan qof bini aadam ah 😢

AbdorahmanSorre
Автор

He is a criminal and it doesn’t matter who he was married. He killed a young lady and her child will never see his mother again. He distorted his life too.

berlinbarawe
Автор

In dil lagu xukumo ayeey ahyd kaaaas Qof bini adam ah hooyo ah side buu saaas ugu sameyn kara Subxanalah

queenarawelo
Автор

Brother wan kugu xidhanahy wanan kutageera horey usoco. My favourite YouTuber.

Abdisalan
Автор

Familka hadey ka naxayan marka hore ayay ka celin lahaayen Inu guursada ajnabi owlaada alaha noo xifdiyo

umaamina
Автор

20 sano mahaan ee waa xabsi daiim bal ka waran sida u Gabadhaas ula dhaqmay waa jahiil xun uf maskin cunagaasna waa uga dhamatay reerki somalida ahaa oo wiilkoda ka soo qad dhahayaay talo xumo bal maxu faiiday subxanallah 😢😢😢😢

ayaanabdi
Автор

Wilka Somaliga ayaa qaldan waana bastar dhaqan xumade wadanka ku hayen ayee calamka laga len farax lugo baasto

hanielmi-xhkz
Автор

Waa dhibaato subxaana Allah naftiisii wuxuu dhigay jeel cungiisiin wuxuu dhigay Hooyo la, aan ajaanimta laguursanyo waxaas ayaa laga dhaxlaa.

abdirahmanahmed
Автор

bro keep going zaki
khalad ayuu sameyey inuu dilo ma ahayn dhiig bili, Adam alle haynaga badbaadiyo

salmanabdirizak
Автор

Waa sheeko argagax le wiil ka iyo reer kiisa khaldan sabab ta in dilku dhaco mohamed familkisa keenay

slanddifac
Автор

Youtuber kan maxa ka si ah kulaha dilaaga waa soomaali like ta ii saara. Yaaab

abdihasan
Автор

Waa dhaqanka Somaliyeed in Family Ninka ay ilmaha xoog kaga qaataan hooyada 😢 Alle idin cadaab dheh dilka uu geystay waxa ka danbeeyey qoyskiisa oo dhan oo soo diray 😢

fartunhaji
Автор

Dil buu qalmaa muxu naag gaala uguursaday haduusan doofar cunow rabin

zuuzbaari
Автор

20sano waa cadaalad daro wllhi nafdhan ayuu gooyay 😢😢😢😢😢😢munaasabkiisa in dil lagu xukumo ayee eheyd

AnisoAhmed-ordaye
Автор

Zaki waku salamay hada iga qado zaki run ah ani cml tahy hadi iga amusto dhib majiro wa nanesta welcome zaki is the beste

ZakariyeMaxamed-vjot
Автор

Cunugaan Reer Nairobi bu ahaan jiray ninki yaqana yaqana, cunug fican bu ahaa wagi hore

farhahidig
Автор

Mar walba isagaa qaldan anwarna ilaahbaa badbaadshay

laylaxasan
Автор

Isagu maxuu uguursanayay hadu Ku aaminayn waxay dhasho in ay korsato, waayo waxay tahayba wuu ogaa

KowsarinaMaxamuud
Автор

Somali waa cadood inay dumarka layan ceebtood maha subxanallaah

Aliinaliiban