Wadankii Ay kuhamin Jirtay Markeey Tagtay Ayaa Sidaan Loogalay (Qiso xanun badan)

preview_player
Показать описание
video walba oo aan halkaan soo galiyo waa mid aad wax ka faa iideyso muqaalkanina waxuu ka midyahay muuqaalada aad wax ka faa iidi doonta chanaalkani waa saaxiibka qof waliba oo doonya inuu ogaado macluumaad iyo qisooyinka ka dhacay dunida aynu maanta noolnahay ka mid naqo asxaabteyda chanaalka kusoo biir videogna noo share garee mahadsanidiin soomali maxamed
muuqaaladii ku dhaafay halkaan ka daawo:


Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Aad ayaan ulasocdaa barnaamijkada mid ima dhaafo anigana liketa mala dhaafo isha allah 100k camming soon❤

fartunahmed
Автор

your top social media platform investigator Go forward💯💯

akhilowle
Автор

Ma fiicna in caruurta loo diro meel iyagoona walid la socon walalashay Gabadheeda ayaa jamacad ka dhigata Turkey 🇹🇷 iyadoo kaliya waan u warwaraa Allah ha noo xifto . Sanad ka danbe bay dhamaynaysaa
In shaa Allah and feel sorry for the poor girl , she didn't deserve that !!

ikranabib
Автор

Alla habaryarteed shaydan nay guursaday Gabadhi ay walasheed dhashay bay galafaday 😢😢😢

ayaanabdi
Автор

🪴Horey usoco bro Wanku Wadana isha allah 1 M inad Garto kurajenena MR Zaki🪴

abdulahihirsi
Автор

Waa la dili uun golden voice binu saki bro keep going ❤

Somaligamer
Автор

Asc wr wb wlal aniga aragtiideedad gabar amo wiil in jamacad loo diiro dalka diadiisa amo gudihiisa wax dhiba uma arko qaas ahaan gabar dheeyda ma amiin sanii in uu wilku wax kaga duwanyahay qadaartuna waa mesheeda oo wiil iyo gabar ma taqaano thanks brother 🎉😅

biyondafamilybiyondabeela
Автор

Astureyliya maha waryahe naka sax Australia 🇦🇺 weyaan 😂😂😂😂😂

queenlatifa
Автор

Ifka lagu yahay walal Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 10 k i gaadhsiiya bage kena waa bage dini ah adun Iyo khiraba aku faideso mahadsanidin ❤️❤️❤️

taqwachannel
Автор

ANI IMA DHAAFAAN MUQALADA CHNAALKAAN YOU ARE THE LAGEND PRO

SIRTAFILIMADA
Автор

codka AI ku hagaaji sxb muuqaaladaafu waa top ee

sadaq-zadka
Автор

Walaahi dil macaa dacas ayaan ku xukumi lahaa

MDheen-ioym
Автор

Anigu hooyo ayan ahaye ninkan inla dila ku ficned😢

AsmaKeyse-vhhb
Автор

Aniga nin dhan maba aamino gurigana maba keeno sababtana wax walba aya dhici karo xitaa kuwa habaryar u ahay marka ey raban waxan dhaha shaqo jiraa waqti kale

fahmahassan
Автор

Comment gii ugu horeyey ee muqaladada adoo 1k mareyso ku qoro weye kan Comments ka labaad 100k marka gaadho kuso qorayo i.a 😅 good luck

Abdirizak_Hakim
Автор

Good Job Legend You Need Mic 🎤 Inaa Soo Ibsato Nice One Tnx

abdirashiidcali
Автор

Waan kutaageera walaalo Ee Qaybahaaga kle Social media noosheeg mxaa kugu qoran

SaphiyaGuure