Sidee Fanaaniinta America Loogu Dhex Dilaa Gudaha Diyaarada (Qisada AALIYAH Dana)

preview_player
Показать описание
video walba oo aan halkaan soo galiyo waa mid aad wax ka faa iideyso muqaalkanina waxuu ka midyahay muuqaalada aad wax ka faa iidi doonta chanaalkani waa saaxiibka qof waliba oo doonya inuu ogaado macluumaad iyo qisooyinka ka dhacay dunida aynu maanta noolnahay ka mid naqo asxaabteyda chanaalka kusoo biir videogna noo share garee mahadsanidiin soomali maxamed
muuqaaladii ku dhaafay halkaan ka daawo:


Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Sxb sre aad baan kaga mahad calina cod sigeyga madama aad ii oo fisay wlhi waan jclhy Aaliya qisadeda sxb qisoo yin kale oo aad uxiisa leh kusoo qaraa noo soo kudbi in.a sxb sre🥰❤️👍🤩

Salmancade
Автор

2001 summer June kii ayaa aniga iyo washy and my mom ku aragnay dineyland in paris I'm so shocked wllhi respect waxad tahayba 🎉🎉

flamingoshowchannel.
Автор

Aaliyah ❤❤ are you that somebody n i think one of million too those my favorite songs of her ❤ i grow up listen her song ❤️ i love her voice 💕

FaisaDhahir
Автор

Sxb sre

paul walker

iyo

Sravani Kondapalli

iyo

Sushant Singh Rajput

iyo

Sushant Singh Rajput

iyo

Sejal Sharma

iyo

Sridevi

iyo

Divya Bharti

ku kala waan ku soo kudbin in.a sxb

kusoo dadal codsigan in.a sxbre qeer bdn ku rajeen in.a❤🥰🤩👍

Salmancade
Автор

Way wastage fanta iyadoo yar Angel 🎉🎉😊

flamingoshowchannel.
Автор

Mahadsanid wll codsigiygi wad i hirgalisay my brother ❤❤❤

hibosahal
Автор

Aaliyah rip bby girl 22 years ago 2e miss you more 🎉🎉QURUXLEY YAR AYEY AHYD .AALIYAH DANA HOUGHTON AND HER BROTHER Rashad Dana Haoughton 🎉🎉🎉famous family 🎉Aderrkeedbaa soo sarey oo r kelly u geyey sorry liyah 😢😢

flamingoshowchannel.
Автор

Waan kahelay qisooyinka aboowe afsomaliga aad noogu turjuntay maxaa yeelay luqada afsomaliga kaliya ayaan aqaan alx❤

Fallandurduro
Автор

Haa sxb wn arkay weliba wxn kudawaday filimka jetli

mohameddeeq
Автор

Uur ayay uqaday rkelly hoyaded baa ka sooriday madama noloshu below uahayd lkn 🎉🎉🎉

flamingoshowchannel.
Автор

Zaki abdi yasin sxb waan kugu xiranahay mar walba kama caajiso muqaladaada lagend

sayidyasin-fu
Автор

Alia flimka chatlee ku daawaday beautiful girl ahayd 😮

AbuWalad-uu
Автор

Waan ognahay in la laayo fanaaniinta madow.
Xataa dhashaa laga ilaaliyaa.

cabdicaydiid
Автор

R Kelly kasohadal maxa xabsiga galiyaay mahadsanid 😊

hibosahal
Автор

Maryooley iyagaa dadka u liita
Dumarkooda shamta qaaradood bay ooyayaan.
Istaqfuranllah intaan qaran midaysan doonay
Istaqfuranllah
Ka doonay.
Allow noo denbi dhaaf.
Maryooley waxa qabsan xabashi
Waayo qabyaalad ayaa khayrkood reebtay rajo ma leh.anigu kolay ka sugi maayo.
Ader mahadsanid macluumaadka aad noo soo gudbiso.

cabdicaydiid
Автор

Hadaa ogaan laheyd sidaan ujeclahay chanaalkaaga walal reply isoo gali laheyd mar walba lagend zaki ❤😢

SIRTAFILIMADA
Автор

Sxb waxa rawa actorki pul walke sodah

alisontraining
Автор

Markiba wax sobaxay inu R Kelly isagu shirqolay aya ladhihi jiray😢

hibosahal
Автор

Qofka madow ee lacagta haystaa
Waa laga ilaaliyaa in carruur dhalo
Ninka madow ee lagu tuhmo xoogey lacag doqon cad lagu qiyaanaa si lacagtu aysan cid kale ugu wareegin
Reer bogox((=reer galbeed)
Siyaasadpodu waa fashil africa wali hurdaan.
Dheg casta waa la leeyahay oo reer bogox ayaa haysta.

cabdicaydiid
Автор

Ikraan tahlil ka so hdal zxp hddii surta galthy

CabdallaJoo