Samatar Sahra Shamso iyo Dhabarlaw - NAQ

preview_player
Показать описание
Xassan Adan Samatar, Sahra Axmed, Shamso Cumar iyo dhabarlaw wa heesti "NAQ"
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Riwayad waxaan ku dawadey tiyetaarka hargeysa lkn waxan laso celiye dhowr gor lkn markii ugu horey waxa ku jirey xasan Adan iyo salaax qasin iyo AHUN shamsa cumar iyo sahra Axmed lkn Anu waxa ku dawadey tiyetaarka hargeysa waxan Alifey AHUN maxud c/llahi ciise (sangub) waxaney Ahey Riwayad qaliya

xuseendhangub
Автор

Ninka ugu dambeeya ee heesta qaadaya ma aha BARROOW ee waa DHABARLOOW

ahmedisse
Автор

Agonka Hargeisa😊😊

Ha ka MARNAANIN wanaage
WAARIMEYSIDE WANAAG HORMARSO😊

HA NOQONIN DOQONTI DAGAALKA OGEYDE
DUUF LAASHEY!
HA NOQON NACAS TALADA GAAR U LE!😊😊

waarimeysidewanaag
Автор

Niyadaadu Yey noqon
Nacas talada gaar u leh
HARGEYGEYSAAY!😊😊

waarimeysidewanaag
Автор

Waqal Alla yacisak Abti, one of the best song Ever, Riwaayaddii Ninba Tacabkii Talooy Kaa Maal, 1982 Singub baa Iska lahaa, Waqal well done Abti thanks

ZakiRazzak
Автор

Aduun bays luraayee
Miyaan nabad ku iri weli
Samatar

osmanabdi
Автор

Qofkii niib garaacana
Nabar waa ku yaalaa
Sahra

osmanabdi
Автор

Walaalaha Idinkoo mahadsan Heestan Qoraalkeeda Haddaad haysaan igu kaalmeeya

jamahassanadam
Автор

Erayada MAXAMUUD CABDILAAHI CIISE SANGUB
1982

jamalxiin
Автор

Mirihii sangub laxankii saalax qaasim codka s.axmed.samatar.aamina c/laahi. Dhabarlow

alisaid
Автор

Adi uun bey islulaayee miyaa miyaa nabad ku iri wali 😘😘samatar

aweysgacalofficial
Автор

Niyadadu yaney Noqon mid talada
gar u le muqdisho

xuseendhangub
Автор

RIWAAYADDII NINBA TACABKII TALOOY KAA MAAL - Heestan markaan waxaa isla qaadaya SAHRA AHMED -- XASAN ADAN-- SHAMSA CUMAR- MAXAMED DHABARLOOW - Laakiin mar baa jirta uu Booska Xasan adan buuxinayey Maxamed Xasan barroow oo uu maqnaa Xasan Adan -ee Riwaayadda Originaalkeeda waa sidan ee yaan la isku qaldin -Salaama

ahmedisse
Автор

Jaceylkii nafteydoow noolow, noolow gobbaa tee.
Sahra

osmanabdi
Автор

Allaha u naxaristo janatul firdawsa hak warabiyo phaylasph abwaan #mohamoud isse Sangub qoof an diib loo heli karayn ayu ahaaa

houskeymattanmanchaftyoutu
Автор

Cod ereyo music talxiin ragii hore CIDI garo mayso bal u fiirso ha DHACA musiga acourdada stikaatada jiirooniga baysku samaynayo lid giitaarka dananaya saxaphonest 6 altada baytariga iyo darbuugada ruukooyinka macaan waa wax LAGA soo shaqeeyay rag yaqaan tumayaan sida AHN
Axmed Qaniis tiifow AHN
AHN aways abokor goobe
AHN Andraayo
AHN MAGAFE
INATAS BAAN KA XSUUSTAA MUSISHANKII MACAL KUWA HEESAYA DHAMAN AHN AAMIIN AMAII AAMIJN
AHN magafe

Mamar
Автор

Ereyadii Dhaqtarkii Jacaylka Alustaad Al Mualim Ustaad Maxamed Call Kaariye Laxamkii Alustaad Xasan Sabriye Afrax Xasan Gareyt Codadkii Samatar, Sahra, Shamso Iyo Dhabarlow, 1974 Muqdisho Heeska Hadaan Nuxurka sheekada

miftaaxtube
Автор

sheekooy ku nacay, sheekadu sheakadu noqnoqotee ma naqbaa u da, ay bari nugaal iyo dhulkeedale haweey noolihiisii, manabaadi geediga galkaclaku naaxaa

omarmunye
Автор

Haddii uu kunacay daa neyruus iyo dabshidihii, nuxurkooda baandhee wuu ku nabar wareemee.
Dhabarlow

osmanabdi
Автор

Niyadaddu yeey Noqon Nacas Taladda gar u leh nice song 

maxamedtaajir