ITga baro oo kushaqayso - hacking ka baro

preview_player
Показать описание

CONNECT WITH US ONLINE
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Hurbad waad ku mahadsan tihiin sida aad dhalin badan oo aan ka mid ahey aad ugu soo leexiseen shaqooyinkii xamaalka ahaa aadna u tusteen iney noqdaan xirfadlayaal seylada shaqada aduunka ku gala qaab ka wanaagsan kana fudud sidii ay markii hore u jilaaban jireen .. taariikhda ayaa idin xusi doonta in aad dadka ku bartaan maadooyin tan ugu raqiisisan 300€ lagu barto inaad 8€ dadka ku bartaan waqtiga intaas le'egna aad gelisaan iney idin ka go'an tahey inaad bulshada wax ku soo siyaadisaan . Awguuriyo mar labaad ..

muhamuse
Автор

waxaan ahay arday dhameeyay jamacada sanadaan information technology waxa aan rabaa in aan kusoo biiro HURBAD Waxa aan kahelay sida eey wax uwado waxa aan rabo in aan kaga faaiideysto ayaa ah CCNP CCNA iyo Graphic

engmahadcalimaxamed
Автор

Masha Allah ka mid ahay ardayda hurbad

muqtaardaacad
Автор

Thanks Hurbad Institute of Technology & Ustaad 👏❤

itsmeyahye
Автор

thankiz my pro insha Allah wan jacelhy inaan barto Ee halkee ayaan kala xidhiidha

cabdicasiismukhtaar
Автор

Aad ayaan ooga helay macluumaadka muhiim ka aha ee teacher ku kahadlayo waana kusooboiray hurbad alx waxbadana waan ka faa iiday

Nuuradiinwadani
Автор

Mahadsanid ustaad gacan qabasho only ayeynu rabnaa hadeynu nahay ardeyda IT

hackermrclegendaryilamosha
Автор

eng alle haku daayo wabad idhiiri galisay

engmuuseofficial
Автор

Keep going zoopadiya fiidyowyada kahadlaya ITC

mazkaxmaal
Автор

war xirane zxb lagta kulama dhafo ee abti horay usoco

blackaadaale
Автор

Waa mahadsan tihin Hurbad
Wxbdan la inka faaidaa

HanuuniyeOfficialChannel
Автор

Waxn ahy ardey maanta ku soo biirey aad ayaan noo can Faceyaa runtii mahsanid Macalin abaal kaada ma gudi karno waxn isku deyaa in casharada gaal ugula laabto

adeckediting
Автор

Run ahaaantiii aaad ayaan utageraaa
Hurbad wana kahelay casharka sida waaagsan ee aad ukala dhig dhig tay

abdizalaanabdirashiid
Автор

Runahantii wakufarxsanahay inaa kuxirnado hurbad waxaa darema inaa ahy gabar awod oleh inee barato difaca cumpotarada waxana ahay ardayay barata IT maduyinka logica manogusodari kartaa👩‍💻👩‍💻👩‍💻👩‍💻

nastexoelikhaliif
Автор

Numberkaga isoo duur masha allah félicitations bro

abaoubaidahoussein
Автор

Macalin xgee laga heli karaa hurbad institution

zackvlogs
Автор

ASC INTUU KUYALAA HURBAD INSTITUTE OF TECHNOLOGY

Daadacade
Автор

Zxp waan upahanahy korsooyinkan oo dhamays Tiran ee xagen kala ssoo xidhidha 🇸🇴👍
Inbadan na waan raadinayeey wlhi

thmaszhalpy
Автор

M.a waa arin wanaagsan hadiiba intaan iyo inkabadanba laga helayo halkaan

axmeddaauud
Автор

macalin waad mahadsantahay suaal qaba (macalin marka scan lagu sameeyo avast antivirus computerka
waxu dhahaya computerkaaga hacking ayaa lagu sameeya

hamzamohamedngit
join shbcf.ru