SILSILADII WARDOON DHAANTADII 9 AAD EEGAY SOO DHACDAY CODKA FANAN ABWAN CAYN 2021

preview_player
Показать описание
Abwaan Cayn waa Ku cusub yahay fanka xaga dhaantada lakiin waa uu soo dadaalay
difaacna wa soo galay ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 Mahadsanid 💕
►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
►SUBSCRIBE
►SHARE WITH FRIENDS
►LIKE
►COMMENT
►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like
NEW VIDEO CUSUB SOOMAAL TUBE NEW VIDEO ALI DHAANTO VIDEO CUSUB
VIDEO CUSUB SOMALI
SOMMALIDA
AF SOMALIA VIDEO

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Silsiladii Hirgashay Ilaa iyo Hada Team Ali Dhaanto Wax Uso Jawaba hayno Legend Horay Usoco 💯❤👍🙏

aarizofficial
Автор

*Abwan ceynba ceyn saxip aan aminsanahy keep forward*

omaarbashir
Автор

Ogaadeenkii af-maalka iyo murti-sidaha ahaa een aqaanay waa kan iyo abwaan Jagnaa. Waa laba nin oo murti ka muuqato yacnii xaga afka soomaaliga.
Salaan sare oo iidiinka timid GREAT GARXAJIS HABAR-YOONIS

ahmedsulub
Автор

Dhaanto iga gadan weye wlhi middan
Abwaan Horray u soco

mohamedfaarahcaag
Автор

Nin danbeya tahoo xogto kaa dahanbee dalkii somaliyed waa isku duubanyahy walee waa karkar abwan ceyn ❤❤❤❤💢💯💯💯

abdiazizaden
Автор

Sidanaa la rabaa markasto deyro iyo balaayo sheeg lee maa lagu jiraa kheirkaa la saadaaliyaa sida abwaan cayn sheegay ayaan rejeeynenaa insha allaah

falisabukarhilowle
Автор

Abwaan cayn
Walaal horay
Usoco(KEEP GOING)OK

bushrajaamac
Автор

Dirn duro dab galay siee kudmi lahed jah 🥰

nuuraxmed
Автор

❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mashaa allah waa dhaanto aan ka helnay CALI DHAANTO GUULAYSTA

jowharamohed
Автор

Jwb saxa ayuu keenay abwan ceyn guleyso bartedii buu dhigay

iskufilancadey
Автор

Allow iskusiiduub dadka somaliyeed abwaan kusoco love u

shukrisharaf
Автор

Masha Allah saxib sare horey usoco wankusalamau inbadhan.

walalkhanproduction
Автор

Cali Dhaanto
Gurmad degdeg Ah
Wa diyaar
Afrika
Weerar culus kugu so Qaadeen
Indha Saarcaad bey wadaan
Sadaasha fiican waa loo baahanyahay
Guud ahaan silsiladda Wardoo
Ilaa Hada
Si Habsami leh u socotaa
Shacabka Ayaana ka Garsoore Ah
Jigjiga
Hargeysa
Bosaaso
Dhusamareeb
Baladweyne
Muqdisho
Baydhabo
Kismaayo
GAARISA
intaba Waxa ka jira Dadka Soomaaliyeed
Wey ka Dheragsan yihiin
Ee Xaqiiqooyinka Halkooda Ha loogu Tago
Mahadsanidiin
Waa walalkiin M gamadiid

MohamedAhmed-mucw
Автор

Abwaan cayn walaahi waan ku wataa abwaane horey u soco qufna ha u istaagin love

hassanomar
Автор

Walalo wax isku duuban majiro ruunta muhiim aha jawabtii mahayno #team Cali dhanto

nashaadsaxane
Автор

wakukaaaa xagxagsho lee malagujira dalku wu nimceysan yahay ea hala war Qawooo💪❤️👍

mohamedkhalif
Автор

inan kaan iyo Ali dhaantoo sificaan baay laaxanka ola soocdaan 💯💯💯💯

booqortoyoogadenreercabdil
Автор

Inta nuur caraale zugayza like ta ha zaarti

nasriali
Автор

Dhaqanka Dhallinyaroy ilaaliya.
Dhaantadu waa fiican tahay, balse timaha iyo huga la socda!

gahayrschools
Автор

Silsiladaan ninkaanaa ugu nuuraya
Waana abwaankii bilaabay

wacanrimareer