DHAANTO Q-9AAD SILSILADII ''MILGO IYO ISMAANDHAAF'' XASAN-YARE

preview_player
Показать описание
Silsilada milgo iyo ismaandhaaf waxaa ku hardamaya abwaaniin iyo fanaaniin mudakara waxayna xamaasad kulul dhex taalaa raga iyo dumarka

QAYBTA 9AAD
ERAYADA- ABWAAN BADIYE
LAXANKA- ANWAR TOOTI
MUSIC- MAXAMED YARE
CODKA- XASAN YARE
CAMERA- NAGEEYE (NG)
EDITING - NAGEEYE (NG)

Chenelkan waxaad ka heli kartaa oo uu markasta diyaar kuulayahay
✔ Riwaaayado
✔ Suugan
✔ Madadaalo

. 🤝MIDNIMO QARAN FILMS🤝
Like✅ Share✅ Comment✅ and SUBSCRIBE✅

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Hal xidhaalaha soo fura hee ragii habalaha lasafnaan aaway dee
Erayda 100%
Laxanka100%
Codka xasan yare 100%
Ha socoto 👈👈👈👈👈👈👈

abdinurqoraneaxmed
Автор

Maansha allaah silsiladi waxey gashay keydka qaranka
Bal halxiralayaasha kasojawaaba iyo erayada heesta

qurayshaaadan
Автор

Milga Io ismandaf cadhi maaha walhi wlakala hari laaya walhi m.a horey usocoda damantin

siyadabdullah
Автор

Wxba noolama harin abwaanku😅😅ha socoto dheeshu

siciidomohamud
Автор

Abwaan iyo fananbaa is helo murtibaa kanayo Xaqiqdaa shegay hadalkuu macno iyo dhadhaan wuxu yeshaaa markaa runtaa la shegoo

jaaleahmednuur
Автор

War dhaxda iigu dhufta agah Hassan xaawaleydi wuu xaluushay bee xoog weyne dheh

saxiibdixalside
Автор

Xasanoow saa maxaad noogugasha wllo haweenka kamaad kalayarayn wllky qliyow

aminaawil
Автор

Illhy amarki waxan modayay inay geesuhu kor ubaxane show qaarba hoos ubaxa aar baqaro madhaqan dhaqankeedan ma aqaan 🙌🙌🙌🙌🙌😂

mohameddhaydhame
Автор

Wcadala wiilkaan gbdhihii dhulkuu la simay war hal xiraalaha halagsoo jwaabo bal😂🥰😇

bashkaasensio
Автор

Ww manshalah wiilkan jacel walhi mel ayu nogaso noqdey

hodanaahmde
Автор

Xaqiiqdaatabatay xsan yare😍 hory usoco

zamiiramuqtaar
Автор

🙄🙆‍♀️🙄Wax nooma reebin meel nga saara🙋‍♀️🙋‍♀️🙋‍♀️

fatmaabdalla
Автор

Muxuu yiri mufti dumar haduu jiro wuu noo macnayn 🤣🤣🤣🤣🤣 nagama xishoon abwaankaasi waan cambaaraynayna hadaan dumar nahay lkn waa laga daba imaan doona nin kale aya kaa dambeeya waxba balaayo ha iska dhigin insha allah walagu hayaa mardhow

MultiStages
Автор

Wwwww m.a xasan yare keep going my bro

xidiggeele
Автор

Lkn anu ragaa katirsanahy halaogaado hhh

zamiiramuqtaar
Автор

Wan filaynay jawab wanagsaniy ka imad donto inan Rageed?

haruunciise
Автор

Waxaan sugeynaa halyeeyadii hablaha difaaci jiray jawabaha hal xidhalaha na khibrada ulahaa sida abwan c, xawayan iyo abwaanada lamidka ah

maryanruun
Автор

Raga dhamaantiis masuul ma ahaan qaarbaa magac uyaal ah

Xamdiyay
Автор

Midnimo qaran dhaantooyinka lyrics u soo yeela

kasimhashi
Автор

hablaha rag baa usobaxe tolow next Muna bilan Miya misi hhh hasocoto ila aakhira hhhh

siyadabdullah