DHAANTO JAWAABTA WARDOON BY MUXIYADIIN SHAAHID OFFICIAL VIDEO 2020

preview_player
Показать описание
COPYRIGHT PROTECTED BY @djcatooshproduction5523
JAWAABTII 2 EE DHAANTADII WARDOON ALI DHAANTO
ERAYADA ABWAAN ROYAL
LAXANKA ALI DHAANTO
MUSIC HENOK ATLEBACHEW
CAMERA & EDITING TAMIRAT LEGESE
PRODUCED BY @djcatooshproduction5523
DONT FORGET TO SUBSCRIBE FOR MORE UPDATE
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

I love my Ogadenia people i am from Garissa cadey Ogadeniaaa big love dulkeygaa

yungfarahabbey
Автор

Muxyaden shahiid ninka kali ah ee An dhantadisa ka daliin natural weye codkisu erayadisu Allow Ogadenia XORNiMo warta u sii!💚💙❤️

sameerahajia
Автор

Rer ogaadeenya illaahay ha idin xafido rer tolkeey ilove you so much guul iyo Gobanimo 🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲💔💘💝❣

nasronasib
Автор

Maasha alaah ogaden wax somalinimo iyo hidadii soomaliyed haya wa idin ka wan idin tagera ino soo shida dhaqan kenaa wcn

cabdiraxanfarax
Автор

Ogadeen Is waaye Dhaanto Ayee Isku wareeystaan 🤣🤣🤣

mohamudabdalla
Автор

I'm from thailand i love song somalia and people somalia

bongkodratpiamsirikamol
Автор

Jecliyaa Ogadeniya BUUHOODLE idinka soosalaamaya

najaxabdi
Автор

DDS my Tolkay from reerka keliya aad is dhaqan taqaanaan ee aad isku gabyi jirteen Daraawiish💞💕💞💕

apdullahicarab
Автор

"Waxan Diidnaa In Soomaali Hoos Looga Dego. ("🇸🇴1) Reer Somaliland Ban Ahay Hadana Markaasoo Kale waan Xadroodaa Waxan Is Idhaahdaa Ilaahay Muu Ku Tuso Shantii SOMALIYEED oo Midaysan Oo Wada Jira. Kolay La Arki Maayo Dhawaane

dahirsuldanpro
Автор

From Galmudug reer Tolkey Noolada 🇸🇴❤️

karimyassin
Автор

Am from the northern Kenya, am proud to be Somalian, my people my land

kerrowmohamed
Автор

Mogadishu 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Casimada Qowmiyada Somaliyeed Meel kasta aay joogto #midnimo #Somalinimo

mascadeofficial
Автор

Wlh Been Ma ahan Somalinimada ilahay hoos nagoma dajiyo🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

abdikadirmohamud
Автор

Waxan diidna in somali hoos looga dago caku 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️😭

simanyarey
Автор

2015 markaan dhantada pranayey hidaheena wiilkan nloo shidi jirey iyo gabadh cod weyn mlaha khadra la dhihi jirey wlhi saaid ugu ciyaari jirey dadka fadhiga iiga kici jireen meesha dhan zcap iyo moraal farxad u dhimn gaadhi jirey marka ly yeedho dhaantooyinkisa ly shidi jirey Rayaan zandheere marka la dhoho anigo ciyaraya so gali jirey anigo ciyarayana ka bxi jirey lkn alxm wn iska daayey sanad mrkaan ku jirey wxn is dhahy aakhiradaada ku seegeyso😭😭😭❤❤

rayaanaragsan
Автор

Masha allah dhaqankeena kor halooqaado walaaloyaal
Gobalkaan barwaaqadiisa waan jeclahay guuleysta 👌🇸🇴🇸🇴

abdikadirfarey
Автор

Inta ila aragta in dhaantadani jawaab saxa tahay like ta

shaamimedia
Автор

Idin wataa DDSI dad qalpi fiican
From Burco Somaliland

abdirizakkoronto
Автор

Rer jigjiga dad goba❣️❣️
Me Frm galdogob❣️❣️❣️

inansoomaliyed
Автор

Hoyigii abwaanada iyo geesiyaasha masha allah DDS 🇸🇴🇸🇴🌹🌹

dhamays