HEES AROOS - AMAAL IYO ABDIQAADIR 2021

preview_player
Показать описание
ERAYADII - ABWAAN SHIILAALE
LAXANKI - FARXAAN DAACAD
MUSIC BY - MAXAMAD YARE
VOCAL REC - MAXAMAD XASSAN
CODKII NIMCAAN HILAAC
@Hillaacmusic #copyright
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

#Hanbalyo Aroos. Heestani waxaan ugu talo galay Lamaanaha #Abdiqaadir_Bahiir_Mohamed iyo #Amaal_Daahir_Daauud. Oo Maanta meherkoodu ka dhacay Baradii Cilmiga #Boorama 👑. Bahda #Hillaac_Music waxay idinleeyihiin BARAKOOBA 🤲

Hillaacmusic
Автор

Maashaa allah tabaarakallaah hambalyo reerkii lagu nastee lagu nagaado rabi ha idinka yeelo Aaamiin wlaashay Amaal Daahir Daa, uud iyo saygeeda Cqaadir noqda kuwii isku waara abid
Nimcaan Hilaac legend 🙏🙏🙏

axmedxuseen
Автор

Boqoradaydii 💕 amal Daahir Daa'uud iyo sedi abdikadir Alaha iskukiin barakeeyo hbbtii amal akhlaaqsan 💕

zamzamomeraden
Автор

Nimcan adeer inanta aan aan adeerka u ahay
Curadkaygii ayaa dhalay
Dahir daud gedi
Ana
Abdi Daud gedi
Salan gobeed Nimcan hilaac

abdigedifanaanadqaaliyacaa
Автор

Rerkaas barakooba ayaan leeyahay nimcaan 💙💓

drsfahan
Автор

Legend is Always Legend Nimcaan Abdirahman Hasan Hilaaca Hirgalay ✊✊ Hambalyo Abdiqaadir And Amaal🥰

deeqdarajolyrics
Автор

Hanbalyo hanbalyo huuno amaal daahir daauud kuwii isku waara abid qli ilaahay ha idinka dhigo❤❤❤🥰🥰🥰

ilwaadqrux
Автор

Hambalyo lamaanaha nolosha ku midoobey, Allah ha idin barakeeyo gabar iyo caano wiil iyo caano! Hilaaca hirgaley hore u soco geesiga africa.🥰❤❤❤❤❤👍👍👍👏👏

faizam
Автор

🔥🔥Super star💥 Fanaan Alfanaan Nimcaan Abdirihman Hassan Hilaac. Asluubta ka Hooyo, Oraahdasan Eedo, Graadka ayeeyo, Hees & Bar🔥✌

garbahaadsheofficial
Автор

Mnsh allah hambalyo hambalyo iskuwaara ubad khyr qabana kala hela aamiin

ahmedyaasiin
Автор

Nimcan hilaac
Legend
An other leval

ibraahimcabaas
Автор

Hambalyo walshay Amaal Dahir daud iyo saygeeda Abdiqadir Bashir Barakooba huuno.

asalamhd
Автор

Asluubta ka hooyo orahda sa eedo garadka ayeeyo 😰😰🌹🥀omg samidey aman way ka dhanthay

amalmohamud
Автор

Nimcaan Hillaac boqorka Codka Somaliyeed
Kuwadana sxp

cadirocmb
Автор

Nimcaan hilaaac waligay waan jeclaaa heesahaaga wlhi caawase iiga faraxad badan amaaaal hees inaad usoo qaaaado mahadsanid

amaalkaafi
Автор

wow..I have never been first to watch anything...mashallah tabarakallah..hees macaan❤❤❤

saidaabdi
Автор

Allowbarakee lamanaha quruxbadan labadiigarab ❤❤❤❤❤❤

hamadgabtaa
Автор

Mabrouk Mabrouk wllshy amal dahir and her husband isku waara oo ubad khyr qaba kla hela❤🥰

aswanbashir
Автор

Ma jirto cid doonaysa inay ku taagerto bilwaga safarkaaga balse marka ay arkaan guushaada dhamaatood waxay jeclaysanaayn inay dib Kuula saaxiibaan bro or sis 1k wax yarbaa iiga dhiman Fadlan iso booqda hada Waxan Soo gudiyaa Somali music lyrics insha allah hadii an 1k gadho waxaan Rabaa inan so Gudbiyo Mawduucoyo Waxtar leh Sida 1:Taxanaha Caafimadka 2: OGAALKA Dunida I.a adigan Ku sugayaa

SGTV
Автор

Mash allah dhismo dhaqma wllshay amal iyo saygeeda🥰

farixaabdirahman
visit shbcf.ru