CAWAALE AADAN HEES KALA KACSAN UQAADAY AROOSKA FATUUSH IYO TAMIIM

preview_player
Показать описание

Duubista
Aroosyada
Xafladaha
Heesaha
Decuments
IWM

MY SOCIAL MEDIA ACCOUNTS

WAAD KU MAHAD SANTAHAY QAABKA QURUXDA AAD NALA SOCOTID
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Best camera man godax wlhi gacantada way fadhida sxp🤳 hambalyo inantaydii fatuush iyo saygeeda tamiim🎉🎉❤❤❤

ayaanmohamedkhadar
Автор

Woow NAAG AROOS KEDA SHIDATY SEYLICI O LO HAGAR BAXAY MANSH ALLH GUUR KIINU GUUR QEER BARAKOWA ❤️🔐

RJ
Автор

intan Gabdho soo Arkayey Gabdhi igu horaysay ee Aroos keda shidatay🎉❤

israabdi
Автор

Faatuush my sister arooskoooda adi iyo xaajigaaga mustaqbal wanaagsan magaceyga wa xamdi black ina adeer tey carab maxamuud saalax ayaa ahey keep going muqdisho ku dhashey laakiiin bosaso waa deegaaange garoowe waan daganahey ❤❤ Nairobi waan a degna iyo qardhio my beautiful sister hambalyo arooskoooda adi iyo dumaashigey wixii cadaw hakaa haayo. dal iyo dibad hambalyo ayaan kaa soo direynaa aroos wanaagsan iyo awlaad wanaagsan ayaan kuu rajeynayaa my queen carabsaalax keep going aad ayaan u farax ney araooskaaaga aad ayuuna uqurx ❤❤❤😂😂😂😂🎉❤ badnaa my beautiful young sister horey usoci asalaamu CALAYKUM

HamdiHashi
Автор

HAYEEE. WA
XEESTII AL FANAN. CAWAALE ADEN DEHEEYEE. FANAN. 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯. FANAN. QARAN.IIGAA DEH

SahalabdiBulale
Автор

Heestan goorma arooskayga laga shidaya wlhy wan jeclahy inaan guursado lkn gabar kastaan is barano hal isbuuc ma wada hadalno waanu isku dhacnaa 🥺😪weligayna gabar ima oran waan ku jeclahay wlhy wxaan sameyo garan maayo bal iso duce wll hdaad qoraalkayga akhrisid mahadsanid 🥺🙏

maxamedlaaskaawi
Автор

Woof qurux iyo kalsooni buuxda hanblyo qurux from hargeisa❤❤🎉

samiramohammed
Автор

Qoyskan allaha barakeeyo
Lkiin jidhkeenu waa carrot wallayaal allah aan ka bawno aduunku waa labo cisho

umumuxamed
Автор

Maasha Allah tabaarakallaah ❤hambalyo 🎉🎉🎉🎉🎉🎉from USA

hibaaqmaxamed
Автор

WA XEES. DAH QAAMEED . AL FANAN CAWAALE AADAN DEHEE YEE AYAA KU LUUQEE YAA

SahalabdiBulale
Автор

M.a walasheey fatuush cabdinuur rabi haku haku xafido abayo mcn ❤🎉🎉

claahimaxamedaxmedjaamac
Автор

Mashallah Fatuush quruxeey ina adeer elf mabrook. Farxadaada waa faraxdeena xabibty saas ubfaraxsanoow. Hambalyo mar labaad adi iyo dumaashi.❤❤

noneofya
Автор

Mnsh Allah xalay way shidtay arooskedi fatuush quruxsan allow isku barkee 🎉❤🕺👰💏🫂🧑

hibosaakin
Автор

Wa gabar meheri ah carabyad rer puntland qurux leey

siman
Автор

Mashallah aroos abgaal cismaan iyo carabta mahamuud salah ❤❤

aminahmeds
Автор

Qof qaawan. Maxaa. Masha alah. Somali Waaba. Dad dhunsan

amxaar
Автор

Mansha Alla walaashay you fatuush tamiim hablyo arooskiinah

maryamali-jinz
Автор

Man of fashion!!! Design Somalis Dresses!!!

hamdiabdulkadir
Автор

As a borana lady I'm obsessed with this song yet I don't know the meaning 😅

nazzmalicha
Автор

Cadawagda waad gu raxesatay wlhi m.a allow isko daa lamanaha shidan ❤

cadarclaahi