ROODA KAYF - XUSKA MAY - OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024

preview_player
Показать описание
Ereyada: Awale Deeqsi
Laxanka: Xil. Laab-saalax
Music: Ayuub Haruun
D.o.p: Muniir Obsiye
Directed & Edited: Ahmed Ak

Produced: Afro - Waqal - Furinle
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Wlhia somalilander mahi Lkn waa dad aan jeclahy Hambalyo 18 my❤

amaalmaxamed
Автор

Muuse ismail muwadinamadu waa ku weeyin tahay. Roda keyf, Mohamed Bk. Iyo dhamadan shacabka reer ceeriigabo ee Buurta Daalo calanka luxaya Salama ❤️

zackbah
Автор

EiD mupaarak All Landers Tani Hees way dhaaftaYy waa DhaxaL Rooda KaYf .Deeqzi.XiL Laabsaalax. Ayuup Haruun🫡🩸💚🤍❤️☑️

guledomar
Автор

Xildhibaan, Abwaan, fanaan, shacabkii dhalinyarad oo meesha ka muuqda wa hees layskugu tagay dhiigu biyo maaha guuleysta tolkoyow🤍🦁

SubeidaIsmael
Автор

Laxanku waa xildhibaan laabsalax 😮 shacab iyo iyo siyasi loomakala hadhin wow waxasa ka dhiig iyo ficila tolkayaw❤waxansamaynay yaa samayn kara💪

Bintudacwa
Автор

Waxaan joogaa xamar waana jeclahay Somaliland❤❤❤❤ 18.may❤❤❤

utun_jaceyl
Автор

My Dhiig My Dhuux My Country Somaliland all Somalilanderz Happy 18 May💚🤍❤🌍💪🏻

inantaSomalilandkufanta
Автор

Masha allllah roodaaa kayf nolow soooomaliland guuuul❤❤❤❤❤❤

JamiilaJiimi-xqpv
Автор

Waa dharaar xasuus leh dhab ha loo dabaal dego 18 may 💚🤍❤️

hizamhasa
Автор

Guuleysta abidkin ciidankeyga qaran guushu waa dhankina markasta cadow giinu alle ha jabiyo 🟢💚🟩⬜🤍⚪🟥❤️🔴💪💪💪

Tourism
Автор

Masha Alaah Rooda waankuugu faanaa dabtii soomalilan
😂❤❤

ShamisDaahir-ty
Автор

CODKA = 100%
music= 100%
laxanka=100%
ereyada=100%
kayf=100%

mohammethsuleiman
Автор

Amazing song weli indhawayd may dhicin hees aan habeen dhan dhegaystaa.. thanks Roda kayf you touched the bottom of our heart ❤🩶🩵🫶🫶🫶🫶

mohameddhoodhe
Автор

Qarankaygu igu dheer💚🤍❤️Jamhuriyada barakeysan

Somaliqueen
Автор

Calankaygu igu dheeer❤ waa dharaar xasuus lee dhabar ha lo dabaal dega❤

Aamina
Автор

Caawa oy jumca tahay waxan ku dhagaysanaa heestan ceerigaabo amintuna waaa 1.30pm 🕜 dhaxan daranina waaa dhacaysaaa dhagaxantaa xata qoyday qabow awgii ana waxaan u fadhiyaa en hargaisa uga imid difaac dalkayga hooyo iyo deegankayga ❤AK7 KAYGIINA WAAN BARKANAY

DAGAAAlama waxaan dirir ahayn daawo lagu waaaye 18 jirban qori ku qaatay ilaa hadana waan sitaaa

CrahmanMR
Автор

❤❤❤❤❤❤somaliland guull Ayaan u rejeynayaa

nuurjaamac
Автор

Absolutely golden voice.
HAMBALYO dadka reer SLAND meel kasto dafaha dunida Ka jogtaan.

binuadam
Автор

Dad culus baa iskugu tagay heesta mahadsanidiin❤ midnimada dhexdeena haka dheehdo Aadmigu❤

osobanis
Автор

Mashaa'allaah, 18 may 2024 to all somalilander's ❤❤❤❤❤

KhadraMohamoud-tk