MUSTAFE DOLLAR | SANKA-TAAG | 18 MAY OFFICIAL VIDEO

preview_player
Показать описание
EREYADA ABWAAN SAAR
LAXANKA ABWAAN SAAR
MUSIC AYUUB HAARUUN
CAMERA ABDIWAASAC KHADAR & AYAANLE
EDITED ABDIWAASAC KHADAR

HALKAR ACADEMY
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

2025 Hadaad dib uso booqatay heeskan xuska 18 awgii waxan ku leeyahay happy18may All landers…SUBSCRIBE and LIKE ASXAABTA🙏🥰🫶

Mustafedollarr
Автор

"Soddon sano ha joogtee
Hadday saa'id noqonayso
Sabciin iyo sitiin iyo
Hadday siiba sara dhaafto
Sugiddeeda waan leennihiyo
Samir ku raacdaynta."

maalinlaha
Автор

Anoo nag reer galmudug wlh kama daalo dhageesigeeda hees waa dhaaftay guuleesta gacaloyaal 🎉

Arligiyo dhulkaba wada suroo calanka Saarsaara 💚🤍❤️

Nin ku neceb ha suuxee wiglada sacabka giigiija 🎉

Sanka taag adaa soo dhacsaday waadna sidataaye💚
Laandhers guuleesta Ilma adeeryaal💚🤍❤️🌸

najmolahmed
Автор

I m djiboutian girl and I like all Somaliland people.
Happy 18may my dadkaygi

NimaMoussa-fd
Автор

Iidoorku wa dad tashaday, ilahay haydin barakeeyo dalkiina abtiyaal. Saying hi from Dhagaxbuur

tormundgaint
Автор

Hayb ahaan uma dhalan, hadna isgaa ku dhashey kuna hoos barbaarey, Wax iga qaalisanna ma jiro calankayga. Waan idin jecelahay abtiyaashayoow iyo Habar-yarahayoow isaaqoow.❤❤❤

Abdiqaadir-
Автор

From jaarso jigjiga reer Somaliland qalbigaN ka jacelAHye guulayza ilam adeeriyaL❤

ahmettlp
Автор

Gacanta haddan ku haayo ictiraafkiin wlh cawa wan idiin saxiixi lahaa anigo from Moqadisho war wad istihishaan wlh qaran wad dhafteen ee nabad ahaaada walalaheena Somaliland

sadiaabdikadirahmed
Автор

Walahi waan ilmeeyay oo qiirooday, waxaan ogahay waxa wadankan iyo halkuu joogo iyo halkuu u socda ogsoon oo aan dib u noqod lahayd NO MATTER WHAT! ❤

mohammedahmed
Автор

I am djiboutians people and i love more than djibouti somaliland . Happy 18 may all landers 🎉🎉❤❤❤

NaderMohamedmiguil
Автор

Dariska xaalaashaa WA IDIN JECLHY WLHI😭💯from puntilnd💚🤍❤️

AffectionateCap-gile
Автор

Eryadii abwaan saar gobtii Ayuub 💚🤍❤️ Ciid mubarik landers 🫶🏽

Xalwo-bj
Автор

Igu dara dadku mustafe dollar love u saarayo😊

Lamineyamal_g
Автор

Calankaas oo nabada ayaan ku hoos dhashay nimcooyin tiro beel ahna Alle igaga irsaaqay Alle ha barakeeyo ❤️

asmaabdirahman
Автор

Waxaan dhihi jiray waa wiilkii noo badeli lahaa maxamed bk mkn hadq wuuba ku soo noqday fankii wlhay wan ku farxay ba labadiinu ba illhay cimriga iyo cafimaadkaba haydiin dheereeyo❤❤❤❤

FaynElmi-lksl
Автор

From muqdisho duriyada Dawlada somalilnd 1lov❤

Awliyo
Автор

Somalinimadu way igu wayntahay Laaakiin heeestani waxbay turjumaysaaa❤ Somaliland Guulaysta from Ogadenia❤

House_of_Comics
Автор

From 🇩🇯Djibouti I can't wait to celebrate🎉🎊 🗣️18 may 🤝🤝🤝💪💪 Viva Somaliland noladaa abidkin 🥰👊

Lucabassmed
Автор

Rer somaliland, bonne fête nationame pour le 18 mai qui viendra . je suis djiboutienne et marié a l'un de vous je vous envoi mes sincères félicitations et encouragements.❤❤❤❤❤

wahibakalid
Автор

Liibiya ayaan ku Xidhnaa marka Heestan Laqaaday Lkn imika oo ah may 2025 ayaan Nasiib u yeeshay inan heestan daawado aad baanan uga Helay

AbdirahmanAliKhalif
visit shbcf.ru