Sualihii arimaha Qoxotiga iyo tuugada ku qarabato Group 5 ka….

preview_player
Показать описание

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Please familygan aan gaarsiino 50k wey mudan yihiin inla gaarsiyo 100k ilaa 1m weyna uqalmaan please aan gaarsino🙏

zahragaladhasan
Автор

Nososharax wan raba inan imado Abaayo shamisey

ummuisra
Автор

waa mahadsan tihiin abaayo Iyo ismail bro waxa rabi laha inad Kampala xaga ganacsiga meheradaha inad xoga fah fahin naga siiso

aarkakampala
Автор

Asc shamis is ismail wan idin salamey qoys guruxbadan ayathin wadmahadsantihin abayo iyo abowe sual tirikobka magalada mabilowdey isojawab tarikhda tirikobka magalada Kampala thanks

nuuraxayatiii
Автор

Masha alaah silicon ayad dadkina waa cawiseen abayo my dumashi guleysta walashey ayaa jogta nakafali alaha idin fududeyo ayagana alaha cawiyo

sahracuud
Автор

Masha allah fml an jeclhy telephone xafada o idil Wan idinka so saray Isha wad kari dontan 50k ❣️❣️❣️

munaahmed
Автор

Allah soomali wadankooda haku celiyo oo koxootiga haka wada saaro.

Farxadiyoguul
Автор

Masha allah keep going my family ❤❤❤❤🌷

halimonur
Автор

Aad iyo aad ayaan idiinku xiisay waana idiin xiisi doonaa intay naftu igu jirto

safiyoseeraar
Автор

masha Allah family quruxbadan iyagu may walaan yihin markey qof bilaash lacag usiinayaan

fosiyasicid
Автор

Masha allah hor mar Wacan my family ❤️

khadrahappychannel
Автор

Masha Allah Allaha barakeeyo family qurux badan ❤️❤️❤️

suleeqoabdulkadir
Автор

Asc qofka kaarka qaxootiga hasto oo aan joogin oo soomaaliya joogo bisha 8deedaa mainuu yimaadaaba isoo jawaab

safiaabdullah
Автор

Asc Aad Baan idiin salaame Italy 🇮🇹 yaa niiga sosalami markale Asxaapta cusub yaa kamid, Ahy shaqo wacan

abdallahussen
Автор

Wcs walaashey iyo walaalkey familygeena quruxda badan

shukrishiresiyad
Автор

Abyo aniga kenya ban joogah qoxoyiga ugandho ban ku jiraah tirakobka hd masocdaah

zuleikhoahmed
Автор

Inaalilaah 2 danida ma hadey cusub yihiin

khadraabdi
Автор

Masha allah family qurxdaa bdan Allha idin xifdiyo🥰❣

ayaanmaxamed
Автор

ASC adeer waxaan ka mid ahay Qoxootiga Soomaalid ee Dallas Uganda, waxaan joogaa mudu 12 sano ah waxaa maray ilaa 5 tirakoob, ciduna iima joogto Canada, majirtaa si aan ku xereeysa karo guruub 5? Mohamed Osman Ali Kampala Uganda

mohamedshonomoha
Автор

Asc walala yaal hadii interview kudhactho mx lasameyna bal igajahil bixiya ithinko rali ah

abdullahiabdi