Group 5 ka USA iyo beenta la faafiyay ( Wlhi maalin walba been lalama dagaalami karo )

preview_player
Показать описание
#Dvlottery #group5 #Somalia #somalivlog #vlog
Join this channel to get access to perks:

#dvlottery2024
#shaaciyeoneshow
#dvlottery2021
#dvlottery2023
#dvlottery
#ilhaanomar #maraykanka
#SerbiaiyoSomali
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Thanks you wll marwalbo wax la sheeg sheego xaqiiqada nala wadaag markaan maqlay muxuu shaaciye ugaso hadli wayay ayaan lahaa

sacda
Автор

Shaciye Wll Wan Ku SalamaY Mudo 2 Sano Ah Wan Kugu xiranahay Hal Muqal O Been Ah Kaaman Arkin Mida Kale Dadkan Beenta Wey dhayalsanayan Nabiga Scw Wuxu Yiri Beentu Waxay Kaa dhigtaa Faajir Faajirnimaduna Waxay Kugu Hagtaa Naarta Marka Wllayal ka digtonada

HanadEmran
Автор

Koxitiga awbre ku jira maxa ka cusub saxp 😊😊😊😊

yaasirmaxamed
Автор

Fallowda adaa uqalma wlhi ilhy haku barakeeyo wll❤

zamzamabdinor
Автор

Shaciyow inten kalasoxiriira waxban kuweydini rabaa wll

yummy_vibes
Автор

Websitka saxda oo qoloda america noo sheeg sidaa ula socono

shaafkamohamed
Автор

sxb shaaciye adoo mahadsan waxaad iiga soo jawaabtaa visaha canada ee shaqada qarashka ku baxaya iyo sida loo heli karo adiga waa ku aamin sanahay ustaad mahadsanid

CarabShiikh
Автор

Isoo duceeya wllayaal in illahay iguguuleeyo dv lottery

qaalinuura
Автор

Aniga Alle Kasii Kow Adaan Kugu Xiranhy😊

xamdiaxmed
Автор

Elmi ware oo kula jooga ayaa soo gudbiyey in dad cub lakeenay face two ah

umuabdibasid
Автор

saxiib waankugu kalso.ahay ee nala socodsii wakhtiga lafuro

khaliilnourkhaliil
Автор

SHAACIYOOW WALLO GOORMA LA FURAYAA NA

XamdaDaahir-rtns
Автор

💀😹 wxan ha isku mashqul in nio mowduc kle ka hadal

Abzeko
Автор

Adiga Benlow aya tahy Group5 America wala furey umada benta kadaay😮😊

majidcade