Maxaa ka cusub xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya | Qubanaha VOA

preview_player
Показать описание
Qubanaha VOA qodobada ku jira waxaa ka mid ah; Xiisadda dagaal ee Bariga Dhexe oo ka sii dartay, weerarkii Xamas ee Israel oo sanad uu ka soo wareegay, wareysi aan la yeelanay wasiiru dowlaha arrimaha dibedda Soomaaliya Cali Balcad, iyo qodobo kale.

00:00 Furitaanka
01:13 Xiisadda Bariga Dhexe oo ka dartay
07:27 Sanad kadib weerarkii Xamas ee Israel
11:33 Wareysiga Cali Cumar Cali Balcad
23:29 Ciidamo la geeyey gobolka Amxaarada
26:15 Trump oo dib ugu laabtay Butler
27:55 Doorasho ka dhaceysa dalka Tunisia

Mar walba nagu xirnow

VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.

Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Guul Dowlada Dhexe e Somaliya insha Allah

Mahadosman-qs
Автор

Mahadsant walaashey caasha ibraahin casha cuut VOA qeer sheeg ❤❤❤❤❤

husenabdimohamed
Автор

Mnsha allah salaan sare dhamaantiin VOA LAANTA AF SOMALIA

husseinaden
Автор

Iraan Xzmas iyo xisbulahi iyo Xurdiyinta Yaman illahay ha guleyo insha Allah

Mahadosman-qs
Автор

Allaah akbar guul insh Allaah falstiin ❤❤❤❤❤❤

FartunDahir-jd
Автор

Ilaahay ha u gar gaaro walaalaheen falastiin, ilaahay ha jebiyo israel iyo maraykanka iyo reer galbeedka iyo kuwa raacsan insha allah

husseinaden
Автор

Maasha allaah ilaahey haku xafido labis qiima iyo quruxbadan leh ayaad xidhatay

rocky
Автор

GUUSHA IYO GACANTA MARWALIBA WAXA SAREYSO MUJAAHIDIINTA WEYNA GUULEYSAN TOONAAN ALLAH AYA LAJIRO DAQIIQAD KASTO DUCADA AN BADINNO 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸

DjMüllar
Автор

VIVA SOMALIA 🇸🇴 SHACABKA SOOMALIYEED HA guladtaan CADOWGA ITOOBYA 1960 1977 2O24 CADOWGA AXMAARO AXMAARO ITOOBYA

CabdiDhere-zu
Автор

Voa Somali News Asha and Other US 🇺🇸
Thanksgiving A Good News From The World 🌎

abdullahoidirisnur
Автор

Allaha. Iskudiro. Itobiyaanka. Xaqdara. Somaliya. Baddeda kudamacisay. Baa. Kasobaxay. Waxan. Rajaynayaa. In. Uu. Ayskumashqusho. Dhaxdeda. Inshallah

Manipoi
Автор

Caasha cuud wa saxafyada ugu cod macaan geska. Africa

Hassanaliaxmed
Автор

Subxanalaa subxanalaa indho adkaa 😂😂qalbiga Allah ha idinka rebo Jamuriyada Somalilaan

fardusajamamire
Автор

Alle hawu naxaristo aamiin aamiin aamiin

YahyeIbrahim-hlhe
Автор

GUUL DOWLADA SOMALIA GOB IYO GOBANIMO CADOWKANE ALLAH JABIYO DUCADA AN BADINNO 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

DjMüllar
Автор

WAXAAAN JOOOGAAA HARGAYSA SOMALIA 🇸🇴 WAAN SOO DHAWANAYAA INA LA XIDHO XA FIIS YADA BEENTAA EE CADOWGA ITOOBYA NO GU DHU BA NAA YOOO CADOWGA ITOOBYA CADOWGA WAA ITOOBYA

CabdiDhere-zu
Автор

Kkkk iska hadloow ina higare kkk qunsuliyad maaha ee waa Safaarad Buuxda Ethiopian Embassy in Hargeisa Republic of Somaliland 🇪🇹 iska daa in aad xidhee soo hadalqaadkaasi ayaa wax kaa raacayaan failed state somalia ha ku waalanina Jamhuuriyadda Barakeysan ee Somaliland Guul marwaliba Maasha Allah ❤❤❤

BoqoreHirsi
Автор

Geesi somaliyeed alle hamideeyo islamka

Qorane-yr
Автор

wasiirdowluhu sharci aduu hayo eeri borkii gedo yaa jooga sahray walaashayeey balintaa fadlan ii waydii wasiirka ninka sheeganaya ee leh qusuliyada itobia ee hargeysa ayaan xirayaa baltaa hala gaadhaba e koontfur galbeed iyo gedo ayay itobiya degantahaye markuu kuwaa raro anigana ha isoo gaadho laakii hadalkiisu waa iga maqla sahraay aadbaan kuu salamayaa walashay

kaysemaxamuud-gjcm
Автор

Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam

QodarAbdulahi