Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda Gaza

preview_player
Показать описание
Wararkii ugu dambeeyay ee duqeymaha Israa'iil ee Gaz, Masar oo oggolaatay in dhaawacyada Falastiniyiinta iyo dadka heysta labada dhalasho ay ka gudbaan xadka ay la wadaagto Gaza.
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

ilaahayow rabiyow xaquuq bani aadan iyo cadaalad insaanimo iyo kuwo Islam ah oo u hiliya tona ma jirte ilaahayow rer falastin waa kuwo xasuuqa iyo kuwo ku dhawraye ilaahow rer gasa u miciin gaalo iyo muslintona wax asxaana umana hayane rabiyow shacabka gasa u maciin rabiyow culayska iyo xasuuqa rer falastin ka dulqad rabiyow nasrigaaga u Soo dadaji rabiyow u hiili rabiyow cadaaladaada dhulka u Soo daji rabiyow xornimo iyo dawlad muslinka oo xaqa u Soo dadaji rabiyow rer gasa adaa u maciine u maciin rabiyow kufarta ka dulqad gasa iyo alaqsa. yaaalah yaaalah shacabka gasa nabad iyo nolol sii aamin

KaltunAbdille