KALAMAAN 25 OCTOBER 2023

preview_player
Показать описание
KALAMAAN 25 OCTOBER 2023
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Reer koofur dhibaatada haysataa waa xaasidnimo puntland illaahow hakala tashan tuug xaasid iyo doqon aamiin

qaaliyusra
Автор

Xaasidka puntland hajabo dani guul guul guul aamiin

qaaliyusra
Автор

Masha Allah geeshka yagow gulesta ❤❤❤❤

munahussein
Автор

Multi keena oo naga dhaafa heesaha hore loo qaaday hadii kale. Kukahla dareera.

qaalib
Автор

Asxaabta 1k waxyara igadhiman igaarsiya ❤

timadhere
Автор

Dadka hala jeclaysiiyo inay askar noqdaan oo ay wadaninimo ku dhintaay shabaabna soo afjararaan waxaa kale oon dhihilahaa askarta magaalada muqdisho joogta lama kalagaranayeee dhaqan celin haloo sameeyo askarinimada iyo waa jibaadkeeda hala baro qaarbadan hadaad aragto waxay samaynayaa walaahi waxaad nacaysaa askarta soomaaliyeed oo dhan ciidanka daba galka askarta hala xulo si ay akhlaaqdoooda iyo waajibaadka saaran ay u barilahaayee una cabsanlahaa kaan toosnaanta askarinimo doonaynin

Maxaa yeelay hada waxay waxaasi oo dhan la samaynayaan waa jaahiliin sharciga iyo sida asluubaysan ee shacabka loola dhaqmo aan aqoon tababar usoo marin

Waxaa intaasi u dheer sharci ayka baqayaanba majiro ayan umalaynayaa.

Haday cabsi jirto inuu ku dhaqaaqo ficilada qaar waxay noqon kas cad oo uu ubadhaadhay aysoo og cabsida uu sharciga ku arkayo
Lakin cabsi majirto laaluush dad iska garaacid xoog waxku qaadasho sharci jabin dhaqan xumo tuugo samayn kawax xadaa ee shacaba waa ogyahay inay cabsi badani jirin waxaan odhan lahaa arintaa halagu noqdo oo dib haloo eego aniga firikayga ahaan

sucudmuxumed
Автор

Hunguri wadkiis ma arko saciid dani 😂😂😂

abdirahmanlibaan
Автор

Ma Ogtihin Magaalda Muqdisheynu Joogna Mamiililiden Wili Mana Jiriiricoten

ambiyaxasan
Автор

Taliye xijaar isbaaradii doorashada xildhibaanada barlamaanka wax lala yaabo waa aheeyd

abdirahmanlibaan
Автор

Waxan loo diran ayuu ka hadlaa waar wax kale ka hadal reer

SomalilandChannel
Автор

KALAMAAN sual awal jubaland waad kahadli jirten balse mar dhow ma maqlin idinko kahadlaye maxa dhacey?

maryambakar
Автор

Khatumo fanole fari kama qodna miyaa arinteda?

Qaali
Автор

War muxuu taraa Xan ubaad meesha ku haysaan

baadodhugad
Автор

😂😂😂😂😂 a
Saciid Dana wants to try Farmajo 2 years 😂

Hassan
Автор

Doob Cirweyniyo caalle koriyaay Ciil makuhayaa waa camalka Deni caawa, suu yahay

AhmedHandule-bp