MAXAMED MAAME 2025 | ANIGA SANIFAY OO KA TEGAY | HEES CUSUB

preview_player
Показать описание
Lyrics:-

Jacayl Calafku Saaxiib La Yahay
Samada Gayn Maayo
Sadkeena Dhamaade
Nabsina Kugu Sii Dayn Maayo
Walow Aan Suntiisi Kabaday
Suufi Noqon Maayo
Adigoo Sidaas Iigu Weyn
Seef Ku Marin Maayo.

Wanagaagi Sooryada Ahaa
Siifad Noqon Maayo
Sumadaadi Fiicnayd Hadeer
Saxarku Dayn Maayo
Calool Xumo Siyaada Qalbiga
Kuugu Sidi Maayo.

Anigoo Og Samirkaan Lahaa
Taaj U Sudhi Maayo
Adna Sabab Aad Leedahay Sidaa
Weeye Odhan Maayo
Waxkastood Samaysaa Xumaan
Ii Sawiri Maayo
Oo Inaan Ku Saamaxo Marnaba
Seegi Kari Maayo.

Surbacaadka Nolosha Iska Leh
Kugu Salayn Maayo
Sumcadaada Gaarka Ah
Dareen saari Kari Maayo
Inaan Sare Ku Geeyiyo Amaan
Saydhi Odhan Maayo
Naftaad Ila Sidee Qaladka Dhacay
Kugu Sifayn Maayo.

Dadnimada Intaan Suuf Ku Xidho
Saylad Dhigi Maayo
Sirtii Naga Dhaxaysiyo Xogtii
Cadowga Siin Maayo
Aniga Sanifay Oo Ka Tagay
Suuqa Gelin Maayo.

Anigoo Og Samirkaan Lahaa
Taaj U Sudhi Maayo
Adna Sabab Aad Leedahay Sidaa
Weeye Odhan Maayo
Waxkastood Samaysaa Xumaan
Ii Sawiri Maayo
Oo Inaan Ku Saamaxo Marnaba
Seegi Kari Maayo.
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Heestan qofkaygii Bay ka hadlaysa wllhi waxad mooda inaan anigu sameyey midhaha ilahay Mel kasta u joogo ha dhawro wuxu aha qof wanagsan lkn waa khaldami kara waayo waa bilaa Adam ❤

FosiyaCaabi
Автор

I am a from Ethiopia 🇪🇹, I listen to somali music a lot, especially I love maxamed mame keep up the good work ❤❤ 2:50

HananHanan-ch
Автор

Lyrics:-

Jacayl Calafku Saaxiib La Yahay
Samada Gayn Maayo
Sadkeena Dhamaade
Nabsina Kugu Sii Dayn Maayo
Walow Aan Suntiisi Kabaday
Suufi Noqon Maayo
Adigoo Sidaas Iigu Weyn
Seef Ku Marin Maayo.

Wanagaagi Sooryada Ahaa
Siifad Noqon Maayo
Sumadaadi Fiicnayd Hadeer
Saxarku Dayn Maayo
Calool Xumo Siyaada Qalbiga
Kuugu Sidi Maayo.

Anigoo Og Samirkaan Lahaa
Taaj U Sudhi Maayo
Adna Sabab Aad Leedahay Sidaa
Weeye Odhan Maayo
Waxkastood Samaysaa Xumaan
Ii Sawiri Maayo
Oo Inaan Ku Saamaxo Marnaba
Seegi Kari Maayo.


Surbacaadka Nolosha Iska Leh
Kugu Salayn Maayo
Sumcadaada Gaarka Ah
Dareen saari Kari Maayo
Inaan Sare Ku Geeyiyo Amaan
Saydhi Odhan Maayo
Naftaad Ila Sidee Qaladka Dhacay
Kugu Sifayn Maayo.

Dadnimada Intaan Suuf Ku Xidho
Saylad Dhigi Maayo
Sirtii Naga Dhaxaysiyo Xogtii
Cadowga Siin Maayo
Aniga Sanifay Oo Ka Tagay
Suuqa Gelin Maayo.

Anigoo Og Samirkaan Lahaa
Taaj U Sudhi Maayo
Adna Sabab Aad Leedahay Sidaa
Weeye Odhan Maayo
Waxkastood Samaysaa Xumaan
Ii Sawiri Maayo
Oo Inaan Ku Saamaxo Marnaba
Seegi Kari Maayo.🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥

farhanyousuf
Автор

Tani Hees waY dhaafte magac kle Halo bixiyoH 🎸

ahmetcodey
Автор

Heestan wxa fahmi kara uun qof qof jcla oo laga tagay bacdeen gobanimadii ay isaga uun ku hadhay" Aniga sanifay oo ka tagay suuqa galin maayo💔"

AyaanHasen
Автор

Maxmed mame Farid lajjam lajjan dhalay baa tahay adiga Najma Ali lajkamen❤❤❤❤❤❤

LaylaLadan-ee
Автор

Waxkasto samysaaa xuman isawiri maayo
Oo inan ku saamaxo marnapa seegi kari maayo
ma is cafina ilmderayaal 🥹😭💔

IkramIkram-in
Автор

Allaha weyn ninkii aamminaa awoodleh❤❤❤❤❤❤

yaasincabdi
Автор

Cidii marka ay qaraxdo dhagaysanoow like ii saar

ShucaybAxmed-rwbs
Автор

Jacyl calafku saxiib layhy
Samada geyn maayo
Sadkena dhamade
Nabsina kugu siideen maayo
Walow suntiisii kabadey sufinoqon maayo 😭😭😭💔🫶

NajmaApdirhmaan-bwri
Автор

Haddaa iga danbayso like ii Saar 23/12/2024

MohaCaan
Автор

Maxan dartis cadaw badan uyeshay waliba dadka igu dhaway dadk waxad igashay ana ku og qalbiga kaogsoni waxi jiro alla naga og hado qayrka igu jiro allow calaf igu dar yarabi hestan waxad moda inay iga hadleyso 😢

NafisoMohamed-fe
Автор

Sirtii naga dhaxaysayiyo xogtii cadowga siin mayo 😭😊

AyaanFarxaan-il
Автор

Sanad walba dhamadkisa hees an hadal karyn bu ku soo xidhaa maame 12/2023 wuxu ku gababayay qofkan ku mooday maad noqon 12/2024 sirtenii cadawga siin maayo 🎙👌🔥

queenzelmizh
Автор

Dadka aan qalpiyada lahyn ban salaamay sidayda ee qalpiyadii laga farafareeyey😢😭💔

SharavAhmed
Автор

Oo inan ku saaamaxo marnaba seegi kari maayo💔💔💔😭😭😭 waar qalpiyadeeena dhawra ragooow😭😭😭😭😭😭

SharavAhmed
Автор

Waxani hees way dhaaftay 💔
Waa dareen hadal dhaba

ahmedabdi
Автор

Sirtii Naga Dhaxaysiyo Xogtii Cadawga Siin maayo
Anigaa Sanifayoo Katagay Suuqa Galin'maayo....
Gobanimo 🫡

CabdicasisAwilAli
Автор

Ax Waxani HEes WaaY DHaaFTaY Waxa FaHmaYa Qof Qof Uu JEcela WaYaaY😢😢

NimcoMohamed-czuo
Автор

Hees way dhaafty wlhy sirtii naga dhaxaysayo xogtii cadowga siinmayo😢💔

rumaaneva