MAXAMED MAAME - SUUQA GALIN MAAYO OFFICIAL VIDEO 2025

preview_player
Показать описание
Ereyada - Omar Dabjaceyl
Laxanka - Omar Dabjaceyl
Music - Adam on the beat
Video - Billboard (Ayanle Omarali)
Editing - Billboard (Ayanle Omarali)
Color grade: Billboard (Ayanle Omarali)
Clothing and Styling - Billboard (Ayanle Omarali)
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Wan ku farxi lahaa hadii aad love iisari laheyd 😭

Amiira_qurux
Автор

Heesaha waxaa kamacaan quraanka alle yaa igu raacsan 😢

team_asad_hagio
Автор

Jacayl calafku saaxiib la yahay
samada geyn maayo
Sadkeena dhamaadee
Nafsina kugu sidayn maayo
Walow aan suntiisiii ka baday
Suufi noqon maayo
Adigu sidaas iigu weyn
Seef ku marin maayo

Wanaagaagii sooryada ahaa
Siifad noqon maayo
Sumadaadii fiicnayd hadeer
Saxar ku dayn maayo
Calool xumo siyaada ah
Qalbiga kuugu sidi maayo

Kooras

Anigoo og samirkaan lahaa
Taaj is sudhi maayo
Ana sabab aad leedahay sidaa
Weeye odhan maayo
Wax kastood sameysaa
Xumaan ii sawiri maayo
Oo inaan ku saamaxo
Marnaba seegi kari maayo

Surbacaadka noloshaa iska leh
Kugu saleyn maayo
Sumcadaada gaarka ah
Dareen saari kari maayo
Inan sari ku geeyiyo amaan
Saydhi odhan maayo
Naftaad ila sidee qaladka
Dhacay kugu sifayn maayo

Dadnimada intaan suuf ku xidho
Saylad dhigi maayo
Sirtii inaga dhaxaysiyo
Xogtii cadowga siin maayo
Anigaa sanifoo ka tagey
Suuqa galin maayo

AHMETT-INDHO
Автор

HEESAha waXaa Ka MaCaaN HaDaLka EeBE ❤❤

ApdirizakMuse
Автор

Hanti xalaal oo aad meel kala dhigi weedo Allah haku siiyo hadaad Like ii Saarto😢❤

Amiira_qurux
Автор

Baligubadle Ayaan Heestan ku dhagaysanyaa

Wxn salaamyaaa qofka kazte oo iga danbeeya like isar wll somalinimo

xasanmahad
Автор

Hada murugysantayhy ilhaay murugada haka qado hadad leek isaarto😢😢

XasanApdule
Автор

Qalbigaygu tlow ma nasiibuu u yeeahay inu nolosha kuLmo qofkaste oo xuN oo dhaawaca lkiin masha allH alle waxa uu iga dhigay nin RAGA oo adkaysi badaN me ayaanle ahmeth waxaan ku daawanayaa anigoo qaraN kayga dufaacaya ceerigaabo askari qaran like iisaara dadkaygii❤❤❤

AyaanleAhmed-ug
Автор

Qof aad maalmo qurux badan iyo waqti soo wada wadagten haduu calaf idin kala geeyo wanag moye xuman ma mudna 🌸

mouriniomahadcabdi
Автор

25/12/2022 wixii aan dareemay ilaa hada qalbigayga kamay bixin, si aan u ilaawo wax walban usameyay hadana ma karo waxan is arkaa anigoo ka fikiraya ama online keeda kaliya eegaya kadibna intaasan ku qancaa.

Hadana xuman kama sheego dadkii na isku keen yaqaanay qaarbaan ku dhaha markay iwaydiyan wali wan wada soconaa.

Wanaag haduu dumar lahaa ayaday ku dhanayd, boqorad bay ahayd, nolol qurxoon oo farxad leh baan urajenaya.

Nabsi dhankayga uga yimida iska daaye xijaabka ay gashantahay inuu said u qabto lama jecliye farxad nolosha allaha ugu dhameeyo.

Qalbigii ku jeclaaday wali wuu idhibayaa 💔💔

🎵 23/12/2024

maan__
Автор

quruxda waxaa usii dher naxariis iyo xishoood iyo daacadnimo waxayna ledahy soo jidasho ay dumarka kale dhertahy waana boqorada qoralkeyga aqrinayso 🥺🫶🏼🫂👸💋❤️

AbdirahmanElmi-kx
Автор

Ereyada iyo laxankii omar Dabjacayl iyo duubistii ayaanle billboard labaduba waa reer borama ❤❤codkii maame❤❤

farhanfarah
Автор

Tan hees way dhaaftey wof the legend mahamed maame❤🥺😫😭

RahmaFathi-or
Автор

Heestan gobonimo, wixii la odhan jiray baa ku dhan ee ma ila aragtay❤

Hodanrajohasan
Автор

Omar dab jaceyl+ayanle billboard fanka somaliga idinka. Gacanta ku haya from awdal ❤😂

bulshawiofficial
Автор

Qof goba uunba sidaa samayn kara sida maxamed maame boqor baa tahay wll alle haku dhawro fananka mustaqbalka inaa tahay waxa qiray nimcaan hilaac yurub geenyo khadra silimo dadkii fanka yaqanay baa cumamada ku saaray wll maame

Cabdirisaaq_rissta-
Автор

Cawa waa sabti bishuna waa 28-12-2024
2025 hadaad gaadho insha Allh waad gaadhiye like ha ila dhaafin ❤

Hiil
Автор

Omar dab jacayl iyo dj adam hadey iskugu tagaanba hees hawl yar maaha Tani hees waa dhaaftay heeso ayey mareysa.❤

Saeeth_Abdrahmn
Автор

Wllalay ddka la qalbi jabiyayow pls marka hore inad illhay isku xidhan ku dadala qofku wa bini aadam sidu noqon allahu acalm wllhi ee illhay talo sarta .

Team ka kle ee an wli wax jecln marka hore eed is argto qofka ind jeclnysid 2 rakcadod oo sald istikharo tukada oo dheh illhow hadu qofkni khayr iileyhy calaf igu dr hadi klena idhafi.
Maybe iny intasi noloshada badbadiso oo qalbigaga ku xafido 😊
Dhamantinba dhalinyro calaf khayr qaba ayan inooo rajynayaa ❤❤

butterfly
Автор

Waxan waa hees dhaafty
More than 10 times ban one time dawaday😢❤❤❤❤❤

AsmaHaybe-xijv