MAXAMED MAAME -TA I DAARTA -OFFICAIL MUSIC VIDEO 2023

preview_player
Показать описание
Heesta Ta i daarta
Ereyada iyo Laxanka - Liibaan Door
Music -Furinle

Directed & Edited - Cj Amin
Produces By Idiris Dabcasar
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Ta idoorta qulubtana daarta
Ta ideeqda macaan igu daadsha
Ta dalxiista jidhkayga dawaafta
Ima diida diida aniga idiyaarsan

Ta difaaca dartay u hamuun ta
Odugsiisa hankii darajaysa
Ta danaysa da dayda idhaafsha
Idajiya deganaan ila jogta


Ta dawaysa jacaylka dabiibta
Ta dulqaadka xasuus igu dayrta
Ta docaysan ku dabacan laabta
Ta doc jogta naftda drenta
Ka diyariyy heetani dayrta

Ta ka doonta afkyga dabuubta
Ta damiirka mushaaxda dakaysa
Ta ka diida cadowga dirynta
Marna ima daga aniga idoc joga

Ta idookhda darty u farxaysa
Idabecad wanaga dirkeda
Ta ku daahda xiskyga dalbysa
Inan idiran darman ugu fiican


Awoowe waxn hees wa dhaafty 😮❤

shafaciccabdikariin
Автор

Hees uu asaga leyahy aan dhagesan majirtO..tageraniMo MaMe from muqdishO...😭❤

NajmaBariise-zv
Автор

Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigena ﷺ ku saliya Scw love saar ❤
dheh❤

Siciidbashaash
Автор

Mohamed maame fanaanka sanadka wllhi Waan ku taageeraa zhp mcn guulayzoh♥️♥️♥️♥️♥️💋💋💋🌍🌍💯💯💯💯

khadarzaxane
Автор

Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad ()

Farremammy
Автор

Mohamed Maame Pest Video Quality keep Going pro
StyLe 100%
Codka100%
Video100%

MohamedIbraahim-vhlw
Автор

Eeshcalaaa Hees❤❤❤
Fanka Ma qasbayo legendkani
Kuuli iyo mudalabyo baa fankii shaqo ka dhigtaye.oon shaqo shaqadodij ahayn isku doontay

Goat❤Mohamed maame keep going

AbdikaniAden
Автор

My pr0 Mohamed Omer OzmaN Waa la yapey shodhahaygi ❤🎉❤🎉❤

SHAAFICIDIGEED
Автор

GOATKA fanka da, yarta manta guleyso maame ❤from Galmudug 😊👏

ruqiyomaxamuudcismaan
Автор

Malaysia 🇲🇾 miyaa lagu duubay heestaan😂😂😊

cabduwahaabmaxamuudmaxamed
Автор

Another Level CJ AMIIN BEST filmmaker👏🔥🔥

ismaacildanan
Автор

Wilkan wato fananinta odhan hore usoco bro ❤❤hees kuwalaysa 😂 bitufual voice ❤❤

Zhamsagaraadciis
Автор

Musicada macalinka macalimntooda ciiltire wow wax kale music bu tumayaa macalinka❤️😍🎶mame fananka fanaanintooda

aamiinnuuradiin
Автор

Inta garaneysa in uu malysia ku duubay halkii team 27 😂😂❤

safasafamohamuud
Автор

Wxd thy fanan aan jeclhy wllhi ❤❤ keep going pro maxamed ❤❤❤❤

LaylaHasan-nu
Автор

Hit song
Laxanku waa liibaan door laakiin laxankii ina Cali shaah yaa ila dhadhaminaya 😮

abdirahmanahmedaliismail
Автор

My my, c/kriin cali shaah ba ka maqano dhadhn ma laha laxanku!

mahadmohammed
Автор

Maama kama daalo heesihiisa wlhi midba midba mida kale wey ka sii daran aloow cimri dheer ❤❤❤

ifkanoloshacali
Автор

Heestaan Waa wax kale Fanaankii waynaa liibaan door ayaa sameeyay oo laxankana saray maamena barteeduu dhigay

AkaashSuleymaan
Автор

Wax kale mame legend furinle music waa wax kale kep go

Isko