UGBAAD ARAGSAN - WAXBA LAYGA JARI MAYO - OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023

preview_player
Показать описание
Ugbaad Aragsan
Waxba Layga Jari Mayo
Erayada: Gorgor Abdi
Laxanka: Khaalid Kaamil
Music: Ilyaas Idiris
Camera: Yonez Crown & Liibaan Dahir
Editing: Liibaan Dahir
Vocal Rec: Maxamed Shidane
Production: Afro Waqal Furinle
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Waxwalbo waxaa💯💯💯
kamacaan quraankaa 💥
Nasooraac nsbiga mxd 💯
Dartiis1💯💯🌹🌹🌹🌹🌹

caddeloverabar
Автор

Heesaha waxaa ka macaan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan 🖐 ❤️ 💖 💓 💕 ♥️

ASAD.HAJIO
Автор

Shax shax dii Fanka

Mar kii lay jidh dii daayo
QOSOL baan ku jagac siine
Hadii laygu wada jeesto
Waa mayaa jawaab teyduuu

Team khadar waqal ma jirto
Dib u noqosho 🙌🙌🙌🙌

hal-abuurcawilbile
Автор

Heesaha waxa ka fiican quraanka kariimka ❤😢

AyaanDaahir-qb
Автор

Nabi mohamed wuxu ahaa naxrizt dunida loso diray an Ku Salin xabibkenaa(scw)

muhazeali
Автор

Ugbad Aragsan jecliyaa heeseheda dhiiri galin baa ka qaataa wllhi iilahow nooka daa❤

مأجي-زض
Автор

WAX WALBA WAXAA KAMACAAN QURAAN KA KARIIMKA
EE HADALKA ILLAHAY {cidii iigu raacsan like saar pro}💯❤‍🔥🖤❤

xasannasircali
Автор

Heestan waxan dhagesanaya anon gurigayagi joogin ugana soo tagay problem family
Ilahow wxan ka baryaya nolol farxadle🥺
16-1-2023

king_ipriyoz
Автор

Hadaad Aad Aragto Magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤
Like Saara 💜☝💟

DeeqMaalMedia
Автор

Heesaha ugbaad midna mida kale ka daran♥️😍queen is always queen👸🏻

meryemabdulrahman
Автор

Dadkan jirin o like ta ku radinaya magaca nabigena صلى الله عليه وسلم maxay aheen war Allah ka baqa o mesha hesta lagu hayo kadaya magaca Allah iyo rasulka scw 😢

sofiamahamud
Автор

Soo daa Aragsaney ❤ gabdha kaliye reer hargysa aan ka wato😂❤️🩸

abubakardahir
Автор

Aadmiga hadeer jooga is jiid jiid ma daynaayo, intaan haysto jawigayga qofna igama jiiraayo ✨✨👏🏼

moeshabeel
Автор

Jeeska kalsonida Codka Farxada quruxda 💯💯 Siyay from Hg

khaalidcj
Автор

Codka💯💯
Laxanka💯💯
Erayada💯💯
Styleka💯💯
Ugbaad Waa naga WAli hysa
Xaqiiiq💯🤙🤙

mohameddekhabdullahi
Автор

Wax walba waxaa kamacan kalamka alle yaa igu raacsan❤❤❤❤

FartuunAadanjaamac
Автор

Gabadh reer khiikh isxaaqa saaas u hadli karta ama u heesi karta gobanimadu wa geed ku baxa dhiiga geeesiga ii raxayso somali bad u saraysaaa my dhiiga 🥰🥰

agaanegaane
Автор

Ugbaadeey heestan iyo qoobka ciyaarkani, intaan naqaanay way dhaaftay (jacayl iyo nacaybtoona waxba la iga jari jari jari maayo)

amiinabdinasir
Автор

Yaa salaam. This one is on charts in terms of somali songs. . I always admired this young and vocalist Somali lady Uabad aragsan . Waligay waan ka heli jiray. Imika jawaab l hees la jidhaahdo "Joogimayo" ayaan qoray Waxaan radinsuay fanaan iga caawiya laxanka iyo shaqada
Thanks to all of you
Dr. Awale from Canada

moeawale
Автор

Wlhi wa yab nabigena😓😓😓 melaha fasahdga kadaya magacisa😏😏😏inta like ku radsaneso

iamqueenrayan