heesaha waxaa ka macaa quraanka The best person ever The most knowledge able and the most shine all crrated prophet Muhamett scw scw Siciidbashaash
heesaha waxaa ka macaa quraanka The best person ever The most knowledge able and the most shine all crrated prophet Muhamett scw scw
2024 Maalin sabti ah bishuna tahey 22 ayaab dhageysanayaa Hadii qoraalkeygan akhrineysid wllo like iisaar😂 SleepyCat-spej
2024 Maalin sabti ah bishuna tahey 22 ayaab dhageysanayaa Hadii qoraalkeygan akhrineysid wllo like iisaar😂
Heestaan musigeeda jeclahay ninka musiga tumay waa macalin another level ah runtiii🎉❤ TimoCade-cthf
Heestaan musigeeda jeclahay ninka musiga tumay waa macalin another level ah runtiii🎉❤
Ugpad ninkii musican kuu tumay xidigta 2024 asagaa kusiiyy wlhi😮😮😮 MunaMaxamud-byhv
Ugpad ninkii musican kuu tumay xidigta 2024 asagaa kusiiyy wlhi😮😮😮
Boqoradeyda Ugbaad Aragsan Libaaxad laba maha erayada+music+laxanka 100/100♥️👑 inantaSomalilandkufanta
Boqoradeyda Ugbaad Aragsan Libaaxad laba maha erayada+music+laxanka 100/100♥️👑
Ugbaad Aragsaney ninkii hestaan kuu laxameeyay waa legend wlhi ❤ kamacle_yare
Ugbaad Aragsaney ninkii hestaan kuu laxameeyay waa legend wlhi ❤
Heestan waxaa kafiicn inaan kusllino nabikeen scw scw scw❤❤ FarxiyoCllahi
Heestan waxaa kafiicn inaan kusllino nabikeen scw scw scw❤❤
😮inta Ku barta Ah Bishaaro Intan Ku bogta Ah Badhaadhe Intad Barbarkayga Istaagto Ayaa Ah Nasiib Baro Dhafay❤❤Tan Hees Wy Dhaftay Wlhi😘 queensomali
😮inta Ku barta Ah Bishaaro Intan Ku bogta Ah Badhaadhe Intad Barbarkayga Istaagto Ayaa Ah Nasiib Baro Dhafay❤❤Tan Hees Wy Dhaftay Wlhi😘
Music nin xabashi ah baa tumaya, magaciisu waa Henok Atlabachew, waa ninka xariir axmed heeesaha u tuma, waan gartey inaanay somalidu musician noocan ah lahayn, Abdisalaan Jimmy baa ugu dambeeyay Musician ShakirEssaArtist
Music nin xabashi ah baa tumaya, magaciisu waa Henok Atlabachew, waa ninka xariir axmed heeesaha u tuma, waan gartey inaanay somalidu musician noocan ah lahayn, Abdisalaan Jimmy baa ugu dambeeyay Musician
Sanad ka cusub jaceyl Ayaad Ku bilow dey ugbaadeey Halaa 2024 boqoradii cod ka hal-abuurcawilbile
Sanad ka cusub jaceyl Ayaad Ku bilow dey ugbaadeey Halaa 2024 boqoradii cod ka
Hees iyo bar waaye Qaabka aay neefta isugu celinayso ugana jarayso heeesta ayaanba wax la siisto lahayn Ugbaad waan kaa hayaaa heestaaan Music Codka mohamedfarah
Hees iyo bar waaye Qaabka aay neefta isugu celinayso ugana jarayso heeesta ayaanba wax la siisto lahayn Ugbaad waan kaa hayaaa heestaaan Music Codka
Sln sare Ugbad. Inta dahabku lacagta dheer yahay ayaad adna dumarka dheer tahay. Fankaga iyo talent gagu waa mid dhab ah! Keep going wll. musteiolgy
Sln sare Ugbad. Inta dahabku lacagta dheer yahay ayaad adna dumarka dheer tahay. Fankaga iyo talent gagu waa mid dhab ah! Keep going wll.
Intan ku bartaa ah bisharo Intan ku bogta ah badhaadhe Intaa barbarkeyga istaagto Ayaa ah nasiib bara dhafay🥹 Adaa qalbigeyga banestay Bogeygane caadi u yeeshay Adaa alif iiga bilaaboo Galgaceyl ibaro igu beeyare😢 Qof loo bogoo loo buselo Loo bogoo lo lo buselo Naf loo baxsho lugu baanto Bilaahi adaa igu banane ...ifkan farxad kugu hadiyeynay🤗 Boskan qalbigeyga kuyalaa Ayaan xurmadada ku beray Bartaad iga siisay barteeda Berkeygane kugu hadyey❤ Biriqyada nuurka isheydu Inaan biyoo kugu sooro Oon baabacadadana saaro Bilaahi talahi mutestay🥺 meymuunabdirizaq
Intan ku bartaa ah bisharo Intan ku bogta ah badhaadhe Intaa barbarkeyga istaagto Ayaa ah nasiib bara dhafay🥹 Adaa qalbigeyga banestay Bogeygane caadi u yeeshay Adaa alif iiga bilaaboo Galgaceyl ibaro igu beeyare😢 Qof loo bogoo loo buselo Loo bogoo lo lo buselo Naf loo baxsho lugu baanto Bilaahi adaa igu banane ...ifkan farxad kugu hadiyeynay🤗 Boskan qalbigeyga kuyalaa Ayaan xurmadada ku beray Bartaad iga siisay barteeda Berkeygane kugu hadyey❤ Biriqyada nuurka isheydu Inaan biyoo kugu sooro Oon baabacadadana saaro Bilaahi talahi mutestay🥺
Tani waa Hees Dhaaftay waa Boqol Heesood.🎻🔥❣️ Saalim_Hajji_Mustafe
Tani waa Hees Dhaaftay waa Boqol Heesood.🎻🔥❣️
Though Ugbaad Aragsan isn't a favorite, there's something striking in this song—The energy of her performance vivid and alive, pulls me in. It's one of those moments where sound and movement come together in perfect harmony. Blue_oblivion
Though Ugbaad Aragsan isn't a favorite, there's something striking in this song—The energy of her performance vivid and alive, pulls me in. It's one of those moments where sound and movement come together in perfect harmony.
Sanadkaan dhamaadka ah waxu ahaa sanad qurux midka xiga mid qeyr leh allaha nooga dhigo FAAD
Sanadkaan dhamaadka ah waxu ahaa sanad qurux midka xiga mid qeyr leh allaha nooga dhigo
I cant stop listening this song from Norway catooshofficialchannel
I cant stop listening this song from Norway
Warya udhiibay ereyada the best one of ugbaad ever😮❤ diazbrhfficial
Warya udhiibay ereyada the best one of ugbaad ever😮❤
Heestan waxa aad ujecel jacayl xaaskayga mustaqbalka Qofta kaliyen rabo inan nolosha la wadago aadkana aan ujeclahy Zamzam abdirahman ❤ xargagamusic
Heestan waxa aad ujecel jacayl xaaskayga mustaqbalka Qofta kaliyen rabo inan nolosha la wadago aadkana aan ujeclahy Zamzam abdirahman ❤
LYRICS " BOQOLOW " Intaan ku bartaa ah bishaaro Intaan ku bogtaa ah badhaadhe Intaad barbarkayga istaagtoo Ayaa ah nasiib baro dhaafay. 2x Adaa qalbigayaga banaystay Boggaygana aad u yeeshay Adaa alif iiga bilaaboo Kalgacayl i badoo igu beeray. 2x Cooras Qof loo bogoo loo buseelo Naf loo baxshoo lagu baanto Billaahi adaa igu banaanee Markaan boqollow ku bohownay Ifkaan farxad buuro ah gaadhnay. *** *** *** Bustaan qalbigayga kuyaala Ayaan xurmadaada ku beeray Bartaad iga siisay barteedaa Beerkaygana kuugu hadyeeyey. 2x Biidhiqyada nuurka ishayda Inaan bixiyoon kugu sooro Oon baabacadaadana saaro Billaahi tollaahi mutaystay. 2x Cooras Qof loo bogoo loo buseelo Naf loo baxshoo lagu baanto Billaahi adaa igu banaanee Markaan boqollow ku bohownay Ifkaan farxad buuro ah gaadhnay. On fire song. 🔥❤👏 mohametabdulkadir
LYRICS " BOQOLOW " Intaan ku bartaa ah bishaaro Intaan ku bogtaa ah badhaadhe Intaad barbarkayga istaagtoo Ayaa ah nasiib baro dhaafay. 2x Adaa qalbigayaga banaystay Boggaygana aad u yeeshay Adaa alif iiga bilaaboo Kalgacayl i badoo igu beeray. 2x Cooras Qof loo bogoo loo buseelo Naf loo baxshoo lagu baanto Billaahi adaa igu banaanee Markaan boqollow ku bohownay Ifkaan farxad buuro ah gaadhnay. *** *** *** Bustaan qalbigayga kuyaala Ayaan xurmadaada ku beeray Bartaad iga siisay barteedaa Beerkaygana kuugu hadyeeyey. 2x Biidhiqyada nuurka ishayda Inaan bixiyoon kugu sooro Oon baabacadaadana saaro Billaahi tollaahi mutaystay. 2x Cooras Qof loo bogoo loo buseelo Naf loo baxshoo lagu baanto Billaahi adaa igu banaanee Markaan boqollow ku bohownay Ifkaan farxad buuro ah gaadhnay. On fire song. 🔥❤👏