Ugbaad Aragsan Dhexdeena Jacaylka Yaal Official video 2021

preview_player
Показать описание
Dhexdeenq Jacaylkayaala
ereyada:Ayaan Kaaba
Laxanka:Xariir Axmed
Music by:Bulshaawi
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Inta ilaaragtay in qamar sugani karaysatay Qurux ayey noqotay♥️🇸🇴❤💟qamr sugani adaa naag sakaraad dooratay nafaqo ayaa katagtay💫💞💞🤞💫

wiilmaafiyo
Автор

Heesaha waxaa kamacaan quraanka kariimka like

asad-nu
Автор

Ugbaad Oo Noqotay Waxaan La Heli Karin

Taageeraha Ugbaad Aragsan Hadaa tahay Is Muuji
Welcome Back Queen Aragsan 👑👑🦁

somalivlogs
Автор

Intaa iguu racsan inaay naxady ugbaad agragsan 🥰🥀 love 💘

khadarmohamed
Автор

Geenyada Garxajiz
Billions ha la gaarsiyo
Hadii kale adi lee waaye🥰

xaajibahilawexaaji
Автор

Am from Suoth Sudan and I don't even understand any single words,
but i love this songs...
Love you Somalia 🇸🇴 people

evangelicallutheranchurcha
Автор

InTiidiinta Islama aH Haysata alle Janada Ha GeeYo HaLkan Ka Muuqda ❣

dhiirigaliyechannel
Автор

Ugbaad wax kale waa layaabey hasocoto
Hawshu weeyaan boqorada codka 2017-2021

hal-abuurcawilbile
Автор

Kalatagii qamar walle qurux iyo shaxshax leeba kaqaaday 🥺🤤❤️

cadeymuu
Автор

Inta xabiibkeena muxamadscw jecel like iisaar bleas

xaawogeesey
Автор

Heesaha Quraanka kariimka oo ladhagaysata Ka macan 🎧🎧

juunbehappyjuunbehappy
Автор

Heesta waxaa ka fican quraanka hadad alle jeceshahay like isaar

myqueendrsamrandagan
Автор

Illaah fanka hakaa modobeeyo sawabtoo ah waxaan jeclahay inaad aduun iyo aaqiraba libaanto marka sidaas darteed ayaan illaah kugu barye dar alle ayaan ku jeclahay wll

asadaden
Автор

Heestaan waxaa kasii macaan kanasii quruxsan quraanke alleh noo keenay kusaliya nabi mohamad scw ❤

Roone.
Автор

WaR inta ila argta in qamar indhaHa laga dilay hayzka zoo tuurtO😂 like qamar halaga qariYo😂💪🏿

mahametfigoh.
Автор

Ugbaad inay qamar kareesstay oo ay cayishay inta igu raacsan lake isaara

abdifaray
Автор

Tan hees okaliya ma ha wey dhaftay love dhac igu siya erayada mcn& dareen qurux badan aya hesta ku jirta🌺🥀💕

fadumoelmi
Автор

Wlhi abaayo heesahaaga waan jeclahay heeso qurux badan soo qaad

cabdirisaaq
Автор

comment intaa leeg hadad iga dhex Argtay Lengend baa tatahy wlhi ✌🔥

Hansotraveller
Автор

5million Markey gaadho heyla dhaafin like ta😓

apdihakiimilkacaze