Awale Adan & Rahma Hassan | kun jeer kuu baaqay | official Video 2023

preview_player
Показать описание
Ereyadii Abwaan muxyadiin Boqorka Africa
Laxankii Awale Adan
Music by Tamasgan
Video by Geeska Production
Audio recorded by abdiqahaar
Style and protocol director by
MARIA LOVE
Awale Adan and Rahma Hassan 2023

Awale Adan 2023 copyright
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Heesaha waxaa ka macaan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan 🖐 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

xadiis
Автор

Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ ❤️💖💖😢😢😢😢❤😢😢😢😢🎉

Siciidbashaash
Автор

AAYADAHA KU SOO AROORAY HEESAHA

Alle waxa uu Quraanka ku yidhi, “ Dadkii waxa ka mid ah mid soo iibsanaya hadal kiisa xun kadibna dheel dheel ka dhiganaya si uu dadka uga leexiyo wadadda Illaahay, kuwaasi waxay leeyihiin cadaab wax duleysa.
Aayadda labaad waxay ku jirtaa suuradda”Al Israa 64. Alle SWT isagga oo la hadlaya Shaydaanka wuxuu ku yidhi, “ Ku hod (Insigga iyo Jinka) cidda aad kari karto codkaagga.” Su’aashu waxay tahay tolow codka sheydaanku waa maxay? Si kooban jawaabteeddu waa wax kasta oo kuuggu yeedhanaya macsiyadda Illaahay. ( Ibnu Cabbas ayaa sidaa ku fasiray Tafsiir Ibnu Kathir 93/5). Mujaahid oo wax ka bartay Ibnu Cabbas isna wuxuu leeyahy codkiisu waa heesaha iyo hadal lahwigga ah. ( Marjacii hore ugu noqo).

Tafsiirka Jalaalaynka ee caanka ah codka sheydaanka wuxuu yidhi, “Ugu yeedh heesaha iyo waxa la tunto.”

Aayadda saddexaad waxay ku jirtaa suuradda Furqan 72. Alle SWT wuxuu yidhi isagga oo Muuminiita amaanaya, “وَالَّذِينَ لَا يَشْهَدُونَ الزُّورَ وَإِذَا مَرُّوا بِاللَّغْوِ مَرُّوا كِرَامًا” Waa kuwa aan iman zuurka. Zuur waa heesaha waxa qaba Mufassiriintii salafka( Saddexdii face ee Nebiggu amaanay)rag ka mid ah sida Addabarii iyo Qurdubi oo isna Mujaahid ka qaatay. Waxay yidhaahdeen yaggoo aayaddaa fasiraya, “ Waa kuwa aan dhageysan heesaha.” Dabarii wuxuu leeyahayba in zuurku uu yahay waxii oo la buunbuuniyo oo laga wanaajiyo sida uu yahay astaamo soo jiidasho lehna laga bixiyo.

AXAADIITHTA KU SOO AROORTAY HEESAHA

 

 Xadiith soo weriyay Abii Maalik Al-Ashcariyi in uu Nebigga ka maqlay isagga oo leh: Qaar ka mid ah ummaddayda ayaa cabi doona khamrigga, oo u bixin doona magac kale, oo iyagga ayaa lagu dul-tumi doona heeso iyo muusig, oo dhulka ayaa lala goyn doonaa. Isugaynta wadooyinka xadiithku waxay tusinaysaa inuu sugan yahay xadiithku.
Dulucda xadiithka: Wax kasta oo shareecaddu ciqaab ka ratibto, wuxuu tusinayaa inuu xaaraan yahay. Sidaa daraadeed, heesaha, muyuusigga iyo qalabka lagu tumo dhammaan waa xaaraan; lagaman ganacsankaro.

Rasuulku SCW  waxa uu sheegay laba cod oo nacdalan; waana codka ta heesta iyo ta baroorata. ( Xadiithku wuu sugan yahay, waxaad faah-faahintiisa ka raadsataa qaybtii hore ee xog-warranka.)
Dulucda xadiithka: Waxa uu xadiithku tusinayaa in heesaha iyo cidda jecel uu Illaahay naxariistiisa ka fogeeyo. Waayo nacdal haddaad maqasho, waa qofka oo laga fogeeyo naxariista Alle.

Xadiithka ugu adage e jilbaha uu saaraya heesaha iyo cidda dhagaysata waa kan Bukhari wariyay ee Nebiggu sheegayo in ummadiisa ka mid noqondoonaan dad xalaashan doona muyuusigga. Dadka noocaas ah Nebiggu wuxuu ugu goodiyay ciqaab adag.
Dulucda xadiithka: Waxa uu xadiithku tusinayaa in heesuhu bedelaan qalbigga. Maanta waxaad aragtaa in Muslimiintii heeso iyo muyuusig kaga mashquuleen jihaadkii, qofka waxyaabaha Muslimiintii hore baabiiyayna waxaa kamid ah boqoradoodii oo heeso iyo fanaaniin dhagaysan jiray. (F.G. Axaadiithta saxeex ah ee aan u hayno waxay ka badan yihiin 10 saxeex ah.)

animeanime
Автор

2 milion markay garto hada qoralkayag aragto like please 👎🥺

My Fav song. 💯🤩🌹

Mustaqbal-Tv
Автор

Nabiga Muhammad kusali nabiga Muhammad s.c.w

qamarmahat
Автор

waw awaleh aden iyo rahma Hassan wad isla heesheen balse somali maxamed waxan nigu salamaya xuuska sannad gurada jabuuti hambalyo ayan lehay 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴
inte ciid aldxa ku so dhawna ciid Mubarak ayan lehay ❤❤❤

studioinaalioday
Автор

Heesaha waa macan lakin quranka allah kamacan😇

deeqoibrahim
Автор

Markay milyan gaadho like ha laysaaro😅

Tiigsade
Автор

Temesgen beats never disappoint 🎉🎉🎉🇸🇴🇪🇹💯❤️

BUNBUNBOY
Автор

Inta og heestaan inee qarxayso is mujiya😢❤

LiiBojo-yquj
Автор

heestu waa macaan lakiin waxa ka macaan qur, aanka

sakicumar-fwyl
Автор

Aabihii Fanka Casriga ah ee Somalida Awale Adan Deheye legend iyo Boqoradda u soo baxday Fanka Jabuuti ee Rahma Hassan
Salam from Borama 🫡🫡👏👏

Sir-ahmeth
Автор

Kun jeer ku baafshay kunjeer ku doon dooney walina kuma hayo qofteydiiyey 😢 i a single

najiibneeto
Автор

Walhi Awale Adan Underrated Singer Goatka Fanka Somaliyeed Nin Jiil Kasta Oo Soo Kaco Ay Jecelyihiin Fanaan Rasmi Ah 🔥❤

arafatabdilahi
Автор

20 years ayu gaaray fankisu legend awaale aadan wa fanan jiil walba ka soconaya heesihisuna aanay damyn...🎉

abdihafiiid...............
Автор

Rahma Hassan warsame iyo awale adan daheyeh horay uu soco my best friends 💪👏😍

abdidayax
Автор

Cawa wxan heestan dhageysanyaa anigoo markii u horaysay qof jeceyl uqaday xuusus bay heestani iga mudan thy caawa 21/06/2023

safwaanhero
Автор

cawale adan ninka laga daba hadhay ❤ sitti casbuli diri dhaba somaligalbed 👍 ♥️

CaliyassinCaliyassin-dpsg
Автор

3week
2.4M 😮😮
Fankii jabuuti wuu soo laabtay💯🔥

zakariagoh
Автор

Hesti ugu quruxda badan een dhagaysto musiga codka ereyada iyo jawiga 100%❤

moustaphadjama