RAHMA HASAN | QALBIGA LAYGALA WAREEGAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023

preview_player
Показать описание
Ereyada Cabdiqadir qalinle
laxanka Omer dabjaceyl
music ..Cabdiqahaar ilkacase

PLEASE SUBSCRIBE LIKE SHARE COMENT THNKS 🙏🏼
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Xaqiiqadii Hestaan Aad Ayee ii sameysay bilowga qisadeyda waxan Ahay Gabar laqabo Oo caas ah xajigeyga aanjeclahay Imaba dareemo Asigoo wax heesto ayuu ileeyahay Duruuf ayaa iheyso waxba MA heysto Anigana waxwalba oo aan Awoodo Ayaan Ku maareyaa gurigeena Sida ay farxadeyna u lumin ayadoo sidaas ay tahay Aan wada nolnahay Hoyadiisa waxay kutiri Gabar walaashaa ayaan Kugu Darayaa Naag Shasheeya MA rabi wuu ii imade wuu iishagay asagana Raali ayuu ku yahay guurgaas Uu Waliba Aroskaas Kal iyo laab Aga tumo Ayuu rabaa anigana Biil ima siiyo waiti kama Helo waqti kama Helo sidaas ay tahayna Qalbigaygaa jecel mana awoodo Inaan Ka fogaado Allah ayaan Taladeyda iska saartay mana rabo inuu Sheeydan iga Faideysto hadii aan Asiga Dhoho noloshada aan kaboxo waxa Uu ileeyahay wan kujeclahay Kuma Furaayi Marka hestan Qalbigeyga ayee taabatay anee iga Hadashay I.a malinteyda anigana waa labgari Donaa 17/1/2023/ malin talaado /sacaduna tahay /7/:01 I.a Markay xaladeyda wax iska Badasho ayaan soo fiirin doonaa comentigeyga wlaalayal isoo doceeya in Uu Allah qalbiga Ii qaboojiyo 😭💔😔

ayaanyangu
Автор

Wuxuu Ahaa naxariis badane
ilaahay caalamkan u soo
Diray Nebi muxammed scw💗heesaha waxaa ka macaa quraanka The best person ever
The most knowledge able and the most shine all crrated
prophet Muhamett scw scw

Siciidbashaash
Автор

Heesuhu waxay ka hadlayaan Dhaawaca qalbiga😢😢Quraankuna wuxuu ka hadlayaa daawada qalbiga❤️

muniirhindi
Автор

Nuurkii Illahay, Kusali Nabigeena Maxammed Scw Scw Scw 🔥💟🌍

mkhtrcali
Автор

Qof aad wadnahaaga siisay
Intuu noloshaada weeqay
Adoo og waxyeeladiisa
Wanaag maka sii rajaysay

Waxa aad wehelkaaga mooday
agtaada markaad ka weyday
Inta aad kaligaa wareertay
Jaceyl mala waalan gaadhay

Qalbiga la igala wareegay
Hadduu walwal ii horseeday
Xasuusta iyo waayaheedu
Xagay ku wadaan naftayda

Markaad walbahaar dareentay
Taliyo waanad ma diiday
Wax kuu xun makuu wacnaaday
Iswaydaar ma u shaqaysay

Si aan cid kuugu wiirsan
Warkaagana loo ogaanin
Wajigaaga adigoon ka muujin
Si weyn hoos ma u oydey

AhmedAbdi-lndo
Автор

Raxma Xasan ubaxa usoo baxaya fanka Soomaaliyeed ♥
Yaa ila taageero

aibros
Автор

Dadka Soo Qorayo saliga nabiga meshan hees baa utimid ee joji inaa kusoo qado nabiga scw wasalam😢 like haku radsan ☝

eueuehehjene
Автор

Waad ka qomamyn doonta maanta😭 malin aan ahyn🥺 waana ka shalyn doonta dhawaca 😭aad igaysatay iyo xanuunka aad imarsisay💔 Isha allha 🥺ilinta aad I dhahyga ka qubatay maanta malin aan ahyn ayo alle kala xisaabtmi doona😭🥺💔

sihaamfaysal
Автор

Maan moodayn in dadku bukaan socod wada yihiin. Qisada heestan mar aan iminka ahayn ayan ka sheekayn doonaa I.A. Inta ka horraysa qof kastaa halkay u buuxiso ha ku dhayo🙏

Qalinle
Автор

Heestan wxn u QaataY in Qalpigeyga mudo badan wixii ku jiraY aY ka hadlaYzo 😭💔 dhawac iYo xanuun Qalpigeyga zoo gadhaY walina aan dhamaYmihiiza raadinaYo ziduu jQofkaan jeclaa iiga tagaY meel cidlo ah 🥺 wxn mudo badan izku daYaY inaan ilaawo balze ilaa hada man ilaawin jaceYlkiiza💔 wxn maraY xanuun uuzan Qof aadmiYa u dulqaateen wxn maraY inaan cidlo iYo kalnimo ku Qaato wakhtigeyga 😭 wxn gaadhaY heer aan izla hadlo kaligeY 🥺wxn ku taami jiraY mar un inaan midowno oon noqono QoYz balze waxaaz oo dhan riYadaYda oo kaliYa aYaY noqotaY 😭💔 Qofkaaz wakhtiguu iga tagaY ama uu i nacaY waxaa kazoo wareegtaY 12/3/2021 ilaa hada wxn la doolo dhacaYaa jaceYlkaan u QaadaY qofkaaz 🥺 waxwalap wxn u nacaY dartii heer xataa wxn gaadhaY aan ka fogaado dad oo dhan 😭💔💔

hodabadri
Автор

JacayLka Waxa ugu Xun Kan Ugu HoreeYa InTa Badana SoomaLida CiyaaLnimo aYaa QaaDa Oo JacayLka Hore Wxa Uu Kusoo dHamaadaa GuuLdaro Hadana JacayLkaa WaLigaa Ma ILaawaySid XaTaa Hadaad Qof KaLe NoLosHa La WaDaagTo 😞
Qof waLBa oo SoomaaLi aH HaDiii MaanTa waayaHa Uusoo Maray iYo QisoYinkiisa laga WaraYsan LaHaa Wxaa Soo Bixi LaHaa QisooYin Cajiib aH Iskadaa In movies laga Sameeyee XaTaa U qaLma In Series Ama TaxanaYaL Laga sameyo ✅
BaLse SooMaLida WaaYaHooDa LaapTa ayay Ku waDa HaYsTan aYaDon Cidna La ogaYn WaaNa DaD WaDa QaLbi JaBsan Oo dHiBaaTaySan WlHi BaLse Farxad MuuJiya 🥺💔

Cabdale_Yusuf
Автор

Heestaan waxa ii soo dirtay caawa girlfriend tayda oon isku xanaaqsanayn ilaa 2 habayn finally cawa waan hishiinay raxma hassen thanks kun jeer from ogaadenia

shoaibsheikhabdullahi
Автор

Rag Iyo Dumarba Waxaa Jira In Xun Oo Ku Ciyaara Qalbiga Baniaadamka Sxbayaal Aan Ilaalino Qalbiyada Ina Jecel
March 8 Waa Maalinta Haweenka Aduunka Balse Haweenkeena Maalinkasta Waa Maalintooda
Love You All Gabdhaha Somaliyeed
Waligiin Ciil Ha Arkina Huno

Therealhero-mr
Автор

Walalheyga Allah dardiisa iku soo booqda.  1K waxyar ikaka dhiman. Waa hooyo Somaliyeed idin leh. ALLAH HA IDIN SHARFO

Sumayawan
Автор

Gabar aan 4 years wada soconay ayaan isku xumaany😭 waxaana mooda iney wax walbo dhamaaad ku sii dhowyihiim plz nosoo duceeya In qalbiyada naga illhey isku furo 😭🙏 waxaa laga yabaa in idinka mid ah ducadiisa illhey noo aqbalo😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 xanuun badnaa jaceyl 2 weeks ma seexan😭😭😭🙏

abdishakurhashi
Автор

Heestan waxay so baxdey xili marxlaad aan ku jiro 😭😭💔💔ruux aad wehelkagag modey marka agtaad ka weydiy jaceyl ma la walaan garadhey Adigo i xumeyey miyaan waali wanaag ka si rajiyey qof Aduunka u jaceshahay marku darenkagag ku ciyaarayo xanuun badan waa aduun hiilka iyo nafsiga danbey 😭💔💔😭😭

haniitaalove
Автор

Cawa waxa daremaya murugo Qof aan is jecelnahay ayaa kala tagnay waa qof wngsn o dacad ah aniga ma khiyameyn kaliyata wan si daabecad fahmi waynay 😭❤️‍🩹 Illhow wan jclhy qalbiyadeda mide Illhow jcylka aan u qabo qalbigyga ku adke asina wu i jecelyhy Illhow qalbigisa jcylkyga ku adke 😭🤲❤️‍🩹

hbjsmug
Автор

Mashllh Wall Qof Ilaahay Hibo Siiyay Ayaad Tahay Laakin Cawradaada Asturo

faysasiciid
Автор

"Ruuxad wehelkaga moodey agtaada markaad ka weydey 😪"
Heestani waxay soo baxdey waqti ay I iqiyaantey gabar aan 4 sano hiil iyo hooba lagarab taagnaa oon isku haystey inaan nafteedaba anigu leeyahay marka loo eego sidaan ugu kalsoonaa 😖

Samiira Ahmed Omar waan ku cafiyey ee nolol qurux badan iigu noolow boqoradeydiiyeey 🙏💔💔

drallibanaat
Автор

Inta uso gashay qisooyinki jacaylka aha inay so akhriyan like🫡💔

Somali