SAALAX SANAAG-ISMAAN DHAAF-OFFICIAL VIDEO 2023

preview_player
Показать описание
Ereyada :: Abdirahman fiili
Music :: Maftuux Cadeed
Laxankii :: Saalax Sanaag
Create video :: Kajol Dremgiral
Camer :: Operator keynan4k
Editing : : Ciiltire
Direct by :: Ahmed Somali
Producer By. :: Idiris Dabcasar
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ❤😢

Siciidbashaash
Автор

Heesha waxaa ka macan Quraanka Allah yaa igu raacsan 🖐 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

ASAD.HAJIO
Автор

Dunidaan masoo marin ruux ka sharaf badan nabi maxamed salalahu caleehi wasalam 🤝 ❤yo😢

CabdinasirOmar-xgfu
Автор

Waxyar akhriste aan kaga sheekeyo dhacdada heestan igu leedahay ee so dhawow❤

Taarikhdu waa 9 bisha 8aad 2024 heestan waxaa isoo dirtay jcylkayga salma oo aan wada soconay ila hadana wada socona mudo gaaraysa 2 sano markan ay heesta isoo dirayso waxan ka codsaday inaa xiriirkeena aan halkan ku joojino, culays fara Badan oo isoo koray anigoo ciririga nololeed awgeed xal mooday kala tageena lkn waxay jawaab celin iiga dhigtay fariimo aan waligay ilawayn kana mid yihiin qormadan😢

“Waqtiga yarka iga maqanthy adkeysan la ahy see ku goaansaty inaa nolosheyda cidleyso, Maxan sameya isheeg si aan aktada baaqi ugu sii ahaado💔😭 💔”.

Qormadan kore mahan midaan alifay oo qoray lkn waa mid si toosa aan uga soo qatay qoraladay iso qortay run ahaantii markaan arkay siday ijeceshahay wan isku xishooday waxaana ogaaday inan ahay nin naziib badan naftaydana wxaan balan ka qaday inaan marna ka fogaan wad mooye runtii wa boqorad waxan ku tilmaamo ma aqaan waayo waxay ii hibaysay waxkastoo lasiiyo naf la jecel yahay waxay igu qadatay wxkastoon ahay iyadoo kaliya iga codsatay inan marna ka fogaan.

dabcan akhriste aanku suaale ma I aaminaysaa jcylkeenu wuxuu socdaa wax kabadan 2 sano waxaan wada joogna hal magaalo walina makulmin si live ah kaliya video call ban isku aragnay aankugu daro waxaan iska baranay si kadisa tiktok mantana wa farxadayda iyo dhaqaaqa wadnahayga ilhy waxaan ka baryayaa inuu calaf isugu kaayo daro oo ay xaskeyga noqoto dhawaana waxaan rajeen inaa is aragno oo kulano kulankiii ugu horeyay ee an kulano mudo 2 sano iyo wax la jira uu socday xirirkeena insha allah waxaana soo booqan doona fariintan mrka is guursano oo ay marwadayda noqoto i.n waxaana lee yahay” ❤️🫶🏻🫅

• Rabbow murugada ka dhowr

• Rabbow yay mudan wax dhiba

• Mowt iyo nool kee ku tahay

• Rabbow yay maal u dudin

• Aduunyadu waa mixnado

• Aleylahe waa mushkilad

• Mowjadu kula caaridee

• Rabbow yay meel ka dhicin

• Rabbow magantaa ka yeel

• Rabbow naartii ka moos

• Rabbow mursal iyo saddiiq

• Macooda rabbow ka yeel

• Muctaad baan kuu ehee

• Macbuud ducadaan codsaday

• Maqbuul rabbi iiga yeel

Amiin amiiin amiin 🥰❤️🙏🏻


Hadaa halkan akhriste soo gartay like ii saar sxp🔥🔥

hasanjeestole
Автор

Heestan wxa dhagesnaya 26Nov Malin axad jawga aad buu mcn u ahaa wa socdo roob jawi mcn ah
Mana aqaan sbbta hestan isamenayso 😢
Waxa daremaya in ay Ani iga hadlayso 😢
Plz love isaar si aan Malin un qoralkan u arko ❤😢

faadumoabdiqaadir
Автор

Heesaha calaacalka Ani kaligey maa jecel mise dad ila jecel baa jiro🥹💔😩
Reaction kso bixinaa Team Calaacal 💋

Somaliboy
Автор

Dunida ma soo marin cid ka sharaf badan nabi mohamed n.n.k ha ahaate ❤

mohmuse
Автор

heesta waxaa kamaacaan quraanka yaaigu raacsan walaal😢😢😢

DaganAh
Автор

Waxa ladhagatsto waxa kaa.fadlii badan all Quran kariim❤❤❤❤ yaa iguu.racsan jidkaa tosan alaw naa tosiii❤❤

niema-ayanabintorobleh
Автор

Marnaba haka tanasulin raxmada ale adigan comantiga akhrinaya ilhay haku xifdiyo wllo ❤🙌🤝

ayoosesrk
Автор

Heesaha calaacalka kaligay maa jecel mise dad ila midaa jiro 😢❤

A_karaama
Автор

Heestan waxaa dhageysanayaa 22_5_2024 Mana Aqaan si bee Qalbiga Ika Taabaneysaa Hadad heestan aad ila dhageysanid Qoralkayga aragtid love isaar 😮🙊

alidahajji
Автор

Heestani waxa ka maca quraanka alle yaa igu raacsan☝️🖤

ilac____cali
Автор

Heeskaan Cawa ay taadhiikhdu tahay 19/1/2024 wxan dhagaystay in kabadan 30jeer oo aan ku dhagaysanayo meeshii ay iiga tagtay jacaylkaygii wxan rabaa inaan commentigaan dib udhagaysto mar un uu ilaahay iisooceliyo inta is jecel alaha haku guuleeyo😭😭💔🥰

ShiikaaShiikaa-vx
Автор

Jacaylow❤Qalbi walba qalbi ayuu Jecel yahay qalbiyada is jecel masakaxdu yaanay isku dirin
Mar walba qalbiga eega 😢😮❤
Allow inta is jecel is fahansii
Qalbina hilimaayo qalbigu dhab u jeclaaday mooye 👋♥💯

bilyandhaan
Автор

Inbadan qalbi jab iyo murugo waan dareemay lakiin alx hada nin xaas leh ayaan ahay oo boqorad dhib kaste iga dhowrtay ayaan heley waxaan qof kaste oo murugo jaceyl daremaya ilaahay uga baryayaa inuu siiyo qof sida boqorka u ilaaliyo oo dhib iyo dheef laqeyb sado

muxamedismaaciil
Автор

Emotional song. Xsuus igu yeeln donta wlhi 2 hour markay taalay aya wxa iso dirty. Qof aad igu qaaliya. Oon isku cadhoonyn 7cisho Kala Amusnyn mrka hestan dhagysty. Waxan go’ansdy inan dib ula hadlo. Sbbto ah Marwo inany inqoto Rajo ka laha. Axlm imikna. Wa iso nqoty wayna I jcshy ana so kle 🥺. Wxn rajayna Heestan inay xsuus iguyeeln doonto 😢😢

iammattan
Автор

Heesa Calaacalka Cid ila jecel haday jirto like I dheh

deeqaibraahim
Автор

Emotional song😪💔

Tariikhda maanta waa 2024/02/06
Hadad iga dambayso isoo xasuusi si aan mar labad ugu so laabTo💔😪

dj_diini
Автор

Labo sano ka hor ayaan gabdh xidhiidh yeelanay muddo 1sano iyo badh isla soconay ee farxdayda ay tahay farxadeeda hal mar ayaan dhankeeda kadareemay inay iga foganayso oo isbadal ayaan ku arkay ana jacayl indho la'aan uu qabay balse hal habeen oo isku dhacnay ayey iyey iga fogaatey waan sasabay waan baryey xtaa heer waxan gaadhay aan dadka kadhex baxo oo ooyin igaga ekaatay balse hada waxan haysta qof ijecl ana jeclahy❤😢

QarazTo_BM