Safiya Tusmo 'Heesatani waa Hees Banaadiri, Weli maan tagin Koonfur'.

preview_player
Показать описание
#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV

KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Masha allah ❤❤❤ Safiya tusmo allah yacizak qaali dumar farxad kunolow abid ❤❤❤❤ love you qaali l🥰😍💖💕 ilxun kuma aragto allaha kuxafido

ikraanabdulahi
Автор

noolow edo mcn cadowgaagu hajabo goor walba❤❤❤❤💯

ayaan
Автор

Naag iyo badh boqorad safiyo tusmo horay usoco quraxay gadaal hafiirin waligaa

shukrimajiid
Автор

Heesta originalka yaa qaado please igu caawiya 🥰

aminaali
Автор

Waar islaantii weli sowtan Hargeisa ka soo dhex heesay waxan islahaa cag danbe soo dhigi mayse. Misee tolow Gurigii Borama cagaftu martay ayaa magdhoow lagasiiyay?

AAR-SANAAG
Автор

Habartani way dawakhday
Talo ahaan waxan ku odhan lahaa
Jooji heesan iskana cibaadayso
Qof weyn baa tahaye

AAAbdi-ebof