WIIL DHALINYARO AH OO SOMALIYEED OO ARIN MURUGA LEH AY HAYSATO

preview_player
Показать описание
NIYAD JAB IYO MURUGO AAN LASOO KOOBI KARIN AYUU BULSHADA SOMALIYEED LA WADAAGAYAA.
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Same story of mine I’m a mom of two kids, 28 yrs old I grew up with out my dad but my mom alhamdolilaah she raised me like a princess
I seen my dad 2 time in my entire life he has another children with Indian wifey I never met them
As we are somalis we all have the same story no wonder
Illaahy haso hadeeyo abayasha

Proud_momof
Автор

Wll kula mid ban ahy wlhi
Aabe la.aan baan so koray asagoo nool 😢
Hooyo mcn inta ay ku noshahay dunida cidlo ma leh wlhi waa wehel dhab ah oo hagar lahayn 😢

boqolgeelechannel
Автор

Wlhi waa wiil caqlibadan kanokale qofkii dhashay nasiibbadna masha allah Illahay hakuxifdiyo habo Macane 🥰❤️🥰🥰 habiixiin odaay qurbaha kuwareeray hooyada unoolow habo

maryanalio
Автор

Mashallaah, wiilkaas runta ayuu sheegay. Caruur badan ayaan hadli karin. Wixii caruur la dayacay ayuu u hadlay. Allaah ha xafido dhammaan awlaada Somaliyed

Qamareeyshow
Автор

Broke my heart because I know where he's coming from when you need your parent there for you and then not it's so painful so my brother I hear you I'm going to give you advice do give up your life don't be like them God bless you
#your big sister somewhere❤❤❤❤

intisarm
Автор

Walaahi waa xanuun waa ugu xanuun badan markuu yiri Abti mahadsanid inta badan caruurta qurbaha ayaa aad u isticmaala kalmada Abti

Salugla
Автор

😭😭😭 makaas oo kale baa la, dacayaa waaba fariid ilahay caqli siiyay mashallah tabarakallah ilahay hakuu sa, khiro aabo mustaqbalkuna hakuu wanaagsanaado habaryar

naimam.
Автор

Masha alah waa wiil yar oo aqli badan ilaahay aabahaas ha soo hanuuniyo

sadiauludow
Автор

You are a brave young man telling the truth❤️
His father has probably abounded him. This is a bad cycle and I hope you will break it.
Become the father that you never had.
I hope you get a better relationship with your father🙏🙏

haniina
Автор

It’s the best interview ever please bring more topics like this masha’allah. Aad ayeey u badan tahaay dhibatadan dhamaan hooyoyiinka somaliyed caruurtoda wa agoon abo leeh 😭😭😭 habeenku uur kuyelo biis waye

luulabdulahi
Автор

So sorry to hear that. Masha allah you will be a good father when you grow up Insha allah

fawsiahassan
Автор

Walaahi wan qiiroodey oo neef oohin ah baa iga timid habaryar guul iyo gobanimo baan kuu rajeynayaa aakhiriyo aduun will gali ah oo ale wanaajiyey baatahey xafidulaah sidaa jeceshahey ale hakugu irsaaqo yaa xayu yaa qayuum Cabdi xaafid guul iy gobanimo haljanka Meshaa kasiiwad wiilkaana iyo kuwalamida ugargaar eedo inshaa alaaah soomaali meel walba wey kadhoohantahey inta badan soire

nimcoxasan
Автор

Waaaa wiil fariid ah alle haku xafido aabahana alle hakusoo jeediyo

faraxcumar
Автор

Maasha allaah maasha allaah Dadiisa iyo sida uu u hadlay waa kaaf iyo kala dheeri.Ilaahay garashada iyo aqliga fiican ee kujirah Maskaxdaada ha kuusaa, idiyo aamiin yaarabi

abdidiirye
Автор

Maansha allaah, maamo alle ha ku daayo, in badan, oo cimriga iyo caafimaadkana ha kuu siyaadiyo.

faduunali
Автор

Masha Alah wiil baari eh ayaa tahay Alah ha ku xafido mida kale haduu aabaha waarid soo laabtay noqdana waa sidii la rabay hadii kalana haysku murugayn adiga qofka wax xiriiri waaye maahid 🤙🏽🤙🏽🤙🏽🤙🏽🤙🏽🤙🏽🤙🏽🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

honeymoney
Автор

Masha allah, ilahay ha ku xifdiyo aduun iyo aqiraba aamiin yaarabi. Waan ku dareemi karaa habo xanuunkaada ilahay ha so hadeeyo aabaha iyo dhamaan aabayaasha somaliyeed oo dhan meelkasta ay dunida ka joogaan aamiin yaarabi.

ilhanjama
Автор

Habo sorry to heard your pain but to tell you the truth theres a lot of fathers like your father. Subxaanalah so sad very sad

deqofarah
Автор

Habo kaliga mahan alxmdulilah hadaad hooyada heysato nimco kujirta horay u soco

warismohamed
Автор

Masha Allah Illahey haku barakeyo, abahana Allaha ku so Cabiidiyo, Aamiin,

luulabdullahi