Maxkamada Cidamada Somalia Oo Dil Toogasho Ah Ku Fulisay Askari Hore U Dilay Taliyiihisi

preview_player
Показать описание
Maxkamada Cidamada Xooga Dalka Somalia Oo Dil Toogasho Ah Ku Fulisay Askari Hore U Dilay Taliyiihisi

Come to follow bulsho television 24 hours news update channel

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Adeer mcn. Hdi ad. Dawlad sax ah aa tihiin. Luul cabdi casiis. Cadaladeeda. Keena. Hdi ad. Dow lad isku sheek tihiinna. Cafio alle hortiia ah cadaladu talaah adeer mcn oki😢

HappyApdirizak
Автор

M.a warkas Aya dacad ah nolosha waxay ku macan tahay dacada alle wlhi war ku faraxsanahay qofke qof dila sas halo galo wlhi ✅✅✅ t

theonlyman
Автор

Waxa la toogtey ma cabtooy baa?!! Midkuu dilay ma cabtooy labaad buu ahaa?!! Yaa isu geeyey cabtooyda??!!!. Waxa tooganayaa ma cabtooy saddexaad baa?!!, ma qaadi cabtooyaa, xukun ku riday?!!!. Ciidanooow xaal qaado.

mawjama
Автор

Ustedes no son dioses para matar gente serán castigados ustedes

JoSeSolar-yf
Автор

NINKII BAADICADA OO DILAY NINKII ABGAAL WAA LA DILAY HADA ABGAAL CISMAAN WAXAA LAGA RABAA NINKII DILAY MACALIN U DHASHAY BAADICADA WAXAA ABGAAL CISMAAN LAGA RABAA GACAN KU DHIIGLAHA DILAY NINKII BAADICADA KEENA HA LA TOOGTEE XISHOODA ABGAAL CISMAAN KEENA WIILKIINA WAX DILAY NINKA MACALINKA AH

CaliXassan-wn
Автор

Rerki qisaastas laha inay qisasan bay ahayd moryanti askarta lagusheego kuwas iyo dowlada tuugada ah ee africano wardiyeeyo
Mahaan daad kutagan sharecada islamska gudomiyaha maxkamada shuute wa dhagarqabe boqolaalkis gatay
Somalia male dowlad kataliisa gobool kasta shareecada islamska haysku xukumo

ahmedmohamedsalaad
Автор

Alla maxaa cabsi kamuuqata intaana ladilin buuba niyada ka dhinte

FunnyCheckeredFlags-rxhx