Wiil Soomaali ah oo Su'aal Kulul Weydiiyey Madaxweyne Obama

preview_player
Показать описание
Beschrijving
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

fariid fariid dhaley weeye inankiisi.... somali sax ah weeye.... illaahey caqliga suuban hakuu saayidiyo aamiin... suaal aad u wanaagsanbuu weydiiyey.. indhihii caalamkana wuu ku soo jeediyey waxa ay reer galbeedku ka sameynayaan dhulka soomaalida... insha allahu waxbaa iska bedeli doona.. aamiin

hamzegalool
Автор

I love this channel it gives me a nice insight into Somali intellect and level of awareness regarding international affairs. It seems that Somalis are always focused on each other than their enemies. I am glad this is the case as I am British white guy I love Somalis they are easy to study and understand. I need to watch more vids to become fluent on Somali customs, culture and I will be using this for my own benefit to exploit Somalia in the future. As many of you Somalis do! Wa mahatsantahay!

jstevens
Автор

afkaaga caano laguqabay walaal kayow. May Allah protect you from evil eye and May you become (and continue to be) fruitful to mankind. Aamiin.

QGprincess
Автор

Masha Allah well done our hero my somali brother Illaaheey cimri dheer iyo cibaado suuban allaha Ku siiyo

miramana
Автор

Asc Walaalkayga Qaliga ah Su aasha Aad Waydiisay. Ma jiro Madaxda Soomali oo is waydiiyey. Thanks.You done what you Can And I hope There is One Day Our Leaders will Wake Up The Deep SleapThey Are Now. Thanks Again.

ahlanwasahlan.
Автор

masha allah Alle haku barakeyo wllkey somaliyed.

zooyazeetuuni
Автор

geesi laba ma aha my allah swt always make you happy bro

daganibrahim
Автор

masha allah kan nin lamida miya la hela yA good boy i love you very

iwantcibadobdneverallah
Автор

waxaan maqli jiray
" geesi garab waayey"
walee waa tanoo kale, soomaali waxaan ka codsanaa in wax walba oo cadeen u noqon kara suntii baddaha soomaalida lagu aasay qofkii haayow in uu gaarsiiyo cadeentaas walaalkaan soomaaliyeed ee maanta fursada u helay su'aashii OBAMA.

somalimaryoley
Автор

mashalah Allah yaxfadk ya akhii our hero he has done his part wat about the somali president

somaliqueen
Автор

haddan sidan wAdanahay horumar ayaan gaari lahayn

mawliidahmed
Автор

nice question coz he talking about issue people

nasiibdaahir
Автор

Yaa Madaxweynuhu Su'aasha la weydiiyey jawaab uma hayo ayuu ku leeyahay, waayo runta ayuu diidan yahay inuu ka hadlo.

xaajimarqaan
Автор

Title ka vid wuu qaldan yahay. Waa nin Soomaali ah. Will waa inan yar aan wali hana qaadin ama xilqaad/massuul aan aheyn. Ninkani waa nin weyn oo massuul ah.

SPharaoh