FILO PART 100

preview_player
Показать описание
Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.

Hadaad ka Mid Noqotid Macaamiisha Youtubkan Join Cilick Gareeya Oo Aad Shuruuda Buuxisid Waxaad Daawan Doontaa Filimo & Madadaalo Kuu Gaar Ah Membar Ka Noqo. Boqolka Qof Ugu Horeeya Waxey Heli Doonaan Abaal Marin. Mahadsanid.Tixraac Linkiga Hoose isticmaalka JOIN
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Alx wan ku tashtaa filo feced karon abukar abowe wa gbr sacdiyo ladhoho kenya 🇰🇪 xeryaha dadaaab ayaa kaso salamay temka amiin io baxsan io sharmaka ujeclhy adna madaxdenaa thy wllky ❤

NURADIN
Автор

100 maalin ayaa waqti aan dheereen nuugu mash quuliseen masha allah ♥ ❤❤ waad mahadsan tihiin

CartanBalcad-eo
Автор

Film soosaaraha ugu wanaagsan soomaali weyn mr abuukar mahdi guuleyso

SacdiyaCabdalla
Автор

Masha allah abukar mahdi iyo kooxda gurmad wad mahadsantihin wlhi waa filim aan kaga maaranay filimanta cadanka ama adunka kale alaha idin dhowro

dekmohamedali
Автор

Abukar mahdi qeybta saapiriin iyo atoraha cusub noo soo badi wey isku nuuraayaan wlh ❤❤

AweysXaaji-qo
Автор

Iso raaco inta 1ila 100 Ila dawatay wad Ku mahadsantihiin tim gurmad sida qurxon ❤❤❤

malyunahmed
Автор

Team gurmad lets go Abukar 20k ee ka dhiman 1 million subscribers ga ilaa part 101 ka ha la buuxiyo really he deserves 👍👍

husseinmahamed
Автор

Ada u mahdsantin team gurmad
Wlhiy my favourite filmka filo❤from hargeisa hadhawanag

HibakMohmedomar
Автор

Codka Qoyska kale Filmka qaybta ka ah cod ahan wax ka hagaajiya insh allaaha

MaxamedFaraxtalan-jc
Автор

I can't believe I watched all the episodes with in one week..one of the best somali series keep up the good work Abubakar mahdi🎉🎉🎉

Mamayao-nb
Автор

Walaahi Maasha alaah aduun waxkasta ka filo waa sax guuleysta dhamaantiina 🩷🩷🩷🩷🩷🩷🩷🩷🩷🩷🩷🩷🩷🩷🩷🩷🩷🩷🩷🩷🩷🩷🩷🩷🩷

fadumaiman
Автор

Ilahy ha cafiyo hooyaden faynuus😢🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻

SihaamhussienIggeh
Автор

yaarabi amurahena ino sahal qofwalba murad bu leyahy miradkena oo fisqi lahen alle hana wada siiyo aamiin yaa rabi team gurmad wani salame 2016 ila hada 2024 idinku xernahay

dahranbintixuzein
Автор

اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.❤❤

mohamedhimilo
Автор

Aan ku salino nabigeena muhamed Salalah calayhi wasalam

XawoCabdi-cz
Автор

Actor cusub ayan u jeedaa saapiriin ku yaac actor qurxoon baad hesheyee waad isku soo baxeysaan awukar mahdi saprin iyo atorahan soo badi

tolmanfilms
Автор

Jumma Mubarak Team Gurmad and the Boos Abukar Mahdi ...what a beautiful episode and a beautiful best Somali film❤❤❤❤❤❤❤❤ Thank you so much

xamiida
Автор

Mansha allh best filo
AADBAD UMAHADSANTIIN WALI MAAN ARKIN 100 XALQO QADHA
HOWL WADENADA DHAMANTII THNKS WAXLAHUBAD NOKENTEN

HaznaAbdi-julw
Автор

Abuukar Iyo teem filo aad bad u mahdsan tahiin❤❤❤ maanta baaslaawe faan 😂😂😂😂uu dadki ku dileye aniga actionkomedien uu u sameynyo yaa Iga gadan Iyo heesta lacag aan markn ku hayestaa waxn do xasuusteye heesti saalaxqaasin lacagryeee labdi walaal ki lacag lahe baa wayeeneey😂😂😂😂😂😂 teem filo 💯💯💯💯😂👌👌❤❤❤❤

ubahahmed
Автор

Naif gukaga aya biyo kugu so galay actor ka cusub so dhawaaw iyo good acting mashallah

abdiadan