KALAMAAN 10 SEPTEMBER 2024

preview_player
Показать описание
KALAMAAN 10 SEPTEMBER 2024
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

اللهم أصلح أحوالنا وألف بين قلوبنا وأصلح بلادنا 🤲

shijo
Автор

اللهم أصلح مافينا والف بين قلوبنا برحمتك الواسعه

eazrayiylmohammed
Автор

Abwaan Hingool sad-bursi ayuu ku hayaa kalamaan, sababtoo ah habeen kasta 10 daqiiqo ee kalamaan 8 daqiiqo isaga ayaa qaata, markaa Hingool waqti-bursiga uu ku hayo kooxda kalamaan, ha laga celiyo. ❤❤

mohedaxmedadariadari
Автор

Cabdikuus wuu kharibay kalamaan ee wakhtiga kalamaan socoto haaf buu kaligii hadlaa lamana xiisaynayo hadalkiisa iyo uu shubaayo markaa waa in lagaqabtaa

alisaed
Автор

War kalamaaneey su, aashan iga soo jawaaba hadaa ka jawaabin kartiin.

Hadii Lafta Gareen iyo Xildhibaanada KG diidan in Ciidanka itoobiys ee KG joogo baxaan diseember, kadibna itoobiya wadankeena dagaal Kusoo qaado Alle ma dhihine, KG ma wexeey la safa doontaa itoobiya? Hadii eey KG itoibiya la safato dastuurka Somaliya arkaas muxuu kalee yahay?

nrx
Автор

Gudigii Doorasha meel ku sheega aawey diiwaan gelintiisa. Soomaali Oo dhan ma falnee Fara dheer unbaa kolba shaati gashta 😂😂😂

sadiamohamed
Автор

Madaay baa jaleelada hadhgalay kiikiikii

KaydAli-dl
Автор

Arladii eebasiiyayeey amxaaro ka'iibsadeen.aragtigaaban aqlixumoow afadaadi aroosidaa.

CabdullaahiCilmi-kv
Автор

War kalamaaneey codsigeena fadlan naga yeela waxaan malin walba sugnaa dhamaat kiin oo ah qosol makaat isku qaalineysaan oo dha heeysiin war raga kal celiya war idaa dila kkkk falan

husenabdimohamed
Автор

Kuleeyada indhacadeeska iyo handadaada waa jirtaa lol

nrx
Автор

GABAR REER MUDUG AH OO LA WAREY SANAAYO BAAN DHEGEYSTEY WAXAA LA WARSADEY MUDUG QARE MAKA BAXAA WAXEY KU JAWAABTEY ANAABA INTAAN KOREY KA SOO DHACDEY MAQARAAD GEEDKIISA KA SOO DHACDEY O JUDKII IGAGA DHCDEY GEEDKII QARAHA ILAA HADA SINTA JIGTII WAA IGU SOO KACDAA

khadijaibrahim
Автор

GALMUDUG MARDHOW DAADKA ITOOBIYAANKA QAADAYA HADEYSAN ISKA GAARIN WAAYO SIDEY SOMALLAND U QAADEENIYO PUTLAND

barsaqanbarwaaqo