Sahra Ilays Haw baqan Somaliland Hees Cusub 18 may 2023 Dabaal Dega Yurub,

preview_player
Показать описание
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Hambalyo happy 18may Masha Allah Guul somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

asadibrahim
Автор

Maansha allaah laxamadaydii kuwaan ugu jeclaa sahra dheeman

abdilahiabdimadoobe
Автор

Mansha Allah Hambalyo Somaliland Horaa Loo Soconayaa Insha Allah.

alinuromer
Автор

insha allaah Guul iyo Midnimo Waarta Jamhuuriyadda Barakaysan, ilaahaw Noosiyaadi Guusha iyo Horumarka Somaliland, Coladda Nabad Noogu Bedel, Cadawga Somaliland allaw jabi. aamiini. guul Somaliland💚🤍❤

aaralikahin
Автор

Ma hees kale oo ha baqan ah baa war maad inag kala daysan 😂❤❤

foziasalad
Автор

❤❤❤🎉🎉🎉Salan Sare From London to Somaliland iyo Sahra Ilays ba🎉❤❤❤ . Viva the Republic of Somaliland. Ha waarto ha jirto ha joogto.
Haw baqan Dad kaygow Dalkani.

aygyoutube
Автор

Zahra halgan salaan sare ayaan hawada kuu soo marinaya jir oo joog weliga

Taarikhcad
Автор

HAMBALYO 18 MEY GUUL GUUL GUUL JAMURIYADA BARAKEYSAN E SOMALILAND KU WARA NABAD HORUMAR ISKU DUBNAN CADAWGIINA HA DHACO HA JEBO

kafiakhaire