Heesta Sanadka Cusub Codki Safwan Halac & Qadan Steyle HD

preview_player
Показать описание

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

2014 walhi tv ka daawnyyaa waxaan joogay hargeysa maanta waa 2024 waxaan jooga America Los Angles ❤😢

sadaammahamed
Автор

Wixi 2020 dawanaya heestan halkan miyada ismuuji bal, 🤔🙄 like isar somaliyey sanad wacan 1/2/2020

khaliidsaleeban
Автор

Heestan waa hees anan marnba ka xiisa dhicin 2014 ilaa 2024 baan daawana 10 sano kadib sababtoo ah abwaan Hassan daahir weedhsame ayaa ku fara yaraystay erayada miisanka leh iyo laxan cajiib ah

1= erayada oo micno leh
2= laxanka oo aad umacan
3= music oo aad umacan
4= cultural ( dhaqanka) ❤❤

khadarbidixo
Автор

Yaa yaqaana waxa loola jeedo kelmada ah waa iga garanuug. Maxaa loola
jeedaa, asbaabta loola jeedo, halkeese laga soo qaatay, madaama oo ay sugaan badan ku jirto waa iga garanuug..

Abwaan weedhsame ereyo wacan buu unkay, laxanka qudhiisu waa la yaab, intaa fahansani waxay dareemi kartaa in laxanka qayb ka mid ahi tahay hab-dhicii shiribka, shiribka waxa ku caan ah reerka abgaal la yidhaahdo..

Comment from burco togdheer

Amsugal
Автор

2022 HADAD DAAWAN DOONTO LIKE ISII SAAR SXB 😭❤✊🏽

aftahkaramah
Автор

2023 hadad daawanayso heestan like saar 😂 alte Erinnerung❤

shakirjr
Автор

Safwan😂😂😂😂inu hada shidanyhy cidii igu racsan like isaar😃😃😄😄😄

zakiabbe
Автор

2014 new wan dawayey shukansi barad time tahriib baa layga soo qabtay waagaa safarkii ban xiijiyey telky iigu jirty 🤣🤣
2021 hadaa xasuusatay isoo qabo like and reply🤣

hassanmohamud
Автор

Old is gold 2023 hadaad xili ka danbeeya dawanayso like iisar. Nasiib wacan 👍❤️

northmusic
Автор

Waxaan daawanayaa 1 / 1/2019 30 saac ka hor ayaa mac salameyay sanadkii tagay Alle sanadkan hanooga dhigo mid qeyr qaba sanadkaan sanadkiisa bash bash iyo barwaaqo Allah hanooga dhigo ❤❤❤

ugasolove.
Автор

Cidii daawaneysa 2019 like igu caawiya

hasanadan
Автор

Inta TikTok kaso racday farta ha tagan 😂😂

suradibrahim
Автор

subxanallah walashey qof islam ah ayaad tahe is astur sidan qurux iyo style toona maaha wlahi ilahay u noqo qabri ayaa ka danbeeye

munayassin
Автор

Wllshay ila dhalatay ilahayba noo soo hadeeyay way iskaga baxday fanka famliga o dhami way ku farxeen malimtaas hooyo ubad le bay noqotay reerkeeda bas haysata

hsgjskkh
Автор

Hadi ad daawanaysid 2019 like isii Gabdha way I khancisay

aruriyowcabaas
Автор

2014 waxay ahay wakhti isoo maray midkii iigu wacnaa xili aaan shukaansiga bilaabay misna dumarka aaan sida dharka u kala badali jiray hada oo 2022 thy na xabad mahayo wakhtibaaa tagay😢

mawliidomermilano
Автор

Sanadka 2022 oo maalmo qura dhiman ayaan daawanayaa. Cajiib labada fanaan ee Qadan iyo Safwanba yurub ayay ku noolyihiin waana salaamayaa.
25-12-2021. Habeen Sabti ah.
Kampala-Uganda.

mustafebulshaale
Автор

naagaha qurux yar markee isku arkaan wey isqaawinayaan lkn qaawnaan qurux ma ahan wlhi

anisohassan
Автор

soo dhowaada xidigaha cusub ee reer hargeysa, heesta sanadka
MASHAALAH

cabdixakiimmuwaadin
Автор

Wadnaha iyo garkiisan kugu guntoo geeriban ka xigayaa guri nin kale😭
Guga kan ka xiga gaaf igu aroos
Still listening 👂 2022

Wardasagal