Dalmar yare iyo farhiya kaba yare nice 2012 HD VIDEO

preview_player
Показать описание
heestii dayniile
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

2021 is watchin 👀😀
Hestan erayada macaan qofkii dawanaya fadlan like isaar wll❤🇸🇴🙏

Maajid
Автор

Soomaalida waa dad aad u qadariya Taariikhda, iyo xasuusaha jaceylka Si aad ah waxaan ula tacajubaa markaan akhrinayo Comments-ka qaar, runtii qof waliba xasuus ayuu galayaa. Aad baan idiin salaamayaa Soomaaliweyn🇸🇴❤, gaar ahaan adiga qoraalkan akhrinayaa, wakhti qurux badan baan kuu rajeynayaa. 📍Waaberi, Muqdisho, 🇸🇴 Old is Gold.

Injineerka
Автор

ilaahey ha.idin hanuuniyo qatarbaad kujirtan weli Janis ayaad leedihin qofka intuu noolyah towba wey ufurantahay ilaahey ulaabta

towboiitowfiiqalahanawaafi
Автор

Yaa dawanya 2020 xilige corona virus calamka kala xidhxidhy😂lockdown, stay home😂😂😂

farhiyaheis
Автор

Xasuus markan jecel baan la baqtinayay ninkaygii ayaa anoo jecel i furay o ina adeer tiis iga raacay walhi waan silcay lkn waa leygaga dambeyay nabsi ma raago👌👌👌👌😂😂😂😂

queentanasteho
Автор

Sida *dayniile* Daraha lagu nastiYo degan qurxono Loso Dalxis Tago
Rer *DayniiLe* wixi ah oo 2019 Dawanya Like igu kasbeeYa 🇸🇴💪❤💋💯

asiye
Автор

sida deyniilo daaraha lagu nastiyo digaan qurxoono loo so dalxiis tago 💝💝💝👍

qalbi.uron.channel
Автор

Ax axaxaxaxa. Walaahi berka ayaa ixanuunay waxan Ku xasuustay saxiibkay an adunka ugu jecla oo manta inaga hoseya oo dhintay alle ha u naxaristo axaxaxa. Axaxa. Walaahi adunyoy xalka be walaahi adunyo micne malaha 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

xorbaynoloshukuteheceelafw
Автор

Woow omg barigaas in fanka iyo teknoolajiyada halkaa lagu joojiyo ayay ahayd immika waa badhaasuq, dalmar yare and farxiya beutifull memories and great song long life fannaaniintayada.

clqaniaxmed
Автор

April 4 sunday 8:27pm
habeen xasuus leh❤️🥰 ani iyo xaaskayga heestaa wada dhageysanynaa❤️🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤️

abdifatahmohamed
Автор

My No.1 African artist. Farhiya Kaba Yare.I can't understand the language but I feel something.

bakasahuqa
Автор

deyniile deeganki geesiyasha, nice song lov it

aishatahliil
Автор

Qoftan fananimo ka sokow waxaan hubaa xaga fashion ka iney gali karto sey u qor qorantahay, cod u gooni ah oo kun naag hadey microphoneka ka dhex qabsato laga garanaayo laga garanaayo ayey leedahay.. ii nolow f kaboyare

sagaro
Автор

kabayare dhulkaadii wad amaantay lkn duduble aa idin la sheegto mela badan sida ceelbuur guuleysta 4 qooble and ddle iyo dhamaan lions of somalia 😍

kii ka xumaday ase u taala i love u dhulka hawiye xaa laska qadaa
hiiraan💪

galadomar
Автор

farhiya fananka dhabta waxaa lagu kasayaaa smiling saaidka like you habibti I like your smiling you are my best fanan somalia or inthe world

cinderallamuse
Автор

Yaa Daawanaya 2021 Heestan Dalmar iyo Farxiya kabayare
Ana kolkaan deeqa
Arkayoon daymooday
Dabashii Jacaylkiyyo
Cishqi baan Dareemee

abdirahmaanilkocasse
Автор

Wonderful song. Both singers have a very special golden voice.

hassandoualeh
Автор

sida danyiile daraha lagu nastiyo degan qurxono loso dalxis tago doogiyo cagarkuna daimada cajabise ee damceyso labtuna I love danyiile wadankeyga

nalkaahmed
Автор

qurux iyo cod waa loo daayey gabadha masha, alaah, viva dayniile

Sonna
Автор

20020 says fiirsanooya labada fanaan way quurxonaayeen marki hoore hhhh wlhi farxiyo ilhan Omar uueegthy

faraxsansidiihooyadedafati