Cabdi Curiye & Arawelo - MIYUU NOOLYAHAY JACAYLKU

preview_player
Показать описание
MIYUU NOOLYAHAY JACAYLKU
Cabdi Curiye & Arawelo
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

ilahay amarkiiza wlhi gabdhehena somaliyeed gabdhaha kale ee aduunka 🌍 ku nool wan ka jclhy ilahay ha idin xafido waxaa tihiin gabdhaha aduunka gabdhaha ogu quruxda badan ragow gabdhaheena ha la dhooro waayo waa hormuudka nolosha nin aan gabar la dhalan ma ciil baxo alle dartiiza ayaan idinku jclhy gabdhaheena somaliyeed waligin ciil iyo Hagar damo ha mudanini 💟💟💟💟💟😘😘😘😘💖💖💖💖💖♥️♥️♥️💯🙏🙏🙏💯

salmaanabdiaziiz
Автор

Miyu noolyahay jacaylku❤
Miyu neefsada sideena❤
Allaw inta is jecel okala maqan iskukeen🤲🏻🤲😪😪

queenyismail
Автор

Araweelo Booskii kiin jamac ayey Noo gashay isbuucyadaan welcome sister well-done cabdi curiye iyo arawelo ✌👏👏❤

Qanciye
Автор

Heestan waxaan kuu xusaaa ninkaa jecelhay ilhay ha daaayo uu nolosha hanugu nolosha walhi waa run jaceelka waa lugu noolyahay, riyona waan arkaa sidiiisa ilhay cafimaad ha siiyo nolosha haku guuleeyo henoo amiin yaa rabi

fathiyamohamed
Автор

İlahay far xad deg deg ah haku siyo hadad like isaarto wall😥😥

muhanadmahad
Автор

(Miyuu noolyahay jacaylku) Waa qayb ka mida hindisa nolosha aadmiga. Mahad eebe ayaa iska leh. Kadib waxaan si gaara ugu mahadcelinayaa Macalimiintayda Haataf Abdi Sxb ilaahay haku barakeeyo. Sheegoow bishaar kun jeer mahadsanid Macalin. Abdirashiid Hamari guulayso sxb.
Hala baashaalo my dadkayga💕

cabdicuriye
Автор

Inta Qur'aanka Jecel Like Zaar ❤❤❤

mohammedsiciid
Автор

Ruux jcyl dhaba uu haayo waqti xadirkan qof kuu jecel yhy na isna dhankiisa uu jecel yhy lkn kala fog laba qaaradood Ku'kala nool sideeda allaha isu keeno iyagoo isu Hamuun iyo haraad qba😭😭

munacawil
Автор

Style 90%
Ereyada 100%
Laxanka 100%
Codka 100%
Music 100%
Kuwa dawanaya 100%💪👏

topfilms
Автор

Ii soo duceeyaa inuu ilaahay jacaylkaygi ii soo dhaweeyo walaalahay plz😭😭😭
Waa codsi wllaalahay

hodanahmed
Автор

Miyaad ku nooshahay jacaylka
Miyuu ku nagaaday beerka
Naftaadu miyay naftiisa
Naxariis ka heshaa markiisa
😍😍😍😍
Miyuu nool yahay jacaylku
Miyuu uneefsadaa sideena
Ma maareeyaha dantaada
Miyuu damqadaa sidayda
💜💜💜💜
Miyaanad ogayn xogtiisa
Martida inaanu soorin
Dhibtiisa iyo mahadhadiisa
Inuu meel daran haleelo
💖💖💖💖
Miyaad maqasha warkiisa
Adigu madishaa sidiisa
Maxaa ku baray xeeladiisa
Mariyaad aragtaa sidayda
💗💗💗💗
Anaa magan saday jacaylka
Muddana joogay agtiisa
Manaan helin aayihiisa
Waxaan hawl maray dartiisa
💝💝💝💝
Halkaad maamuus kawayday
Anigu muraad uma yeesho
Miciina u raadsan maayo
Xagiisana milicsan maayo
💓💓💓💓
Marbay murugada jacaylku
Malal kaaga noqotaa
Marbuu kuyahay ilayska
Indhaha qalbiga iyo maanka
💛💛💛💛
Miyaanu damiirlahaynba
Miyuu aadmiga jacaylku
Mugdiga intuu ka saaro
Milgaha iyo sharafta dhawro
💙💙💙💙
Marbuu geeya naftaada
Meel kuu daran aduunka
Madheedh miyi da'ay sidiisi
Marbay muhataa naftaadu
❤❤❤❤
Ma ogi hadimadiisa
Ciilka iyo murugadiisa
Ha maqashee naftayduye
Miyaa laga helaa dhulkeena
💜💜💜💜
Anaa magan saday jacaylka
Muddana joogay agtiisa
Manaan helin aayihiisa
Waxaan hawl maray dartiisa
😘😘😘😘
Halkaad maamuus kawayday
Anigu muraad uma yeesho
Miciina u raadsan maayo
Xagiisana milicsan maayo
💯💯💯💯💯
Aadbaan uga helay heesta
Salan sare umadda somaliyeed

amiinshiine
Автор

Qof kazta oo qoralkayga arka
WaxaN u rajaynaya guul iyo farxad

updyzhakour
Автор

Hhhh dadkii wax caayiyi jiray waxeey ku mashquuleen like isaar 🤣😂alx illaahii iga beeray somali maxemed👑❤️ ma anaabo qoslilahaaba love you guys 😍

simransomali
Автор

Heesta ugu shidan 2019 cidii igu raacsan 🤙🙏

mahmoudcaynan
Автор

Heestan ane maa lii qaaday miss u my love😰 inta isjecel kle maqan allah isku keena🙏

Princessjanah
Автор

Wlhy waa hesta ugu shidan 2019 yaa igu racsan ✌🏾💕💕☺️

ikranabdiqadir
Автор

Inta yuhuda neceb oo islamka jecel like hayla dhaafin 🦜

kikokhadar
Автор

Ana magansaday jacaylka ❤
Mudana jogay agtisa 🤔
Manana helin ayihiisa 💝✌
Waxan u maray dartisa💔
Arawelo and abdi curiye 👏🏽👏🏽🔥💝

samirasaid
Автор

Waawareey war waxanu hees way dhaaftey Cabdi curiye walahey fanan abwan lagend qodobo muhiim ah baad isku keentay ana magansadey jacaylka mudana joogay agtiisa mana helin aayihisa waxan maray aawadiisa kushub kushub 😍 haadka keep going bror

mohamedabdullahi
Автор

esh calaa Inta heesta kuheshay like ta haila dhafina abwan fanan madax nosaran tahay hestu dhigay raacday😍😍😍😍🤗🤗🤗🌺🌺🌺🌺✔✔✔✔✔

fatxifatxi
join shbcf.ru