Cumar Shabeel | Wixii Cusub Iga Warayso | Astaan Tv | 2020

preview_player
Показать описание
Barnaamijka Music Iyo Madadaalo
Martida :Sahra Ilays Iyo Cumar Shabeel
Music: C/naasir Macalin Caydiid
Mustafe Macalin Caydiid
Nagiib Ahmed Xaashi
Maxamed Bulshaawi
Abuukar Buulo-xuubey
Bishaar Faamoos
Daaadihinta: Faadumo Riyaad
Camera : Mubaarik Jama
Mubaarik Gabyaaye
Mukhtaar Dhuux
Editing: Yahye Garrbo
Soung: Shabcaan Isko
Astaan Tv
2020.
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Eesh calaa cod taageerayaasha cumar shabeel liketa saara

raagealiraage
Автор

Sidano kale reer nuur ayuunbaa samayn kara cumar shabel reer nuuriya

abdisalanmohmed
Автор

Cumaar Shabeel i is a very splendid singer 💓😂😂 with an amazing voice loveit

shamai
Автор

#LyricsSongWCiGawarayso
War iyo hadal aadmi keenay
War iyo hadal aadmi keenay
Maxay Maxay walbahaar abuureen
Wanaagii maxaa La liidaday
Xumaantu maxay wacnaatay
Wareer iyo waa La yaab
Wadaantaan ceelka ku tuuray
Wax Li'i inaan soo wandaafaan
Waheey aan diidayaaye
Xidhiidhkeenu yaanu wiiqmin
Wixii cusub iga warayso
Waxaad maqashana ka fiirso
Jacayl Jacayl jacayl Jacayl
Jacaylkeenu YAANU WAABAN

Waagiyo waayahaa wareegoo
Xiliba xaajaa waleecddee
Wixii tegay way ha odhan
Wax kaa maqan ha u waraaqine
Salaad IYO wakhtigeed
Waxtarka nolosha ee dambana
Warfaa u wareeejiyaayoo
Wehelooy wadadaan hayaaye
Xidhiidhkeenu yaanu wiiqmin
Wixii Cusub iga warayso
Waxaad maqashana ka fiirso
Jacayl Jacayl jacayl
Jacaylkeenu yaanu waaban.

SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
Автор

Mahad sanidiin ASTAAN TV heestan in badan baan radiyey

mohammedmuse
Автор

Wixii cusub iga warayso waxaad maqashana ka Fiirso hala yaa hala cumar shabeel

genmustafeburcaawi
Автор

Alla heestan maxaan raadiyey ilaaa hada waan la’ahay original keeedi

shaakirfarxaansuudi
Автор

laykama heeso fanaan waa kaa live music cod qolo disc yar la ordaysa ayaa ina waalay

malyuunilkacas
Автор

15 sanno Ayaan heestan raadinayay....mahadsanidin sxb

caddeeye
Автор

Xigmad wanagsan.

Waxwalba waxay ku danbeyn doonan ruunta.

ibrahimomer
Автор

Noi fanaan baan ahay sidee u imaadaa meeshan ATAAN TV

cabdiqanimuuse
Автор

War iyo hadal aadmi keenay maxey walbahaar abuureen wanaagii maxaa la liidey xumaantu maxey wacnaatey wareer iyo waa layaab wadaantaan ceel ku tuurey wax li’ inaan soo wandaafaan weheey aan diidayaaye xidhiidhkeenu yaanu wiiqmin wixii cusub iga wareyso waxaad maqashana ka fiirso jaceylkeenu yaanu waaban Waagiyo waayahaa wareegoo xiliba xaaja walaacle wixii tegey wey ha odhan wax kaa maqana ha u waraaqinee salaad iyo waqtigeed waxtarkii noloshee dambana wadhfaha uwareejiyaayoo wehelooy wadadaan hayaaye xidhiidhkeenu yaanu wiiqmin wixii cusub iga wareyso waxaad maqashana ka fiirso jaceylkeenu yaanu waaban

Bakayle
Автор

anoo 4 sano ah bn dhagaysan jiray 😭😭☠☠ tii original ka ahayd baa ka fcned 😅

mahamedabdi
Автор

Heestan ninkana iska lahaa dadku ciyaalka danbe uunbay ku arkaane.

wadanigc
Автор

Markaad eegto qaabkuu mysiga ula socdo waxaa kuu soo baxaysa in uu full fanan yahay hees hore waxaan astaan group ka codsan lahaa in ay soo cusboonaysiiyaan geesaha talantaaliga ah ( gacayte digeer A mooge m oogu dhuule Samatar Kuluc) dookheyga fanaaniinta aan heesahooda jeclahay

Mr-Abdullahi